Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb. 16, 2001): Maxay gabdhaha soomaaliyeed iyo wiilashuba ugu cayaarayaan xiriirka udhaxeeya labadooda
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahad siyo

Monday, February 05, 2001 - 08:54 am
walaalayaal halkaan waxaan uga hadlayaa fikradayda
ku wajahan xiriirka labada dhinac ee raga iyo dumarka oo noqday sida beelaha qabaaiilada oo
mararka qaarkoo aad arkayso wiil ama gabar ay
shacuuradi ka muu qato wajiyadooda. hadaba aniga
oo ka fog waxyaabaha ay aamin sanyihii labada
dhinacba ayaan waxaan ku talin lahaa in ay iska
daayaa qolaba qolada kale ee ay ka been abuurayso.
hadaba hadii aan ladayn taas ayaa waxaa imanaya
in uu yaraado guurka xalaashaa iyo is aaminka guud,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali_Girl

Monday, February 05, 2001 - 04:25 pm
Mahad Siyo,
Walaal waxaad sheegtey oo dhan waa run. Waad na ku mahad santahey fikradaada MAHADOOW.
Dhibaatooyin fara badan oo noo taal oo aan xal u la'nahey ayaan kuwa kale sii fureynaa.
Hadalada badankood wax kajira aaba iska yar,Hase yeeshee aflagaadeyntaan iyo qosolkaan bee beenta ah maxaa ka danbeyndoona?, Ogow shalaay ma horeysee way un danbeysaa.
Waxaan dhihi lahaa dhalinyada Somaliyeed wiilasha iyo gabdhahaba(Waxaad wadaan iyo wabiga yaa wayn).
Sharafta iyo karaamada halkaan maxaad isaga qaadeysaan.
Gadaal isugu noqda oo qifwalba naftiisa hala xisaabtamo..Inta adan qofkale farta aadan ku fiiqin.
Otherwise we'll be known Somalis (THE LOST NATION), Think about it before it's too late.

Walaashiin Somaliyeed.