Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb. 16, 2001): Boga shukaansiga ha sheexin waa shukaansi e
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

from-LL-BB

Sunday, February 11, 2001 - 09:41 am
to-walaalahay dhamaantood

walaalayaal waan idin wada salaamayaa
dhamaantiin intii soo boqatay iyo inta
kalaba, walaalayaal bayjakan wax aan doonayaa
in iinan isku caayin ee aad ku wada haa saa way
saan.

shukaansigu ceeb ma ah ee waa caadi

waana wax aduunka oo dhan kajira
waxaa ay dadkii hore uhaasaawe doonan
jireen meel ujirta konton kiilo mitir
si uu usooarko gabadha halkaa joogta
marka dhaliyarada qarnigaan joogta
waxa ay heshay fursad qaali ah waxaana
la doonayaa in ay ka faa iidaystaan
sababta oo ah waxay haystaan qalab
lugtii ka casrisan, marka walaalayaal
aan ka wada faa ii day sano fursadan

shukaan sigu ceeb ma aha ee waa caadi



waad mahad santihiin

BY-LL-BB