Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Mar. 13, 2001): TALO KU AADAN SIDII LOO SOO AF JARI LAHAA KAADIDA IYO XAARKA NIXXON IYO ASXAABTIISA!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anonymous

Thursday, February 22, 2001 - 07:21 pm
TO: DHAMAAN

IGA RAALI AHAADA MARKA HORE ANIGU AF GALEEDKA (INGIRIISKA) KUMA FIICNI AFKEYGA HOOYO AYAAN KA JECLAHEY WAX WALBA! INTAAS KA DIB WAXAAN RAALI GELINAYAA HABLAHA SOOMAALIYEED EE HALKAN LAGU CAAYO. WAXAAN IDIN LEEYAHEY GHABDHO RAALI AHAADA CAYDA XUN EE AY IDINKU HAYAAN RAG SOOMALI SHEEGANAYA SIDA NIXXON IYO ASXAABTIISA INKASTOO GHABDHAHA RUXOODO QAAR CAYTAMAAN! HASE AHAATEE RAGA AYAA KU FIICAN IN AANEY HABLAHA LA CEYTAMIN.

SIDAA AWGOOD SIDA ILAAHEY IYO RASUULKIISU YIRAAHDEEN WAXAA FIICAN QOFKA JAAHILKA AH IN AAN LALA DOODIN OO LAGA AAMUSA! MARKA MAXAA KA BAQDEEN HADII DHAMAANTIIN (INTA FIICAN ) AAD KA GABSAAAN NIXXON IYO WAXA LA MIDKA AH EE MEESHA QURMIYEY????? XALKA WAA SAHLAN YAHEY"HA U JAWAABIN" SHEEKADUNA WAA XIRAN TAHEY. TANKALE MA AAN FILAYO NIXXON IYO WAXA MEESHA KU CAYAMAA I N AY RAG SOOMAALIYEED YIHIIN!
MAHADSANIDIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MO

Friday, February 23, 2001 - 04:55 pm
Walal ninxon iyo asxaabtiisa badankoodu waa hal qof oo magacyo badan soo qaadanaya marka waa la ignore gareeyaa. maamaa dhahda ignorant ppl are best served when ignored. This guy is desperately seeking attention. Just ignore him.