|         DEEQ   | Unrecorded Date 
 To dadka tala yaqaanka
 
 
 dhalinyaro iyo waayeen dhamaan walaaydinsalaamay
 
 hadii aan ugalo su,aashayda waxaanu dhawaan isguursanay inan inmudo ah aanu saaxiib ahayn aakhiritaankii waanu gurigalay
 
 
 MUCJISO waatana inantu mudadaa aanu is shukaansanaynay waxay iisheegatay inay bikratahay ana kamaan shakiyiy oo daacad ayaan ahaa
 cidi hore umay sooqabin oo anaa ugu horeeyey balse maxaan kala kulmay!!!!!!!!!!!!!!!1
 MEEL ICELISABA WAA WAAYEY ILAA DALQADA
 
 Belo  nimaan arag ayaa kasheekeeya  mar is iri iska dhimo mar is iri dadba halahadlin marna is iri saacada lajoogo guriga dibada uga cayri
 Naxdintii maalinkadib ayaan waydiiyey oo iri maxaa sidaan kuu galay.
 waxay ku jawaabtay aniga oo yar ayaa inan caqliga iga xaday oo iyiri waan kuguursanayaa kadibna xisaabtii iga qaatay sidana iigalay cidkadambaysana maan arag adigaa ii xigay.ee walaalow ceebtayda asturoo igu qaado sidaan ahay
 
 Waxaan naftayda iswaydiiyey balwaxaykuugu sheekaynayso naagtaasi daya waxaaba laga yaaba kii hore mooyee sin 1000 kale usoo dhexraaciyeen
 hadiiba aan kuqaadanlahaa sidaan ku ogaanayaa marhadaanay bikroba ahayn markeedii hore in ay iga bixinayso iyo inkale
 
 
 MARKAA ARINTAA WELI GO,AAN KAMA GAARIN LAAKIN 90% WAXAAN ISLEEYAHAY ISKA FUR BAL IDINA WAXAAD ORAN LAHAYDEEN II SOO SHEEGA
   | 
 |         Suaad   | Unrecorded Date Dear Deeq
 
 aad ayaan uga xumahay arintan ku qabsantay
 waxayna ka mid tahay arimaha in aysan kugu dhicin ilaahay laga baryo.
 hadaan ka hadlo  gabadha aad guursatay. ilaahay ayaan uga baryayaa cafis hadii ay waxa ay sheegeyso run tahay. ma kula yaabayo hadii aad xanaaqday sababtuna ma aha waa gabar aan bikro ahayne waa beenta ay kuu sheegtay sababtoo ah aniga suaad ahaan waxaan aaminsanahay hadii labo qof xiriir kadhaxeeyo in ay marwalba runta isku sheegaan oo ay kahadlaan qofwalba noloshiisii hore iyo mida had uu kujiro wax ayna ila tahay hadii ay runta kuu sheegi la hayd in aad ku qaadan lahay ama aad kaga tagi lahay qof dhibtoon lahaan ma jiri lahayn  marka aboowe run ahaantii waxaan umaleynayaa adiga ayaa go aan ka gaari kara arintan ku haysata waxayna ku xirantahay ilaa xadka aad jacayl u haysid. jaceylku haduu kaa yahay xad ama had dhaaf iskala joog. hadiise jacayl sidaas usii dheer uusan kuu hayn ka caro gadiso. inkastoo ay gabar walaashaa ah ta hay.
 aniga ahaan aad ayaan u necebahay beenta
 that is me.
 waxaan kuu rajay nayaa nasiib wanaagsan.
   | 
 |         Caafi   | Unrecorded Date horta deeqoow waan ku salaamey
 si waan kuugu garaabayaa sina waan kugu dhaliilayaa...
 waan kuu garaabayaa oo waxaad u egtahay nin la qiyaaney markey bikro ayaan ahay ku tiri..oo dhankaa waxaad u egtahay nin dulman... laakiin kuu garaabi maayo...waayo bikronimo waa xuub yar oo first sex ku dilaaca laakiin qofka bini,aadamku  wuu noolaanayaa sanado badan wuxuu leeyahay qiime ka badan xuubkaa ,caruur bay dhalaysaa ,hiil iyo hooba way kula garab istaagaysaa.nolosha ayaad wadaageysaan..there must be love..marka qofkii dhammaa iyo xuubkaa first round knock out ku noqonaya haddaad isbarbar dhigto..deeqoow soow ma gardarrid..!!
 beri baan gabar is baraney  sheeko dheer ka dib waan iska helney  ka dib waxay i tustey "her dairy
 " halkaas ooy ku yaalaan inta wiil ee ay la saaxiibtey inta ay isla seexdeen,waxayna ii sheegtay inaan ahay qofkii ugu horreeyey ee akhrista  waan argagaxay ...laakiin waxaan ogaadey inay daacad ii tahay oo wax walba ii sheegtay ...laakiin gabdhaheenu dhaqankaa ma laha oo waxaa raggeenna ka buuxa deeq adiga oo kale ...so cool down  see the other good side
 bal dib isu qabo ...nabad
   | 
 |         LADAN   | Unrecorded Date Ar idinkaa!!!!!! Daacadnimo badnidinaa.
 Cumar beenaalahaana intee ka soo baxay kabihii nabiga soo gubay.
 
 Waxaa sheebtidaa weysey maahanoo Odey cabdulle waaxid.
 
 Haday jiraan waxaa sheegeesid, danbi waaye iyada iyo ilaahay ka dhexeeya haday ka towba keentayna sheekada waa dhamaatey.
 
 Meeqa sanaa jirtaana??!!!50+++ aanu maleynaa.
 
 Miskiinta beenaa usheegi jirtey haye. Hadaa jeceshahay waxaa ku caawin leheed inee ilaahay u tawba keento oo nolol cusub bilaawdo.
 
 Orod sida isku dhaan dabalyohow hadaa fureysid xataa walaashaa maxaa u ceebeynee oo soomaali netka ugu soo qoree.
 
 waxaa ka naxsanaha  hooyadaa.ileen halkaasay ku haysaa hadayba nooshaha WIILKEYGA LAMA ARKIN LAMA MAQLIN AHAA!!!!!!!!
   | 
 |         LADAN   | Unrecorded Date WAA KA XUMAHAY INAAN ISTICMAALAY EREYGAAN KABIHII NABIGA SCW
   | 
 |         Abdullahi   | Unrecorded Date Saxiib Waxaan kuugula talin lahaa ISKA FUR, maxaa yeelay qof beenloow ah lama aamini karo,
 
 Qofka bini'aadanka qalad wuu sameen karaa, Illahey ayaa ma gafe ah. Oo hadii la qayaaney, ama nin kale saxiib soo ahaan jireen, mey runta sheegto intii aadan is guursan.
 
 Qoftaas oo kale, waxey u baahan tahay in waajibkeeda la marsiiyo.
 bye
   | 
 |         Deeq   | Unrecorded Date caafiyow salaam
 
 hadii aan kaga waramo saaxib xajo nintuurlaleh ayaa nin latoosan waxaad itiri noloshay kulu qaybsanaysaa waxayna kula noolanaysaa weligeed taasi waa waxaan uguursaday laakin mid ayaa mesha ku jirta waxaa laga yaaba meesha aad ku sookortay in hablaha hadii gabarnimada laga waayo laskaga qaato balse anigu tuuladii aanka imi waxaa lagama yaqaano oo hido iyo dhaqan uma lihin kasootag taa waxaad tiri iskaga qaado hadaan kuqaato waxa keliya ee aankabaqaayaa in markay noqoto xaaskaygii caruurbadana ii yeelato ay halkii howsha kawado taasina igu noqoto godkaaga biyo kuugu galeen weli SUCAAD waxtala dhaama mahayo
 arintuna intay cusubtahay ayay ubaahantahay in waxlaga qabto ee SOOMALIYEEY RAG IYO HABLOW wax naftayda kudegto oo tala ah isiiya
   | 
 |         SIS   | Unrecorded Date DO YOU LOVE HER, IF SO THEN YOU SHOULDN'T JUDGE HER BY HER PASS. I AGREE WIILKII YIDHI XUUB IS NOT MORE IMPORTANT THAN THE LIFE YOU WILL HAVE WITH HER. PLEASE DON'T HER HER FEELING SHE IS A HUMAN BIENG JUST LIKE YOU!! LET ME ASK YOU THIS HOW WOULD SHE KNOW IF YOU SLEPT WITH OTHERS....JUST BECAUSE WE WOMEN ARE MORE NOTICEBLE THAT DOEN'T MEAN OUR LIFE SHOULD BE MISSED...I UNDERSATND SLEEPING BEFORE YOU GOT MARRIED IN NOT OUR CULTURE NOT RELIGOIN...BUT THING DO HAPPEN...MY ADVICE TO YOU IS DON'T GET STUCK ON PASS MOVE ON AND LOVE HER AND BE THERE FOR HER!!
 
 PS: ABDULAHI IS VERY CLOSE MINDED AND I BELEIVE HE DOEN'T EVEN HAVE WHAT IT TAKES TO BE A MAN....
 
 SISTER
   | 
 |         GirGiro   | Unrecorded Date Salaamu Calaykum
 
 Yaabay keligay!
 
 Nimanka aan bikrada aheenba lama furee naagaha aan bikrada aheen maxaa loo furaa?
   | 
 |         Justamarriedone   | Unrecorded Date Hayabo hadaba ma filinkaas ayaad noo keentay reerbadiye...........WAA  HADUU HADALKAAGU WAX KA JIRO ANIGUSE FILM AYAAN U HAYSTAAYE..OO MA BIKRADA AYAAD GUURSANEEYSAY, MISE GABADHA?  WAXAY ILA TAHAY WAXAAD GUURSANEEYSAY WAA SIIL LA GOOGOOYAY OO SKATING RING LADHIGAY EE GABADHA QOFNIMADEEDA MAADAN GUURSANEEYN ADOO KALANA HADUU RAG KA SOO  HARO INAAN LA HADALNO MA'AHA.
 
 ADIGUSE....BIKRO MA TAHAY MISE WAA LAGU SOO ISTICMAALAY...HADII LAGU ISTIMAALAY MAXAAD KAGA DUWANTAHAY AYADA...
 
 WEEYA KUU   DHIB YAREEYSO..MEESHII BAYBA KUSII HAGAAGISEE ...YOU SHOULD BE THANKFUL...
 
 ILLAHOOW YAA NIMANKAAN ANIGA IGA WADA ADEEJIYA...I WILL MAKE SURE HE IS VIRGIN INSTEAD ME....
 
 
 JUSTAMARRIEDONE....
   | 
 |         Luul   | Unrecorded Date To Deeq
 
 You do not know the meaning of guur, saaxiib 2nd like you said balaayo nin aan arag ayaa ka sheekeeya , you are sheekeeye so you have not seen nothing so stop lying .
   | 
 |         Jini   | Unrecorded Date To deeq
 
 Walaalkiis aniga waxaan ku oran lahaa gabadha hadii past keedu uuxumaa adigaba lama yaqaan kaaga marka gabadha u ceeb astur ilaahay wuxuu yidi ninkii hal ceeb u qariya walaalkiisa muslimka anigana kun ceebood baan uqariyaa
 
 mideeda kale adiga mabikra nimadeeda ayaad guursatay mise qof ahaanteeda ayaad u guursatay waa maxay waxaan waligeeyba mamaqal nin dhahaayo waan furayaa inanta cuz waa la iiga horeeyey
 bal aan ku suaalle adiga matahay bikro or just because nobody can tel whehter you virgin or not  you think you can just play with the girls future
 
 anyway walaalkiis hadal iyo dhamaantiis hadaad furaysana waa xaal aad adigu gaartay ee gabadha walaasha haku soo qorin meelahan ookale mardambe
 
 but anigu waxaan ku oran lahaa ka qalee samaankiinta horaa mid adoo kale ah u haleeyeye
 
 bye
   | 
 |         Deeq   | Unrecorded Date 
 TO LUUL JUSTMARIED ONE
 
 It is clear allready both of you are  like which i married  i am so sorry if you lost your bikro and we will care our holly  culture tradetional go and get other place there "ajnabiga"  foreighns
 
 waxay tiri waxaad tahay reer badiye anagu ilbaxa ma waxaad u taqaana in nagan bikro ahay laguursado  mise anagu  ilbaxnimaduma ma aha in giriisi lagu hadlo waxa ilbaxa ninkii dhaqankiisa iyo diintiisa ilaaliya labadiinaso kalana talo ma waydiisan ee idinkaa iska soo galay magaalanu nahay markanu siil laga soo dhergay naag kadhiganayno
 waxa nasiibdaran kuwa aad sidaydoo kale kusoo hagagi doontaan laakin ogaada nin somalia  idinku qadanaya siil aan daboolayni majiro
 
 TO SIS AND JINI
 
 waad kumahad santihiin taladiina markaan is iraahdo iskaga qado waxa i hor imanaya inay labada naagood ee luul iyo justmaried one oo kale ay ahayd welina kusii indhacad wadana karaba raga soo maliyeed
 mahad sanidin
   | 
 |         Justamarriedone   | Unrecorded Date TO Deeq:
 
 
 There is another Topic on here which was created by Deeq and signed by deeq and it goes "GABDHIHII SOOMALIDA ADOON IYO GAALBA KA DHARGAY"  wuuna calaacalayaah,wuuna gabyayaah.
 Deeqoow waxaad u cod egtahay mid ku waashay dumarkii soomaalidee.
 
 Ninyahoow filinkaada meel  nagala fariiso
   | 
 |         LADAN   | Unrecorded Date Diin aa ilaalineeysidaa yar dad ceebees caloolkuus
 
 Waxaa u maleeynaa mid lasoo wada nacayaa tahay qaraaraa ku keeney soomaali netka.
 
 Macallinka timirtii horeba dabloowaa,reerbaadiyeyaal diin aan kaseeyn dabaalnimona ku darsaday yaa dood ku qancinkaro.
 
 nin rag aa isku sheegeeysaa. Waxaa shirka la imaatay lee fiiri, ama waxaa tahay bahlaawayaasha aan waligood naftooda la xisaabtamin
 
 wasalaam.....
   | 
 |         Suaad   | Unrecorded Date Dear SIS and BRo
 
 Marka aan si u fiiriyey hadalada meesha ku qoran badanaa waxay umuuqdaan dadku in ay ka hadlayaan
 MAN VS WOMEN balse waxaa fiican runta in laga hadlo. qof ayaa yir Nimanka bikrada ah lama furee maxaa Naagaha loo furaa.
 dear runta hadii aan isku sheegno aniguba gabar ayaan ahaye. Gabdhaheenu ma ay kala jecla ninku hadii uu 100 naag la soo seexday iyo hadii kale ma aan warsano mana aan qiimeyno,
 balse ragu aad ayey noo tuseen arintaas in ay ka xunyihiin marka hadii nala soofuro iyo hadii kaleba anagaa isku keenay.
 been iyo tashuush hadii uu kadhex dhaso lamaano nolol wadaaga gurigaas ma dhisnaado
 abaayadeen waxaa ku fiicnaa in ay runta sheegto ama deeq wuu ku qaadan lahaa ama wuu kaga tagi lahaa. iyaduna hadii ay rabto in ay ogaato wiilkeedu in uu naago lasoo tuntay ha warsato waxaan aminsanahay iyaduna ama wey kula joogi lahayd ama wey kaga tagi lahay.
 beentu waa wax aad u xun in kastoo dadku ninba si wax u arko waxaa aniga ila haboon anagoon deeq cayn iyaga ayaa isaga kaaya dhow ayaan umaleynayaa sidii aan awalba sheegay wa xay ku xirantahay digriiga jacelka uu uhayo gabadhiisa heerka uu marayo markaas kadibna isgaa goaan gaari kara
 suaad
   | 
 |         Angry somali girl   | Unrecorded Date Deeq why are disrespect Somali women, why are saying "MEEL ICELISABA WAA WAAYEY ILAA DALQADA" I think you have the smallest gus in the world markaasaad gabadhii dhex dabaalatay, at least this will teach you how to swimm. Waar ma siil baad guursatay guntu kugoday a….I surprise she agreed to married you, you are the winner in this situation.
 
 
 peace maryoolay
   | 
 |         Mr Cool   | Unrecorded Date To Deeq,
 If what justmarrieddone is saying is true coz when I saw the topic I felt sick and I didn't bother looking the contens I knew it was some hopless middle age dude. But the way aa nagtaa aa qabtid uu ceebeynosid is cauze ciil aa nagaha dhan u qabtaa. Well I think you are over 30 and still not married because of that qaarar aa kaahay naagaha soomaliyeed. So because you are not getting any thats the reason aa naago dhan u ceebeynee. I actually believe justmarried is right about you cauze a real man wouldn't talk about his woman in public. Sikasto haaahato nagta maceebeysan lahayn! So I won't bother looking at the other topic that you wrote cauze men like you are just not worth getting considered. So please all the sisters don't bother writing or even reading topics like naag raqiis or nagaha galaa ka dharagtay or any topic that makes a woman look dirty cause we all know that we are not like that!
 By Munira
   | 
 |         Waayo  arag   | Unrecorded Date to  deeq
 walaal  waad  iga  qoslisay  balse  wax   lagu  qoslo  ma  aha  waxaanse  kuu  sheegayaa  in  qisadan  mid  la  mid  ihi  igu  dhacday   marka  waan  qiyaasi  karaa    waxaanse  kuu  sheegayaa  in  aad  gabadhaas  kale  tegi  doontan  goortay  noqotaba    maxaa  yeelay  aniga  been  kuma  hadlo    mid  la  mid  ah  ayaana  isoo  martay
 marka  hadii  aadan  hadda  iska  furin  waxad  fureysaa  goor  aad  intaan  ka  liidato  sababtoo  ah  CUQDAD  ayaa  ku  dilileysa  marka si  kasta  oo  aad  isu  ilowsiiso  weligaa  kaama    tegeyso  marka  iska  haay  ilaa  iyo  inta  dadku  ka  ilaabayaan  goortii  laguursaday
 ka  bacdina  iska  fur haddii  aad  hada  furto  waa  ceeb  oo dadka  ayaa  oganaya  marka    u  ceeb  qari  isxaan  u  suubi  oo  ka  dhig    garoob    caadi  ah  cidna  ha  u  sheegin
 intaa  waxaan  kuugu  darayaa  marka  dambe  waa  in  ad  aada  wadankii    oo  mid  xirin  ka  soo  wadata        naagihii  markay   qurbaha  yimaadeen  fara  ka  ciyaarkooda  ayaa  batay  iska  jira
   | 
 |          Abdullahi   | Unrecorded Date TO.  gabdhaha somaliyeed
 
 Waxa laga hadlayo waa BEENTA la sheegay, ee ma ahin BIKRADA.
 
 Waxey ila tahay in aad iska ilooweysaa taas.
 
 ISKA FUR, QOF BEENLOOW AH NOLOSHAADA KUMA AAMINI KARTID.
 
 midda kale xataa hadii uu arinku yahay been, oo uu deeq been inoo sheegayo,  Arinkaan waa arin jiro, ka dhacdana somalida dhaqankeeda, sidaa awgeed aynu ka soo qaadno in ay saxiibkeen ku dhacdey, nin walboow maxaad sameen laheyd hadey adiga kugu dhacdo.?
   | 
 |         Samawade   | Unrecorded Date To u all ppl
 Maantana maxaynu keenay inaynu gabdhihii cayno oo ceebayno. Sxb deeq hadii gabadha lasoo arkay maxaad u ceebaynaysaa maad iska aamustid adiga ayaaba hawl lagaa furtaye.
 
 U ppl u have to remember we go out every night to hunt, to mess up with some inoccent girl and yet we don't accept them when it cames for marriege. What is wrong with u ppl? It is u who opened up and now she is a victim of the situation?
 
 There is nothing wrong of having a virgin girl but u must be a virgin as well. Who give you the right to sleep around and then look for a virgin girl?
 
 Men is you who is spoiling the society so you should stop this cruel attitude. We all have a sisters so let's rispect them.
 
 You get married to a beautiful young lady not because of you knew her parrents but who she was as an individual so please rispect that. If you think you can't stay any longer then move on but stop this nonsence, and remember every thing doesnot involve around her pussy.
 
 U ppl every person want to have a young beautiful girl and he want to be the first one which is good.  But if we want this then let's stop messing around.
 
 DEEQ are u virgin bro? If u are then u have every reason to look for a virgin girl but what about all the other charecters.
 
 And those of u who are giving him the wrong advice please don't be only one sided and try to analyse the situation.
 
 To waayo arag please give us a break. Go back home gett married to a unknown person and bring it here noway bro. In no time you will find your belongings outside the house. Just wait till she is gone learn how to dial the number.
 
 Untill next time watch the space.
   | 
 |         FAYNUUS   | Unrecorded Date SALAAN DHAMAAN
 
 DEEQ
 
 walaal waan kugu racsanahay in lagaa gardarnaa wali si fiican oo ay gabadha been kuu sheegtay taasna waa danbi ay kaa gashay, balse walaal hadii aad gabadha ceebteda aad asturtid maxaa kaa dhacayo!! oo aad dhaqato in kastoo aad jeclaan laheed in ay tahay bikro hadana walaal guurka iyo jeceelka aad u qabtid ka hor mari wax walbo.
 
 walaal hadii runta laga hadlo ma aha in aad hilmaamto in ay tahay qof biniadam ah oo uu la xiriiro shaydaan khalad kastana ku dhici karto marka walaal naxariista waa wax fiican ilahayna wuu na yari isku naxariista ceebahiinana banaanka ha soo dhigina.
 
 ugu danbeen walaal ha furin gabadha hana ku jeesjeesin madama ay tahay qof u diyaar ah in ay ku dhaqato.
 
 NABADEE
   | 
 |         Dhaqen-side   | Unrecorded Date Ku Deeq iyo dhamaan wax garadka golaha ku jira
 
 Waad salamen yihiin dhamaan dadka ka qeeb qaatey, taladaan, dumar iyo rag ba.
 
 Waxeey aniga ila tahay, marka hore in ninka talada dadka weey diinaya la iska hubiyo.. waxaan saas u iri, waxaan ka shakiyey sida uu wax u qorey(ninkaad kabtaada u dhiibaneeysid ka bihiisa ayaa la fiis shaa), amaba uu u bayaani nayo qof ka dumarka ah, oo uu ilaahey hortiisa ka balan qaadey inuu ilaali nayo sharafteeda iyo qof nimadeeda..
 
 Marka aqiyaar tooy wakhtigiina ah iska luminina.
 Ninkaan qof ta dumar ka ah waa ka furan tahay isaga oo idinka wax ba idinka weey diin. Sabab too ah intaas oo qof hortooda buu sharaf teeda wax ugu dhimey.
 
 Waxaase iigu darnaa kii ku taliyey iska fur..Alaah war halkee aaqiro u doo na neey saa..(ehelo naar)
 
 Arinka bikrada waxaan aniga u arkaa in aay tahay, sheey dumarka lagu qiimo dilo, runtiina ma aha wax jira oo labo qof oo wax garad ah aay is weey diin karaan. Waxaan saas u leeyahay, diinta islaamku, ma jirto meel aay ku tiri ha guur san gabar aan bigro aheen..Sabab tuna waxaay tahay dadku haduu islaam yahay waaba ka xaaraan inuu galmoodo guurka ka hor, taas na waxaay keen tey ineey labada qof aay yihiin dad iyagu asturnaa markoodii hore.. Laakiin nina ma oren qoora dheeroor soo cayaar oo dhalfada la soo wareeg, hadhoow na gab dhaha, kula wareeg bigro ma tahay.
 
 Sidee beey bigro ku noqdaan hadaan qoorah intaa wax la raadi neeyno.
 
 Marka inta aan isku xishoono dumarka sharaf ka dilida ha laga daayo. hadii kale diyaar u ohoo malinta aaqiro.
 
 Waxaa jirta siyaabo baden oo dumarka loola kaftamo,kaftamadaas run ahaan tii aay ku jiraa kuwo qarniyo sucdey, oo aad ka arki kartaan sugaanta somalida, runtii na aad u xiiso leh.
 
 Marka waxaan ka cod sanayaa, in aqiyaarka mooduucan furey, uu marka hore uu ka raali galiyo marwada uu wax ka sheegey, kadib na dumarka dooda ka qeeb qaatey uu raali galiyo.
 
 Ragii iyaguna ku taliyey wax rabi xaaran timeeyey, sida iska fur..Inaa ilaahi wa inaa ilaahi raajacoon.
 
 Nabad galiyo
   | 
 |         Deeq   | Unrecorded Date 
 brothers and sisters
 
 
 I think no body understand what i am tolking about why? all of you are saying why you inanta uceebaynaysaa oo interned ka ugu qoraysaaa
 
 just qof og majiro who i am and where i live that is why  i asked your advises
 
 marka inanta wax og aniga iyo iyada mooyee majiro  magacayga iyo naanastadu toona kumaanqorin markaa naagaha umusuusuqaya inay fikradooda khaladka ah ee iyagoo lasoo wada isticmali jiray raba inay ragsomaliya helaan
 why they are so angry? like
 
 AN Angry somali girl
 LADAN
 
 AND ETC
 
 STILL I AM NOT GET GOODEST ADVICE SO I AM WAITNG MORE TALO
 
 BALSE HADAAN RAGA KELIYA WAYDIIYO MANINQAADANLAHAA AYAA JIRA NAAG AAN MEELIBA KUCELINAYN
   | 
 |         AN Angry somali girl    | Unrecorded Date Deeq,
 
 
 You should be a comedian, its seems like you're talking about a thing and a humen being....I feel sorry for her..waar xagee lagaa soo qabtay??
 
 Let me ask you this where virgin you married her??
 
 
 Peace.
   | 
 |         Deeq   | Unrecorded Date 
 to An angry girl
 
 walaashiis waajoogan hablaha sharaftaleh ee virgin ka ahi meel walba mid iyadu hoosta kawaalatay mahee taasna wado ama dariiq uma hayno iyadaa taqaan meeshay mid waxeeda soo dayacnaa kuqaata akhriso tixdan yar
 ninbaa wuxuu yiri.
 
 Ninka daarta dhagaxa ah dusha dhoobo mariyoow dedayoow lagugu arag
 
 markaa waxaan kawadaa waa idin kufahanay arintaydana anaa aqaan sidaan uga dabaasho
 
 TO SAMAWADE
 
 what the hell  waa maxay waxad ku leedahay
 Waayo arag, are u from where in Somali?
 waxaan umalaynayaa waxaad katimi jabuuti iyo dhulka soomaliya kamida ee naagta iyadoon laqabin laskala tunto lana guursado markay uuryeelato uun?
 
 we are caring our old fashion
 
 naagaha xunxun adiguna iila soosafo
   | 
 |         Deeq   | Unrecorded Date To Dhaqan side
 
 saxiib hadalkaagu hadal dumar ayuu u egyahay
 
 ee isa soo cadee naag laga soo dhergay oo nin iska dhegaysa ayaad tahay
 waayo maxaa ragii oo dhan adiga kaa fikrad duway oo labda naagood ee lagu fahmay sheekada aad uraacday
 warkaaga waa lafahmay
   | 
 |         Deeq   | Unrecorded Date TO DHAMAAN
 
 
 meeshan waxaan aad umahadinayaa dadka fikradaha wanag san ka soo dhiib talooyinka wax ku oolka ahna dhiibtay oo ugu horeeyo WAAYO ARAG,ABDILAAHI ,SUCAAD,FAYNUUS walaalayaal intiinasi wad kumahadsantihiin talooyinkiini ka yimi caqliga caafimaadka qaba
 
 
 LADAN, AN ANGRY GIRL , mrs,DHAQANSIDE and etc
 
 akhyaartaa waalaydinfahmay xaskayga hagudirina cidna og majirto waan iskaga qaatay ee idinku balwax idinku qaata hela.
 
 
 good bye bye bye
   | 
 |         Marwaan   | Unrecorded Date Assalamu alikum,
 
 Horta marka hore walaal Deeq waxaan kugu nasteexaynayaa Inaad Ilaahayga Raxmaanka ah aad ka baqato oo aadan caayin gabdhaha wax kastaba ha ahaadeenee, marka aad leedahay gabdho hoos ka waashay mahane kuwa fiican baa jiraa, walaal luqadaas ma wanaagsana intaana waa iga waano.
 Midda labaad arinta aad noo sheegtay waa mid dhib leh, waayo been inay kuu sheegto maynan ahayn, laakiin maxaa hadda daawo noqon kara.
 
 "KULU IBNU AADAMU KHADAA, WAKULU KHAYR KHADAA'INA TAWAABUUN" inay xadith tahay baan filayaa, Walaahu aclam.  marka walaale ibnu aadam kasta wuu qaldamaa ilaa Rususha mooyaanee.  Mar hadeey xaaladu sidaa tahay gabadha muslimada ah qalad baa ka dhacay haday kaa balan qaadayna inaysan arintaa dib danbe ugu noqonayn, oo ay ka toobad keentay qaladkii ay ku dhacday waxaa kugu filan 2 arimood mid:
 
 I) inaad Ilaahay ugu sabarto arintatan oo aad walaasha u ceeb qariso oo reerkaaga aad dhaqato.
 
 II) Inaad haday arintatan kugu adkaatay aadna is leedahay xal kale ma jiro ilaa aad kala tagtaan, aad adigu go'aan gaartid, maxaa yeelay shalay marka aad go'aanka ku gaartay inaad is guursataan adigu unbaa go'aankii ugu danbeeyay gaaray.
 
 Sidaa awgeed Deeq Ilaahay bari, oo waxaa jirta salaad 2 rakco ah oo "ISTIKHAARO"  la yiraahdo, Rasuulka SCW wuxuu yiri qofkii tukada salaadaas oo raba go'aan inuu gaaro weligii kama qomameeyo go'aanka uu gaaro salaadaa ka dib, ow kama qaala Rasuululaahi SCW.  Ilaahay bari isagaa kugu filanee.
 
 haddii aan waxaan kuu sheegay ku qaldamay iska keey cafi, haddii aan arintaa aan kuu sheegayna ay ku anfacdo Ilaahay baa i waafajiyay.
 
 wasalamu alaikum
   | 
 |         Enough intelligent   | Unrecorded Date Waar balaayaa lagu tusee baxso hooy hooy hooy!!!
   | 
 |         Enough intelligent   | Unrecorded Date Waar balaayaa lagu tusee baxso hooy hooy hooy!!!
   | 
 |         Gaaaax   | Unrecorded Date To. Deeq
 
 Niyahow adiga waaba kaa shakiyee ma bahalkaad caabudaa ? (qurbahaan ninkii jooga wax lee maqlaahe) iga raali ahaada, laakiin waa su'aan aan is weeydiiyey.
 
 Hadaba saaxiib waxaan kugala talin lahaa bikro-bikro leeyninee gabadha si sharaf leh ayaad ku guursatee ku qab. Hadeey bikro ahayn guur magasho miyaa ?`.
 
 Hadii ay bikro ahaan lahayd adi lee ma furi lahaynoo, hee hadii walaal soomaali ah ku caawiyey al-xamdu lillahi dhahoo aamus. Waa howl kaa yaraatee.
 
 Saaxiib lama amaanayn raga xaasaskooda shirarka & mushtamaca uga dhex sheekeeya, ilahay ka yaab oo xaaskaada waa maradaadii astur.
   | 
 |         Gaaaax   | Unrecorded Date To deeq
 
 Iga raali ahoow wax yar lee kaa hilmaamee. Bahalka waxaa loogu talagalay in laisticmaalo, wax la dhig-dhigana ma fiicna oo aboor baa udanbeeya.
   |