Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Mar. 13, 2001): DESAPPOINTED HEART
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HEARTBROKE

Sunday, February 25, 2001 - 02:15 pm
WAXAAN JECLAADAY GABAR MA SEEXDO HABEENKII IYADAA I HORJOOGTA DADKA ILA DEGEN AYAA ILA YAABA SHEEKADA IGA DHACAYSA ANIGOO KELIGAY AH. MAALINTII MARARKA QAARKOOD BAABUURTA I SIGTA ANOO KALAY AH OO ISLA SHEEKAYSANAYA OO JACAYLKAAN U QABO USHEEGAYA IYADOON ILA JOOGEEN. WAXAAN KU DHOWAHAY WAALLI MARKAAN USHEEGANA WAXAY IIGU JAWAABTAA BEENTA IGADAA RUN KAAMA AHEE, WAA WAXA NIMANKU HABLAHA KU ROGEENE.
HADDABA WALAALAYAAL ILA TALIYA OO IDINKAA DUMAR AHE MAXAAN KA SAMEEYAA WAXKASTA AAN ISKU DAYO IMA RUMAYSANAYSO. IDINKU TALO KEENA MA ISKAGA HARAA MISE WAA DABA LUUDAA ILAA AAN U GOD GALO AWGEED.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BROKENHEART

Sunday, February 25, 2001 - 02:17 pm
WAXAAN KA ILLAAWAY HEESTA QALBIGAYGA KU SOO NOQOTA
MA SEEXDO AWADEED DHAARAARTII MAJOOGI KARO DHINACA AYIGA JIRTAA QALBIGU II JEEDAYAA