Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): RUNBAA LAGU RAYN LAHAA.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AKHYAAR

Unrecorded Date
SALAAMA CALAYKUM.
LABA ARIMOODBA WAXAAN JECLAAN LAHAA IN AAN WEYDIIYO HABLAHA SOOMAALIYEED.
1) haddii aad si daacad ah u sheegtaan wixii aad aaminsan tihiin miyaa la idin cadaabayaa?.
2)TA KALE MAXAAD SI AAD UGU JECESHIHIIN XIDHIIDHKA RAGGA IDINKA FOG(LONG DISTENCE RELATIPON?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Enough intelligent

Unrecorded Date
Walaal aad ayey u wanaagsanyihiin su'aaluhu,anigana, wolow aanan gabadh ama qof dumar ah ahayn,haddana inay itaabatay ayaad mooddaa, gabadh kaa fogi maahan tiradaada iyoguna waxay doonayaan in ay ku daaqaan taas ayaana keentay in dumarku jeclaadaan kala fogaanshaha oo aan wanaagsanaynna wax kasta oo dumar jecelyihiinna khayr maleh!