We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Walaalayaal dhamaan waad salaamantihiin salaan kadib ujeedada bogaan maaha in qof muslim ah oo walaalkaa/walaashaa ah lagu caayo ee waxaan u sameeyay marka hore nafteyda iyo in aan kamid dhigo tijaabo ahaan Masuura galaa in qafkii aan guursan lahaa ka helo xaga net ka?. waxaan dhamaan dhalin yarada soomaaliyeed ka codsanayaa in aan lagu caaytimin laguna xad gudbin qof fikradiis isla markaana laga fogaado in wax alla uusan raali ka aheyn lagu qoro maxaa yeelay hadaad qof ku xad gudubto ama aad jideyso hadal aan wanaagsaney alla isagu wuu ku arkayaa. Waxaan ahay wiil soomaaliyeed degan wadanka holland dadeydu waa 25 jir dhereku waa 1.75 raadinaya ama calaf doon ah waxaana raadinayaa geber wanaagsan oo soo maaliyeed alla ka baqeysa xushmad dhaqan iyo aadaab wanaagsan leh dabeecada dadka la wadaagi karta cilmiyan aan aheyn qof indha xiran aan ciyilney dhereka 1.75-85 ma tahay tii aan raadinayay igala soo xariir halkaan iyo weliba E-Mail kan moalim76@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Ma naag baad ka weysey holland oo ah meesha ugu badan yurub oo gabdho somaliyeed joogan. saxiib waa laga yaabaa in uu calafkaaga halkaan ka heshid ee dadaalka sii wad.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, June 27, 2000 - 04:36 am walaal waxaa yaable sida wanaagsan aad u hadleesid hadana waxaan la yaabay adigoo raadinaayo gabar aad guursado hadana aad ku xirtay sharuudo aan la yaabay,hadaba walaal yaa email kuu soo qori doono hadii aad sidaan u hadleesid sida gabadhu waa iney ahaataa caato dherer 1,75 comoon baby sidaas wax laguma helo just waxaa la dhahaa gabar wanaagsan ayaa doonayaa,ee ma aha inaad sharuudo aad ku xirto oo aan micno laheen teeda kale aaway rageenii oo shugaansiga yaqaanay ma sidaan ayaa kaa dhab ah ilaahiyooow kuu sahlo gabar fiican un sidaa aan ku leeyahee ' ayaan(shugri)
|