We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 12, 2001 - 12:30 pm The Quran makes polygamy legal for muslim men. My question is why are somali women against this practice? I have come across two men who both wanted to keep multiple wives (more than one wife but less than five), but their wives absolutely refused and threatened divorce. Do they not know that believing in one part of the Quran while disblieving in other parts amounts to being a kaafir? Do they think they're wiser than Allah?, for it was Allah that made it legal for Muslim men to take up to 4 wives. Ilaahey ha soo hanuuniyo dumarka soomaalida oo galbeedka ku nool.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 12, 2001 - 01:05 pm No, my dear friend, PEOPLE (you guys) made it legal... Now, tell me, who wrote the Quran? And did you know that in some communities around the world it is legal for WOMEN to marry more than 1 man? Now, prove YOU are right and THEY are wrong? You're just an selfish man, nothing but a little man... NOW; DON'T make yourself smaller than you already are! Thanks!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 12, 2001 - 01:27 pm To Anonymous: I am not an expert on the Quran, but I am sure that it does permit polygamy. Maybe those somalis that know the quran more than I do will pinpoint the exact verses. Rest assured that the Quran permits polygamy. As far as women marrying more than one guy-that's haraam and you know it. Walaaley ilaahey ha ku soo hanuuniyo, waxaad u hadlaysaa si qof kaafir ah.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 12, 2001 - 02:03 pm lol@horny somali! You're pathetic. Now, WHO wrote the Quran? And if you're not an expert, why post such a stupid message??
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 12, 2001 - 03:48 pm hey horney, it is legal that men can marry 4 wives but only after he fulfill all the conditions is not as easy as most men do it lately and do you know that in Islam woman has a right to say no and get a divorce and also do you know women can write that on conditions on the paper(warqada nikaaxa).our religion is fair. women can get divorce. men can change.so is the women. did you ask yourself why would you marry again? because you get tired well we get tired sometimes yet we cling to our old bed.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 12, 2001 - 04:57 pm Mr Suhuur, I am guessing you are a lot more knowledgeable about the Quran than I am. Will you please tell the rest of us which verses from the Quran allow men to have up to 4 wives, some Somali women don't seem to believe me.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 12, 2001 - 06:29 pm first of all horny i'm not a man.second every muslim woman knows that but most muslim men do not know that alaah said if you can not be fair marry just a one, it is in al-baqara. most women know that but they refuse to let their men do that and they have every right to do that. if a men want to marry another women why would he bother whether the first will agree or not any way you did not want her right.go ahead marry 1,2,3,4 but only after you divorce your first love if she is so easy on you then you did not deserve her at the first place.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 13, 2001 - 12:37 pm Suhuur, I apoligize for calling you a Mr. and thanks for the answer.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 13, 2001 - 07:34 pm hornysomali, i would rather say: "Ilaahey ha ku soo hanuuniyo" as you dont know anything about Islam and misusing it! next time: Look B4 you leap! PS:i dont see anywhere anon mentioning those community are muslims! all she/he said is some community in this world.and dont assume anon is woman without any proof. Suhuur, pretty well said sis. i would only add Most of Somalis either doesnt understand the Ayah and its real meaning or misuse it..!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 14, 2001 - 02:02 am Hey bro, Think twice before you ever get another wife. don't just think of your Dick. Women are stanger!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 14, 2001 - 09:22 am qofka meeshaan pathetic ga ah waa qofka magaca qariyey (Anonymous) umalayn maayo inaad garanaysid waxaad ka hadlaysid waxaad tahay dawacadii socodkeediina ka tegey socod kalena gaari wayday. hadaad qof garasho leh tahay oo dood wax ka garanaya noo sheeg waxaad aamin santahay Muslim kulay ma tihide. ka bacdi ayaan wax kaa oran karaa waxaan aad soo qoraysid. hadaan u soo noqdo topicga.... diinta kaliya oo tiri ninku ha guursado hal haddii uusan cadaalad samayn karin waa Islamka.. laakiin haduu cadaalad u samayn karo waxaa loo banneeyey hal ka badan shanna ka yar. sidaad ogtihiinba sanadahaan danbe dumarku waa ka badan yihiin nimanka meel kastaba ha joogeen midabkay rabaanna ha lahaadeen. ilaahna waa ogaa in sidaani imaandoonto illayn isagaa abuuray adduunyadaan ogna waxay ku danbayn doonto. marka gacaloyin midkasta oo idin ka mid ihi waxay leedahay gabar waasheed ah, ka soo qaad hadaad adigu nin heshid iyadiina nin waydo markii nimanka oo dhami mid mid guursadaan walaashaa inay guumays noqoto gablanna ku dhumato ma jeclaan lahaydeen jawaabtu waa maya sida caqliga wanaagsani ku jawaabi lahaa. haddaba gabar kasta ka soo qaada walaashaa oo kale Islamkuna waa diinta kaliya oo xal u heshay dhibaatadaan adduunka soo food saartay oo rag yaraanta ah. qofkii ka madax adaygayoow waa adiga iyo xeeshaa. nabadeeeeeeey
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 14, 2001 - 09:41 am Ukman9 ma waxaad u gogol dhiganaysaa inaad 1 ka badan guursato.iga dheeroow. aboowe qof walba calaf ayuu leeyahay.dumarkuna waa sida raga oo kale oo waxay leeyihiin shucuur, adigu ma ogolaan lahayd in xaaskaaga lagula wadaago, waa masayri lahayd sax? dumarkuna waa sidaa oo kale. inkasta oo ay diintu ogolaatay hadana naluguma khasbin inaan aqbalno. walaashayna waxaan la jeclaan lahaa in ay calafkeeda sugto intay naag kale ninkeeda qaadan lahayd. yaakhay waaba iga masaysiisay oo suugadii ayaan caano ku shubay waxaanba u maleeyey in waa hore la ila guursaday.waxaan u malaynayey ragii dumarka badan jeclaa inay dhamaadeen laakiin wali qaar ayaa ka haray.mida kale marka ay ragu mid labaad guursadaan kama aha dumar aruuris iyo naxariis ee waxay ka tahay dal badalasho.laakiin waxaa jeclahay inaan ogaado why bay ragu marlabaad u guursadaan haday caruur iyo xaas jecel ay qabaan?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 14, 2001 - 10:18 am suhuur lol gacalo ujeedadaydu ma ahayn inaan doonayo ama leeyahay waxaan rabaa hal ka badan runtii anigu maskax yar oo aan qaybsami karin ayaan leeyahay uma malaynayo inaan laba qaylo ka bixi karo sidaan ugu adkaysan doono midaa kaliya ayaan layaabanahay.lol. ujeedadaydu waxay ahayd inaan ka hadlo arinta Rabi ka leeyahay hal dumar ah ka badan. Ilaah baana garan inaan asiibay yacniiarintaashaygay inay run tahay iyo inakale. suhuur gacalo masayrku waa wax jira waa ogahay in gabar damiir lihi u adkaysan karin laakiin maaha wax aan anigu samaystay waana xalka kaliya oo looga bixi karo waxa ka jira wadamadaan aan hadda joogno (gays, lisb. etc..) Ilaahay ujeedaduu kaleeyahay waa wax aniga iyo adigaba ka wayn waxaa dhici karta in kuwa inagasii danbeeyaa arki doonaan in arintaaasi tahay mida kaliya oo same iyo wanaag ka iman karo. Midda ah maxay ragu mar labaad u guursadaan iyagoo xaas kale leh. hadaan ka jawaabo taas waa aniga aragtidayda waxaan ka hadli doono ogow ok. waxaa dhacda in inanku gabar ka helay oo isguursadeen markii lawada aqal galay mudda yar ka bacdi uu ka arki waayey waxyaabo badan oo naftiisu u baahan tahay, xag dhaqan ha ahaato, xag sariir(sex) ha ahaato ama wax yaabe kale oo isaga naftiisu ubaahnayd. waxaa dhacda markaas inuu arko mid wadata intii ka maqnayd naftiisa oo uu tabeyey markaas ayaa naftu jeclaystaa inay la hadasho qoftaas kale ilaa xaajo gaarto meel aan laga soo noqon karin. waxaad soo wadaa muu tii hore furo... waxuusan u furi karin caruur ayaa meeshii timi caruurtana waxaa ufiican hal aabe runtii markii nin kale soo galo caruurtaas lama mid noqoto xagga farxadda kuwa aabaha keliya arkay. iyo waxyaabo kale oo aanan soo koobi karin ayaa ku kallifa ninka inuu gabar kale la sheekaysto ama guursado. call me badow huh...
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 14, 2001 - 10:34 am ok what about gabadhi markay nin guursato oo siday malaynaysay uu noqon waayo, oo uu qaylo badan yahay, madax adag yahay, oo uusan kaalmayn ay u adkaysato oo ay tiraahdo waa nasiibkay haday aragto kun ka fiicana aysan maskaxdeeda ku soo dhicin inay iska furto maadaama ay caysh iyo milix isla soo cuneen.markuu la guursanayase ma wuxuu is moodaa inuu perfect yahay soo isagaba xumaan laguma haysto. taas qiil ma'aha. ee xiisihiina ayaa badan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 14, 2001 - 10:48 am suhuur lol ar maxaa ciil iyo masayr hadda ku haya lol. suhuur gacalo ujeedadaydu ma ahayn inaan leeyahay ninku ma noqon karo nin xun ama gabadhu kama waaiyi karto waxay rabtay. ee sida aan soo sheegay ayey isaguba ku noqon karaa gabadha oo ay ka waayi kartaa waxay nafsadeedu raadinaysay. sidaad ogtahayna gabdhaha qaarkoo ninkaas ku xumaada hilfahay uqaadaan oo waa iska furaan. Qaarkoodna waa isaga samraan oo iska haystaan dhib kastaba ha ku ahaatee.Ragana qaar sidaas oo kale ah ayaa jira oo iyadoo dhibaysa ayey iskala joogaan naag kalena lama guursadaan. ee waxaan ka hadlayey kuwa la guursada sababta ugu badan oo mid kale qalbiigaasa usoo gashaa. ar aan wax isla fahamno suhuur yareey gacalo dharbaaxada igadaa xanuunka badan ee aad ila dhacaysid.lol
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 14, 2001 - 11:27 am UKman9, sababaha ka dambeeya ayaadda "polygamy" ilaah uun baa og,waxaase ugu weyn oo dadku ogyihiin waa in waagaa ay Qureyshtu guursan jiriin 8,9,10...iyo ka badan. si Taa loo joojiyo ayey Aayadda u soo degtay caddadkiina loo soo yareeyey 1,2,3, ama 4,Isla markaana Ilaahay wuxuu ku daba daray shuruudo oo qofkii ka soo bixi kara uun ha ku dhaqaaqo.Taad leedahay dumarka ayaa Hadda dunida ku badan taasina xal bay noqoneysaa, Allaahu Aclam.laakiin qof waliba calaf iyo nasiibkiisa dhaafi maayo.oo qaarkeen Allah guur iyo caruur buu u qoray ,qaarna guur kaliya ,qaarna kelinimo! waddamadan aan hadda joogno xalka kaliya toosin kara waa diinta islaamka,ma oran karno polygamy ayaa xal u ah,oo dambiyadooda ayaa tirada ka batay.Gays-ka polygamy sidee xal ugu noqoneysaa??in gays` picture you only get Men(females out of question).gays and lesbians are ppl who are pyschologically sick,even though nowadays doctors in here define differently. Inta kale Suhuur baa si Wanaagsan kuugu jawaabtay runtana taabatey!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 14, 2001 - 12:01 pm Allow dumaroow dulucu idiin ka furto lol. LiBin gacalo adiga iyo suhuur ba sheekada hal dhan ayaad ka fiirinaysaan dhanka kalena indhahaad ka qabsanaysaan taasina xaq maaha waxaa idiin cad idinkoo kii laydiin qoray midkale idin dulkeenay. hadda ka hor ayaa suaashaas la waydiiyey nin aan anigu jeclaa oo hadda dhintay oo la oran jiray Ahmed Dedat dood dhex martay isaga iyo nin maraykan ah oo la oran jiray in kastoonan garanayn sida magaciisa loo spell gareeyo laakiin it sound like jimi sugaagaad some thin like that and blve me Ahmed's answer was really mid macquul ah wayna uga aamuseen. Midda xagga rabi oo ahayd in Qurayshi guursan jireen dumar badan. gacalo rabbi markuu quraan soo dajinayo waa ogaa muranka hadda ina dhex maraya inuu dhici doono aayaduhuna ma taagna maalintaas sheekadu waxay ahaayeen. xagga gays and lesb haddii qofkastaa helayo wuxuu ubaahan yahay nimankuna heli karaan mid qancisa blve me wax fiirin lahaa meel kale ma jiraan. ma lihi kuwaan danbigooda waxaa tirtiri lahaa markay naagu hal kabadan guursadaaaaan looool ee hadalkaygu wuxuu ahaa dumarkan badan ee rag laáantu hayso oo intaa ku dagaalamaya ninkaygay saaxiib latahay iyo wax la mida sheekadaasi xal ayey yeelanlahay. Midda kalena taniba sow diinta maaha aan ka hadlaynay haday qaataan soo macnaheedu maaha inay diinta Islaamka wax ku dabaqaan..
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 14, 2001 - 06:18 pm UKman9, thanx for decent reply bro.its hard to come across clean,nice debate around here. i watched Ahmed Diidat`s videos like one he debated with Jimmy swaggart.i really liked his ways of replying and giving answers.i knew you were quoting from from him in the first place but didnt say it.bro then do you remember what else he said??he said "even though Islam allows me upto 4 but i married only one".we talking about Ahmed diidat bro.high and well respected scholar who REALLY knew soo much about Islam.did you think why did he choose only one??well it could be personal choice but then its most likely how hard its to do the right justice by marrying more. bro its not only him who stayed with his only wife but i heard most of scholars are like that. i didnt hear He died,i am sorry about that,inkastoo geeridu xaq tahay, but thats a big loss to us. about gays and lesbians,you said "hadduu qofkastaa helayo wuxuu ubaahan yahay nimankuna heli karaan mid qancisa blve me wax fiirin lahaa meel kale ma jiraan" bro you got it wrong.these ppl,i believe, are mentally sick and they themselves believed their satisfaction lies with same gender.they can all get opposite sex but they r never happy with them!Remember in Ahmed Diidat` video,one guy said "i used to be gay and now converted to Muslim,but i cant still control my desire for other men" ???what can i say?? about westerners solution with polygamy,yeah this Ayah is in the Quran,but they r soo many other Ayah and Ahadith one has to fulfill b4 thinking of this one,but then dont you think they will misuse it as We,muslim born and bred,still using it in the wrong way?!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 15, 2001 - 09:32 am LiBin gacalo Somalidu waxay tiraahdaa "Labaantan jir hashiisa u legdamaya lagama lib helo" waxaad moodaa LiBin abaayo inaad isleedahay qofkaan hadalkiisa dhalfiifaha(baabah) ka dhig. Taasina waxay keentay inaynaan isku meel wax uwadin oo qofba jiha cidla ah madaxa ku hayo. Aniga Ukman9 ahaan hadalkaygoo dhami wuxuu ku soo biyashubanayaa hal meel. Meshaas oo ah... In Ilaahay ogyahay wixii u roon khaliqigiisa wuxuu usheegana tahay wax iyaga dan ugu jirto. Haddii aan dani ugu jirteena uma banneeyeen. Sidaad ogtahayba wax kasta oo nafsadeena, damiirkeena, sharafteena wax u dhimaya Rabi waa inaga xarimay, oo ha samaynina ayuu yiri. Marka gacalo ( raali ka ahow hadaan gacalada aan kuugu yeerayo dhibsatid waa kalmad aan hal hays u leeyahay markaan gabar la hadlayo)hadalkaygu waa saas ee maaha inaan leeyahay naag kaliya ahi nin kuma filla... hadalkayga waxaa ku jirtay inay jiraan niman jecel mid qura inay la joogaan xataa haday dhib leedahay u samra waa ku gacan adayga guurkooda iyo kuwa raadsha qof uga naxariis badan qafkii u la noolaa, waa jiraan qaar iyagoo haysta raaliyada aduunka hadana iimaan la aan sii doona kuwa kale xaaraan iyo xalaal labadaba. ee hadalkeenu wuxuu ku base garaysnaa kuwa wanaagsan oo ka soo bixi kara waajibka ilaah saaray. waxaad Illowday inaan iri diinta Islaamku waa midda kaliya oo tiri hadaan ninku cadaalad samayn karin hal mid ayaa u banaan....
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 15, 2001 - 03:15 pm the Somalihorny ga yaan rabaa inaan suaal waydiiyo aniga oo tix raacaya magaciisaa. are u telling us that u wanna marry more than one because u are not sexually satisfied and u are horny twenty four seven. if that is the case, i am sorry to disappoint u but i dont think even four can help. have u been to a doctor lately? i would advice u to do so. as to Allah permitting four wives it is inthe quraan and it specifies that u treat them equal and then it specifies that men wont be able to do so. i am not sure but i heard that polgamy was allowed at a time when Muslims were warring with the kufar and there were more women population at the time. i dont agree with UKMan9 that women outnumber men now. we havent reached these levels yet but then when the time comes qof kasta calafkiisa ayuu leeyahay iyo eebihiis. And as we see Somali men they cant treat one women fair so how can we expect them to do so with more than one. come on let us be realistic here. to the annymous guy i wanna tell him that Allah subxaanahu wa tacaala ayaa ku soo dajiyey quraanka kariimka nabigiisa mohamed salla laahu calayhi wa sallam. Nebi mohamed wax ma quri jirin waxna ma akhriyi jirin so he could nt possibly have written such miracles. so allaah yahdiik
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 15, 2001 - 03:18 pm UKman9 i have read some of ur topics here but i dont know where u get the idea of calling Somali sisters gacalo. it is not a bad word but it is not in our culture to call a sister gacalo. why not use sister, abaayo, walaalo, aado, huuno. stop acting like a non Somali it is really annoying to see it act unSomali in this way.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 16, 2001 - 03:01 am Duqyar waxaan umalaynayaa in topic ahayn Gacalo ee ahaa (polygamy) aniguna meeshaan ka imi waxaan hablha(gabdhaha) ugu yeernaa abaayo macaan, walaal gacaliso, IWM(etc) marka gacalo haygu khasbin waxa adiga kuula muuqda sax, agowna oraah baa ahayd (xaaju nin la tuur leh ayaa nin la toosan)haday adiga kula qaldan tahay aniga ilama qaldana macnahaan ujeedana waa walaal gacaliso oo aan soo gaabiyey.......
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 18, 2001 - 12:30 am UKman i am sure that i knew that the topic was polygamy but since u took the liberty of giving advice to others, i was just doing ur thing. i am sure that wherever u came from and if it is somalia u dont call women u dont know gacalo which means dear in English. even in Uk u cant call someone u dont know and whom u want to respect dear. so hanugu waalin. besides u never asked anylady or girl here if u can call her dear.
|