    Zaylici | Unrecorded Date Do you think it was a big mistake fot Somali parents who named thier daughter after foriegn cities and countries like - Istanbul, Berlin, Basra, England- while you might not find a girl called Muqdisho, Hargiesa, Kismayo, Borama etc. |
    Caaqil | Unrecorded Date yes that was big mistake cause they were ignore prants gaar ahaan hooyooyinkii hore waxay ubadnaayen reerbadiye ama jaaciliin |
    Anony | Unrecorded Date Brother Zaylaci waa runtaa Waxaa jiraan kuwo lagu sanshay 21 October. Gabdho "Oktoobar" la yiraah oo badan ayaa jira. Ma Kacaannimo ayay ka ahayd tolow hooyooyinkoodii???? |
    Macaani | Unrecorded Date Wixii dhacay waa dhaqay,hada lee hala joojiyo magacyada isalaameed siibo kuwe carabta,kaanya soomaaliga yaan laga tegin.Qaar soo ee yihiin: Igaarmanka: Shongoloow Kusoow Malaaq Hiloowle Mocoow Iriile Jogoow Mayoow Sheegow Macaani Mudeey Gergaate colow cadow Maalin Mataan Weheliye Cade Baana jiile shoombe jeete Calasoow Caroole Cadaawe |
    hebel | Unrecorded Date ama haday magac waayaan, in heblaayo loo bixiyo maxaa ka fiicaan? naayaa heblaayo, hooy heblaayooy, war meedey heblaayo, heblaayo aa ku raadineysey, wiilkii heblaayo waaye |
    NEEFOOWKANIINI | Unrecorded Date Hebel fiiri adiga gabartaada ma u bixin laheyd heblaayo ?? ,, waa maya ,, adoo helaaya magac wanaagsan sida; 1 BOOLA 2CADEEY 3SHUUN 4ASTURO 5SHASHAX 1+2+3+4+5=BOOLA CADEEY SHUUNKA II SHASHAXDA ASTURO iska soo warheyna lee ma ahinoo!! |
    Heblaayo-Quruxleey | Unrecorded Date Lol@@@@@@@@@@@@Neefoowkaniini |
    Gaaaax | Unrecorded Date To Anony Soomaali hadaan nahay hadalka meel xun & siyaasad ayaan ka fiirinaa...haye reer galbeedku markeey la baxayeen April, August etc. iyakuna Kacaan ay ahaayeen miyaa ?. To Caaqil Adiga waxaad tahay kuwii la yiri " Dhalaankii hooyadood dhalida baray" yacni adigii hadaad waalidintii ignorent ku sheegto maxaba meesha yaala...? Weey foolxun tahay in waalidiintii na dhalay na soo bar-baarshay aan ugu abaalgudno "ignorent". mahadsanidiin |
    hebel | Unrecorded Date Neefoowkaniini....heblaayoba heblaayo aa la dhahaa fiiri. |
    NEEFOOOOOOWKANIIIIIIIINI | Unrecorded Date Waar,, waar hebeloow,,,,,,ee hebel ,,,waar hebel hebeloow,,,,,heedhe hebel,,,.. HEBELOOOOOOOW,,,,horta hebeloow dhageyso fiiri maqal aragoo ,,fiiri kaalinoo arag waxaan ku weydiiyay kaalay hoonoooh,,,,fiiri hebelkiis heblaayo ma aragtay yaaah hebel..... Kaas magac ma ila ahan walaahi hebelooooooow! NEEFOOWKANIIIINI |
    hebel | Unrecorded Date adba neefoowkaniini la baxdee maxaa magacey ula yaabee? |
    neefoowkaniini | Unrecorded Date HEBEL is a nice cooool name ,,,,,,ssorry macallinka xadgudubka ,,,,,,,ciao... |
    Macaani | Unrecorded Date lol neefoowkaniini,siin u qoslaaye biyihii aa ku megadi,ma u mudi jirin kistoo riwaayo inaas heer dhoowey kasaayaa |
    NeefoowKaniini | Unrecorded Date Macaani ad biyihiibo haddiid ku mergati hee kistoo oo muufo baraawi ah aa lagu dajiyaa see ahaantaa ,,,ani magacmankii igarmanka aad u bixisi gacan ii nus aan u taagi maahinee meeha dhan waa ii nuurisi waxaan is dhihi walaahi macaanigaaneey heer MUSHAANI waasba yahay amaas jinaale lee aas ku soo kori ii beertii aaw KABRAALE SHANGALOO aas saamada aas ka wadaayi,, iyaaaaaaaaaaah ,,,macaani aan iska war heyno hee. Neefoowkaniini |
    Sanweyne | Unrecorded Date Neefawkaniini @@@@@@@@lol shaydaan yahow ma afsoomaalibaad ku hadlaysaa? xabad ka garan waayey wax shaydaanka aad akhrinaysee..lol very funny. ma soomaaliga 2000 lagu hadlaa?lol |
    Anonymous | Unrecorded Date what about goomeey geeseey madaxeey jilibeeey gacameey dhabareey daameey dabeey lugeey faruureey toxoboow iligeey ganeey gooseey iyo neeeeeefooooow kaniini |