We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 14, 2001 - 12:14 pm Suurtogal matahay innagoon cay iyo hadallo xun isugu jawaabin inaan hawada rafiiq(saaxiib) ka ahaano joojinana hadallada cayda ah. Qof walbana luqaduu rabo wax ha ku qoree ma iska dayn karna kalmadaha (ereyada) xun xun. Saaxiibtinimadu waa shay qaali ah. sida somaliduba u tiri waji samayso wajigu waa baasaboor eh. Friendship is a Priceless Gift that cannot be bought or sold, But its value is far greater than a mountain made of Gold. For gold is cold and lifeless, it can neither see nor hear And in the time of trouble it is powerless to cheer-- It has no ears to listen nor heart to understand, It cannot bring you comfort or reach out a helping hand So when you ask God for a gift Be thankful if HE sends not diamonds, pearls or riches But The Love of Real True Friends.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 15, 2001 - 10:07 am maya ukman9 ma filayo inay suurto gal noqohayso sheekadaas
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 15, 2001 - 02:32 pm Wajigaad sheegaysaa muxuu yahay haddaynaan is arkin ba dadkaad sheegaysid??? baasaaboor siduu buu u noqon karaa bal ii sheeg. friendship exist between people who know each other personally. u cant have friends through a forum. got it?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 16, 2001 - 02:54 am Duqyar cajiib gacalo lol waxaad moodaa aaminaadii inay kaa dhuntay, ma waxay kula tahay in haddii cay lays ku hurgufo ka fiicantahay in habsami loo sheekaysto oo qofkastaa wuxuu soo qorayo u arko sidii nafsadiisu jeclaan lahayyd oo uusan ku dhibin qofka uu u jawaabayo. Hadaan markaad wax soo qortid ama qof la talinaysid wax caqli gal ah ama sharaf leh soo qortid berri ka maalin hadaan iska soo hor baxno oo sheekadeenu soo gasho netka iyo forum oo aan ku dhaho qofkaas baan ku soo galaa miyaadan jeclaysanayn inaad la sii hadasho qofka kula talin jiray trough net jawaabtu waa haa,taas weeye waxaan ka hadlayaa... marka gacalo iska daa negative ka badan laga fiican is deji oo wixii la soo qoroba hays ku deyin inaad cillad u yeeshid.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 16, 2001 - 03:42 am Ukman9 i wanna ask you a very simple question, is it posible to have a friend with Somali men without having any intemacy?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 16, 2001 - 04:59 am Girlnet hadaan ka jwaabo suaashaada inkastoonan yara fahim laakiin waxaan filayaa inay tahay ma sxb karaan iyagaan sex imaan meesha. Aniga aragtiday haa saaxiibada nimanka aan leeyahay iyo kuwa hablaha waxaa badan kuwa dumarka walina iskumaanaan sooqaadin inaan dhegaha is qabsano yacnii waxaad ka hadlaysid marka waxay ila tahay inay noqon karaan hadaan xadka rabi laga baxayn..
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 17, 2001 - 02:22 am Ukman hadii nimanku sidaadoo kale ufakeri lahaayeen saaxiib iyo ka fiicanba waa la noqon karaa ee markaad laba maalmood wacdid buu moodaa inaan u kulushahay oo isaga rabtid maxaa la samaynaa hee markii saas tihiin
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 17, 2001 - 03:04 am walaal ukman anigu wax badan ayaan qriyey qoraaladaada aad ayaan uga helay waxaan jeclaan lahaa inaan wada xiriiro oo kala faaidaysi kala helno waxaan rabaa inaan la saaxiibo qof wax garad ah sidaada oo markaan soo galo meeshaan kala xiriiro ka bacdina E_mail haday dhici karto
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 17, 2001 - 02:45 pm KHADRA1 GACALO DHINACAAGA KA SOO TUUR KAYGANA WAA BALLAN. DHANKAYGA UGU HALLEE KAAGANA YAY KA BAYLIHIN ANNA KAYGA IGU DAAAAAA.....LOL
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 18, 2001 - 12:12 am UKman u something lol aar adigaa ma la taliye baad dalacday. why waste ur time here a person like u can make money with his talooyin. u know what i mean.lool. u just a very nice actor i can see u are fake so show ur true colors. In real life a man and a woman can never be friends without the man wanting something more and i am not being negetive but that is a fact. i seen it and i am sure other girls have seen it too. madax kuti waaxid
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 18, 2001 - 01:53 am Duqyar hadaad ogaan lahayd sidaan u qoslay markaad tiri madax kuti waaxid.ixixixixixixixixixixiixixixixixixixi. gacalo horta iskadaa madax adayga iyoo wixii la sheegaba inaad iimo u yeeshid nafsadana bar wax fiican sheega markasta ha ku soo koobin belo ka talis. intii jeer aad soo jawaabtay wax lee wax ka sheegaysay marna adoo qof amaanaya kuma arag waxaan kaloo ogahay caqli kugu jira wanaagiisa. marka dhanka fiican u isticmaala iskuna day inaad wax wanaajisid.... Rag iyo dmar waa saaxiibi karaan talaa ka dhaxayn karta wax wada qabsi ayaa ka dhaxayn kara and so and so.... hadaad ogaan lahayd dadka aan la tashado waxay ubadan yihiin dumar runtiina taladooda inta badan waan ku faaiidaa saaxiibtinimada naga dhaxaysana waa mid qiimo badan maalinna iljebis nama dhex marin... bal ka waran taas gacalo... color kaan leeyahay aan ahayn kii somali nimo muxuu yahay bal iisoo sheeg ...loooooooooool kuuseey waa kuuseey always.......
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 19, 2001 - 02:07 pm Baafin..... wax arkay ma leedihiin Zawda and Rahma...........
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 20, 2001 - 09:54 am Ukman adiga labadaa kaliya miyaa baafinaysaa horta dad badan ayaa meesha kaala saaxibay labadaas maa kala soo baxday huuno
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 21, 2001 - 03:29 am Salaamacaleykum!! Ukman, abow ninkii netka ayaa noqotay.... waxaan rabi lahaa, in aan ogaado, masidaan baa ku tahay in real life as well??? Gabdhihi oo dhan dhinac ayaa u leexsataye... Salaamacaleykum..
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 21, 2001 - 01:02 pm Hi Ukman9! Aniga waa ikan walaal, did you missed me? Because I missed you so much sweetie, you're sweet and caring friend, I guess that's why all the girls love you including me. Zawda aaway, yaa og. Adiga inay kuu xanaagday ma laga yaabaa?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 21, 2001 - 01:31 pm Rahma i missed u more than u can think of honestly..... Zawda waxa ku dhacay waa waxaan rabo inaan ogaado... qaylo iga dhamaatay saan uqalinaayey waa haraaday ar yey mar kale u buruf tiraahadaa weey oo misana weeeeeeey lol
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 21, 2001 - 01:35 pm Abaay real life hadaad i arki lahay orod aa cagaha wax ka deyi lahay aniga kakanoooos ma maqashay dhagaxoos loooooooooooool.... xuuuuuuux aan ahay 1one gacalo qof la hilmaami karo maatahay meesha aan kugu daray soo fiiri hee labadaan Rahma Iyo Zawda dad aan ayaamahan legdin kula jiray waaye adi hadaad soo gashay hee so far so good aa tahay ha kuu macaato..
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 28, 2001 - 01:55 pm Ukman9 YOU ARE SOO ADORABLE I'LL LIKE TO GET TO KNOW YOU PLEASE DROP IN YOUR EMAIL LOL I LIKE YOUR SOMALI..AND YOUR ENGLISH IS SUPER.. girl whose got freindship on mind
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 28, 2001 - 04:25 pm freindshiponmind dear sis what can i say, other than thank you very much.... Who can you trust with your secrets? A true friend. Who can lend a shoulder to cry on? A true friend. Who can you count on without hesitation or regrets? A true friend. Who can be there for you to lean on? A true friend. Who can make you laugh till you are in tears? A true friend. Who can help keep you sane in this insane world we live in? A true friend. Who can help you throughout all of the years? A true friend. In my life I have encountered many acquaintences, But only a handful of true friends. True friends are rare finds, Precious as the rarest gems found on Earth! Never take for granted a friendship, It is more precious than the gold a person may mine. naadiif@yahoo.co.uk
|