Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Somali Women's Forum (Current): Funy iyo qosol
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

falisey

Friday, March 16, 2001 - 01:26 am
aslaamucaleykum dhalinyaro
marka xigta ka warma saxiibayaal hadaan wax walba qorno anagoo is leh cid ku aragto majirto internetka le
inkasto hada casri tahay oo lasoo saari karo qofki qore data uu isticmaale imean cumputarka uuga soo galay webka hadan hadaan qorno wax illah caro galiyo ma ogtihiin diinta in looga baxo 1qowl 2ficil 3niyad intaba hadad saas u ogtahay oo aad qorto wax xun aad is leedahay halaguu qoslo ka ka wanaran miyeysan imaaneynin istihsaa imean jees jees si ka sta ha ahaate ka warma hadaan wixi facan isu qorno wixi xun katagno maxad u aragtiin ilaan hadeynan joojinen internetka ilaahna noo jeedo maxaa talo kena talo dhalinyaro waxaan u heystaa aniga an ay dhalinyarda lee wax oo qorto waa idinkaas ka jawaaba! by falisey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 16, 2001 - 01:57 am
falisey thanks abyo allah kaa abaal mariyo ruta
aad noo shegtay iyo baaqga wanagsan aniga waan kugu raacsanahay wxi talo ah salaamu caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

othoman

Tuesday, March 20, 2001 - 06:19 pm
falisey aad iyo aad baad u mahadsantahay waanada
iyo tusaalaha aad noo soo jeedisay waxaana ilaahay
ka baryayaa inuu naga dhigo kuwa wixii wanaaga
qaata wixii xuna ka dheeraada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ismahan

Wednesday, March 21, 2001 - 12:57 am
ismahan
mahasanid abyo falis waanada
illah hanaga dhigo kuwi qaato
ooy anfacdo amin intaa waxaan ku dari laha
suaal ayaan qabaa ma ku weydiinkara

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

falisey

Thursday, March 22, 2001 - 02:38 am
mahasanidiin dhamaan othman ismahan iyo qofka
kale ee magacisa soo qorin ana aad yaan ugu faraxanahay in aad doonesyaan wanaga illah hanaga dhigo kuwi wanaag is faraha had iyo jeer ismahaan abayo uaasha maxey tahay mid diini mise? bye all