Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Somali Women's Forum (Current): IS FAHAN WAAGA INA HAYSTA RAG IYO DUMAR YAA KA MASUULA?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Friday, March 16, 2001 - 04:55 am
DOOD KASTA AAD AKHRIDO SHEEKA KAST AAD MAQASHO WAXAA KU JIRA IS FAHANWAA KA DHAXEEYA RAGEENA IYO DUMARKEENA TOLOW YAA U SABAB AH YAANA KEENAY MUSHKILADAAS.
HADAAD KU JAWAABTO DUMARKA WAA INAAD RAACISAA SABABTA, HADAADSE KU JAWAABTO RAGA WAA INAAD RAACISAA SABABTA.
HADDII KALE HADAL AAN QIIMO LAHAYN AYUU NOQONAYAA....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 16, 2001 - 06:18 am
ukman,

you are responsible of all the problems somali couples are having. now if you would, please shut the hell up.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jiijoow

Friday, March 16, 2001 - 07:37 am
Yeah, ya Niggah mine ya Besinez,
and take care ya sorry ass,
Coz ya nothing to do with the other Somali Nigga's
Try to correct ya stinky ass,
Matter fact, we tired, every Niggah wanna get some attention for the sis's starts some (Xaar) talking bout relationship, it became like some therapuetic (Shuban).
so stop the (Shuban) topic, let the somali bitches (Was) anyone they wanna, Coz we already lost our identity ain't got no time to talk (Shuban). see wat am talkin bout.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 16, 2001 - 08:47 am
JIIJOW
U ARE TALKING ABOUT SHUBAN HAHAHAHA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Friday, March 16, 2001 - 09:19 am
Jiijoow iyo kan kale nin, naag waxaad tahayba ahow waxbaan idiin sheegayaa..
waligiin ma maqasheen wax la yiraahdo wasakh meel fadhida lol
haddii aad soo ag martid biyo wasakh ah oo ay marada kaa gaaraan ma ku xanaaqi lahayd oo inta ul soo qaadatid la dhici lahayd, adigoo og hadaad la dhacdid inay kugu wada finiinayaan oo adigoo dhan wasakhdaasi kuwada gaarayso. jawaabtu waa maya...

Marka laba doqonow aniga waxaad iila dhigataan wasakhdaas..
Sidaydaba waxaan ugu necbahay dadka da'da yar laguu soo geliyey iyagoo ciro leh isuna haysta ciyaal luqadana ka barta inta xun.
1990 ayaa ugu danbaysay iskuul Soomaali laga barto waa 11 sano ka hor marka qofka soomali qori kara hadana iska dhiga ciyaal waa mid cajiib badan.
markaan ciyaal leeyahay waxaan ka wado bal idinku akhriya waxaan (Yeah, ya Niggah mine ya Besinez,
and take care ya sorry ass) is that sound dad waa wayn hadalkood.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Friday, March 16, 2001 - 09:59 am
Jiijoow goes to Primary School in Karryas
Where he plays with his friends whilst in que
They chatter and play
Before they all go away
Because Jiijow does more than a few

Now Jiijow's problem in a few words
Is that he farts in front of girls and boys
he enjoys and loves to let them rip
And feels that it is a good party trick

His parents are concerned at this grotesque behaviour
And feel that they have a duty to save him
So they make Jiijow take etiquette classes
But he got expelled when he farted

Now as Jiijow matures his problem expands
he cannot follow his dream of being in a band
His farting is so obscene
That both of his parents have left the scene

he is all-alone before turning thirty six
he has lost everyone except his dog Anonymous
he lives in a shack outside town
And provides tuition for the circus clown

Jiijow's passion now becomes his conviction
As he consumes some baked beans in the kitchen
Lighting a cigarette as he always does
he blew himself up into nothing but fuzz

The moral of this little tale
Is that nothing in this world will fail
If you fart as often as you like
But don't forget to wait before you light
And don't forget to think before you write

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

1one

Friday, March 16, 2001 - 10:29 am
ahahahahahahaha Ukman you r some thing man that is awesom God! man u goooood

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suhuur

Friday, March 16, 2001 - 12:59 pm
ukman nimanka runta ah ma aqaan laakiin kuwa somalinet soo gala qaarkood iyaga ayaa ka masuula in is afgaranwaa dhaco. sababtoo ah markay arkaan in gabar ay wax soo qortay cay ayey kula dhacaan.iyagoon xitaa hubsan mida kale nimanka qaarkood waxay u baahan yihiin in ay isku kalsoonaadaan. oo cabsashada jamaicanka iska daayaan.ama laga cuudiyo hadba tii u fudud.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Friday, March 16, 2001 - 02:12 pm
qofba qofkuu ka cay badan yahay ama ka rude san yahay waa qofkaan garanayn sida loola hadlo dadka rag iyo dumar kuu rabo ha ahaadee. kalinimadaana ka keenaysa caydaas iyo hadaladaa xun xun runtii.
waxaanna aamisanahay qof kasta in wanaag ku jiro qalbigiisa laakiinse uusan helin qofkii wanaagaa gaari lahaa, hadduu arki lahaa qof samir badan hadalkiisana ka gura una qabow laga yaabee in la gaari lahaa wanaagiisa laakiin innagu markii afkiisa cayi ka soo baxdo ayaan dharbaaxooyin xun xun la gaarnaa ilaa uu halkiisii ka siimiiso.
waxaan oran lahaa qofkii cay soo qora yaan loogu jawaabin cay ee ama laga gaabsado ama wax wanaagsan loogu bedelo si uu isugu xishoodo rag iyo dumar kuu rababa ha ahaadee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 17, 2001 - 03:06 am
SUAAL UKMAN9 WALAAL IMISAAD JIRTAA MA QOF WAYN BAAD TAHAY WAXAAN LAYAABAY SIDA WANAAGSAN EE AAD U HADASHID

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Duqyar

Sunday, March 18, 2001 - 12:04 am
Anonymous, Ukman waa duq gaboobay. But i am really surprised that he called this guy wasakh and doqon. he returned the (cay) with the guys and i am wondering what is he telling others and what is he writing. like they say qoraalkiisa iyo wuxuu dadka u sheegayaa miyaanay is maqlaynin.

Uk man why dont u take ur own advice aad noqotid qofka wanaaga jiijow gaadha?? ilayn adiguba cay baad u miistee maada ka roonaadaybaa. yaabka yaabkiis. Do ur own advice man.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Sunday, March 18, 2001 - 01:46 am
Duqyar adigaa hadalkayga lee faaqidaysaa subxaankoow. wasakh isaga personally kuma oran ee waxaan iri hadaad biyo wasakh ah soo kor martid oo ay kugu finiinaan ma ku xanaaqi lahayd oo ulbaad la dhici lahay mise meeshay kaa taabteen ayaad iska dhiqi lahayd oo ka sii socon lahayd.lol.
jawaabtu waa sidaad u aragtid anna lama caytamin ee horaan uga sii dhaqaaqay. gacalo ma fahamtay duqyar....
waxaan kaloo usheegay inuusan afka legin meel kasta he may get hurt.....
ma intaas baa cay ah gacalo duqyar looooooool

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jiijow

Sunday, March 18, 2001 - 12:57 pm
First of all, am very sorry, the fact that i used a very profanic words,

other hand iam a girl not guy.

Peace and respect ya'All.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, March 18, 2001 - 04:37 pm
JIIJOW

UKMAN FARADHEER WAYE HE NEVER HARD UR NAME.

UKMAN ALA AT AT KIDAA WALAAL......HEESTA LADHAHO JIIJA MA MAQLIN MIYAA LOOOL.ANYWAY I LOVE U UKMAN US A ABKOO SINCE U ARE DUQ ILKO DHACSADAY LOL.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

one1

Monday, March 19, 2001 - 01:40 am
Ukman where are you baby I am missing your posting man come back and write some man for me just write any thing.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jiijow

Monday, March 19, 2001 - 03:00 am
"Anonymous"

Still sick with the "Faradheer" "Jareer" thing,
Grow up and be a little open minded at least and Understand the world OK,
Would you do that?
Then you will be compatible with the rest of the world Coz there's is not such an inferior and Superior stuff in the eyes of Allah and the world in general.
Closest to Allah and more respectfull for other Muslim brothers can make you a Superior, but not being born in certain clan or tribe No not at all,
in the other way aruond it may burn you to the hell fire for being born in a certain tribe,So all you have to do is pray for Allah to make ya a better person, and avoid offending other Muslim brothers feeling.

Take care ya'all and by.
Jiijow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Monday, March 19, 2001 - 03:43 am
Jiijow am i dreaming or my eyes are deceiving me or playing trick on me or you actually wrote that.. Oh lord...
Jiijow if u can write like this why do you choose to be such a pain in the ass at first (he he he he joke).
Anyway ur apology is accepted and I'm sorry to call u wasakh and all that staff. I thought u r a man though......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Duqyar

Monday, March 19, 2001 - 08:07 am
UKman ahaa maanta yaad u darnayd. waxaad caayeysay gabadh ayey ahayd and all she told u was to mind ur own business. waxba may faaqidinba dee. lol. adigu waxaad rabtaa inaad wax kasta ka hadashid laakiin haddii aan lagu amaanin oon lagu odhan waad fiicantahay malaa cadhadu jiq. subxaankoow intaa inaad ka wayntahay baaban ku moodayey. gabadha aad ku lahayd waad (fart) garaysay pls apologize to her. marka labaad waad caytantay runtii markaad tidhi, "Marka laba doqonow aniga waxaad iila dhigataan wasakhdaas" that was what i meant markaan ku lahaa waad caytantay. waxaad qortaynaa i think i seen inaad ku tidhi"Is that he farts in front of girls and boys". and keep reading to say the fart thing. now u know what i mean walaalo(not gacaliye). i hope u can do that. ogoloow difference of opinion aboowe yaah!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Monday, March 19, 2001 - 12:53 pm
Duqyareey dulucu kuu go anoo kula jooga loooool...
ar adigaa jeclidaa inaad iska kay dharbaaxdo ciil aad ii qabtaa badanaa loool.....
maxaad tiri raali ahoow dheh caku iyo indhahaaga horta kor soo akhri waxaad ku arki doontaa meel aan leeyahay raali ahow waxaan kugu iri jiijow..
midda kale openion ma diido ee waxaanan ka helin hadalka aan macnaha lahayn oo qof shir la imanayo iyo dadka ku hadla luqada aan nuxurka lahayn...
hadaadan qofka tusin inyar oo kulayl ah ogow inaan lagaa leexanayn.. xagga (fart) waa sheeko kusoo hubanaysa intaadan falin ka fiirso...looooool
kuuseey waa kuuseey...loooooooooool

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jaylani

Monday, March 19, 2001 - 08:05 pm
jiijow shut the •••• up bitch.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

1one

Tuesday, March 20, 2001 - 09:50 am
jaylani adi cay maahee wax kale ma garanaysid miyaa huuno waa ku sidee markaan akhriye waxaa qortay bitch ayaa ku haysaa markasta grow up man and behave like human.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jiijow

Thursday, March 22, 2001 - 09:42 am
1one, yes you hit the nail on the head,
and that was cool,
peace,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Run sheege

Wednesday, March 28, 2001 - 08:21 am
topicgani waa fiican yahay maxaa loo xidhay aniga waxay ila tahay isfahanwaaga inay haweenku ma suul kayihiin kuwa dibadaha jooga ayaan ka hadlayaa mawjad ay lahaystaan lama yaqaan ma mawodowbaa ma cadaanbaa ma meel dhexaa hawo cidla ah yaey dabaalanayaan oo may oga meel ay raacsanyihiin haday beentay tahay maxaa keenay 911 iyo kuwa u dhigma oo euro haweenoow idinku naftiina dib u fiirsha oo is arka waxaad ku dhaqmaysaan oo saxa naftiina intaydaan eeday nimanka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shanka

Wednesday, March 28, 2001 - 08:28 am
Run sheege adigu ma waxaad leedahay nimankaan qaad cunka wada noqday arinkalena aan ujeedin ayaa wax fiican haya ama lala heshiin karaa markii dumarkii idinka waayeen taageeradii ay idinka baahnaayeen miyaad ku eedaynaysaan inay idin yiraahdaan iska kay fur ama igatag hadaad diidaana ay idiinku yeeraan cid idinka kaxaysa.
waa naqaan mawjad aan lahaysano mana aha qaadka ee wax isku fala akhas maxay iska hadleen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Run sheege

Wednesday, March 28, 2001 - 08:34 am
Shanka maad maqal miyaa sheekooyinka ku dhacay ragii guryahoodii yimi markay ka soo galeen debedaha rag kale uga soo baxay laguna yidhi xaggee ku gaynaa ninkani waa boyfriendkaygiiye ee meel codso aad soo eexato aan intaa asxaan kuugu samaynee. adiguna qaad ayaad ku gabanayaa iyo waxaan loo joogin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Wednesday, March 28, 2001 - 04:37 pm
Runsheege rageedii waa aamusisay qoftii duulka inaga celi rageedii baad tahee.........
looooooooooool

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LiBiN

Wednesday, March 28, 2001 - 06:07 pm
Run sheege,
waxaagu waa iska hadal! i doubt if you really know what you saying?!
nin weyn bad tahay ka fiirso waxaad oraneyso!!
ma waxaad leedahay hooyooyinkeen ayaa niman kale soo xareeystay??war isku xishoo dambina ha ka galin hooyooyinka! subxaanallah!
aabbayaasha ka maqnaa xaasaskooda iyagaaba gabdho kale guursaday oo ay noqotay in caruurtii hore iyo hooyadood ay biilaan!
walaal arrini laga wada doodaa laakiin xadka lagama baxo!waalid la caayana waa adigoo hooyadaa ceysay iskaba daa cid aad Sina dusha ka saartide!!
sida Sinada loo adkeeyey waa in 4 marqaati aragtaa adigana ummad dhan baad ku eedeynaysaa!

UKman9,
I thought you were better than that bro, come on, this is not something you can agree with guy and applause for him!.dont let this little rivalry of Men vs Women side track you plz!!
PEACE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sax

Thursday, April 12, 2001 - 07:47 am
yaakale hee dumarka aa rabshada wado ragg waxay bilaabaanbaa iska yar dumarlee wax qasooya markaad aragtid ani waxaan qabaa isfahan waaga dumraka aa ka danbeeyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Thursday, April 12, 2001 - 10:18 am
LiBin taasi mahayn kala doorasho waxay ahayd Dood laba qof dhex martay anna guubaabin baan siiyey ninka iyo gabdha labadaba sababtoo ah waxaan islahaa intay xanaaqdo oo ficilo is geliso ayey ka daba qaadan doontaa laakiinse halkii ayey uga hartay.....

LiBin ku meeh horta illayn awalba islaan Duq ah baad ahayd maskaxdaadaan ka faaiidaysan jirnay....
wiilal yar oo aad eedo u tahay ayaan ahayne miyaad nagu dooshay markaan orodka bilownay. lol he he kaftan......

iskeen badda ha dhuumane.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NIN QUUSTAY

Thursday, April 12, 2001 - 01:40 pm
WALAALAYAL ANNAGA OO AAN IS XAG XAGAN KUNA DAALI DOOD TIRO BADAN WAXAA MARWALBA LAGA TAGAA MID AAD MUHIM U AH LA ISKUNA AF GARAN OO QOF WALIBA SIDUU DOONO IYO INTUU GARAADKIISA GAARSIISAN YAHAY AYUU U FASIRTAY TAASINA WAXAAY TAHAY :
1.ADDUUNKA OO IDIL ISBDEL WAYN AYUU GAARAY.
2.DUMARKANA SIDOO KALE HORAY U MAR WAYN AYEEY SAMEEYEN DHAN WALBA LEH , WAXEEY SOO DHACSADEEN XUQUUQDOODI,WAXBARASHADA HEER SARE AYEEY KA GAAREN I.W.M.

MARKA DHIBAATADA WAXEEY KA TAAGAN TAHAY MEESHAN OO RAGGII WAXAAY LEEYIHIN MA ILBAXNIMAA 911 UGU WAC NINKAADA,JAAD NIMAN KALE LA RUUG,ILMAHAADA OOGA TAG DUQAADA SI AAD U AADO XAFLAD I.W.M.
DUMARKANA WAXAAY LEEYIHIN WAR MEESHA KA ISTAAG ADDUNKI WUU ISBEDLEE EE HAWSHA IYO ILMAHA DHINACAADA KA QABO I.W.M.


SU'AASHA WAXEEY TAHAY - WAA MAXAY ILBAXNIMO -

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UkMan9

Friday, April 13, 2001 - 08:18 am
NIN QUUSTAY bro waa jirtaa in adduunkii is bedelay oo horumar gaaray taas macnaheedu maaha in dhaqan duul kale leeyihiin aan qaadano...
waxaan leenahay dhaqan dhaqankeenuna isbedel waayn buu sameeyey.. goormaa kuugu danbaysay...
1) gabar lagu qasbayo nin aysan rabin
2) goormaa kuugu danbaysay gabdho loo gudayo sidii jaahiliga ahaa
3) goormaa kuugu danbaysay niman kaligood talinaya oo leh naagaha orod shaah kariya.. and so and so.......

Taas waxaan ka wadaa in dumarka darajadii hore ay kor uga kaceen oo aan nina quursan waxaadna ogtahay dadka kaliya oo xaqdhowra dumarkooda inay yihiin Somalida waxaad dib u xasuusataa markii waddankii la joogay waxaad arkaysaa oday wayn oo gabar yar uga kacaya kursi waxaa kalood ogtahay in ninkii gabar dharbaaxa dagaal xumi ka kici jiray.....
marka hadaad sheekada ku soo koobto nin aan caqli lahayn oo raba inuu soo qayilo gurigana markuu rabo yimaado taasi maaha sax gabdhaha laftooda waa jiraan kuwa qayila oo caruurtoodi dhib ku nool yihiin mana oran karo gabdhahoo dhan baa saas ah..
Calaa iyo kulli xaal sheekada waxaan ufurnay in habluhu soo sheegtaan waxay dhib naga qabaan annaguna ka daawayno si afgarad uga dhaco laakiin ilaa hadda malaa may fahmin topic gaan dhan macnihiisa sababtoo ah wali uma jeedo gabar afka ku dhufanaysa waxay isleedahay ragu waa ku qaldan yahay........
wa billaahi towfiiiiiiiq......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

diirsade

Friday, April 13, 2001 - 08:41 am
WAXAY ANIGA ILA TAHAY IN IS-AFGARANWAAGA KA DHEXEEYA RAGGA IYO DUMARKA QURBAHA JOOGA LAGU XALIIN KARO OO KALIYA IN QOF-WALBA LOO OGOLAADO XUQUUQDIISA HADDUU RAG YAHAY IYO HADDII UU DUMAR YAHAYBA.TAAS WAXAAN UGA JEEDAA IN DUMARKA LOO OGOLAADO WIXII DIINTU RAALLI KA TAHAY OO AY UBAAHAN YIHIIN,LAGUNA TAAGEERO SIDOO KALE RAGANA AAN DUMARKU IS ORAN HORAY IDIIN GUMAYSAN JIREEN EE QURBAHA UGA AARSADA.MAXAA LOOLA YAABAA HORTA MARKA DUMARKU QAADKA CUNAAN,YAA RAGGA UBANNEEYEY INAY QAADKA CUNAAN IYAGA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abaay

Saturday, April 14, 2001 - 01:13 am
Salaamacaleykum!!

Walaalayaal, aniga hore umar uma arko gabar jaad ruugeysa, ama ninkeeda cayneyso waxaas hore umar ma´aha waa xawaayaan nimo....

Wiilasiinane waxaad ku xuntihiin, gabdhaha maku garabsiineysiin horumarka fiican iyo garaadka badan ee noosiyaadey....wili gabdhaha waa jaseysiin oo hoos ayaad u fiirineysiin, yaa ilahey yaqaan...