    LADAN | Unrecorded Date Waalnaan iyo wax la aan wax u dhexeeyo ma naqaan miyaa aniga waaba yaabiye?!! Waxaa aqriyey dhawr buug oodad soomaali ey qoreen qaarwaxay ahaayeen(biography) dad noloshooda buug ka qoreen qaarna novels, qaarkood jeceelah. Runtii hadal aan ku sharaxo waxa qalbigeyga ku jiro waa waayey waxaa igu soo dheceen suaalahaan DADKAAN UMAD KALE EEY KA HADLAAYAAN MIYAA? BEENTOOD WAAYE SOOMAALI MAAHA MIYAA? NOLOSHA SOOMAALIDA QAAR AADAN WELIGAA MAQLINAA JIRTEY MIYAA? BILILIQADIIYAA WAASHAY MIYAA LACAG MEEL AYKA RAADIYAANEY WAAYEEN MIYAA KUWAAN? Buugaagta midaa soomaali ku qornaa ma umaleeynaayo qof aqriyay inuu qofkale ku waaninaayo inuu aqriyo Nasiib darada ugu sii ween 3 ka mid ah buugaagtaas gabdhaa qoreen AAN WAX QORNO MAXUMO, AAN WAX QASNAA DARAN WASALAAM...... |
    Suban | Unrecorded Date Ladan, buugaagta aad ka hadleeysid ma Desert Flower iyo Aman baa? Buugga saddexaad waa kee? Su'aal kale sida baad uu aragtaa buugaagta uu qorey Nuradiin Farax? |
    MANAXDO | Unrecorded Date MAYA MAYA MAYA ANI MA KULA YAABIN LADAN ANI AA HADA QORAYO BOOK MARKA IN AA AKHRISID WAAYE SI FICAN AA U SII YAABTIDEE???? |
    Anonymous | Unrecorded Date KU Ladan walaalo horta anigu afka kuunfur aad uuma fahmee waxa ilaa xadkaa kaayaabiyey waa maxay maxaadse ku aragtay buugaagtaas maxayse yihiin ciwaanadoodu kolay kuwo aanu ku aragnay iskandaneefiyankana aad bay nooga yaabiyeene. walaashiin Alle ubaahan wabillaahi tawfiiq |
    Koonfur | Unrecorded Date Anonymous, Sidee u fahantahay waxay qortay haddadan afka Koonfurta ku hadlin?? Is yeel yeelka iyo nacaybka jooji. |
    Mr Cool | Unrecorded Date Manaxdo Waryaa adi horta wax kasto ku fac aa tahay aa umaleeyi..... haye sis maxaas ka hadla buuka? Shukuloo aa? mise Macsaro? Please don't tell my you are writing the biography thingy! |
    LADAN | Unrecorded Date BUUGAAGTA WAALABADA BUUG EEY SUUBAN SHEEGTAY IYO MID KALE MAGICIISA MA XASUUSTO LAAKIIN WARIS AA QORTEY ASAGANA. MA NAXDO BALLAN WAAYE INAA AQRIYO BUUG HADAA QOREESID,LAAKIIN HADAA BIOGAPHY QOREESID RAJADIISA MA FIICNO. |
    Ifka | Unrecorded Date To.Anonymous Walaalkiis waxaan umalaynayaa wax yarna ha noqotee in aad af-koonfureed fahanto, waayo waadba fahantay wax inay gabadha ka yaabiyeen. LAAKIIN aniga waan fahmaa af-koonfurreed, af-waqooyi, waxaan kaliya oo fahmi la ahay gabadha isku sheegtay MR. COOL. walaahi daacad ay iga tahay meel aan uraaco aan garan la ahay. Af-soomaali maaha, af-eelaayna maaha, maxay yihiin oo baas ? Mr. Cool Walaashiis marka danbe ee aad wax qorayso aan kuugu imaado af-muslim ama af-gaalo. Igana raali ahoow. |
    IMTISAAN | Unrecorded Date TO LADAN QORISMARISKAAD TAHAY MAXAAN DHAHAA...MEELNA WAAD KA YAABAN TAHAY, MEELNA OFFENSIVE AAD KAWADAA !. DADAKAAS AAD KA SHEEKEEYNAYSO WAA DAD ADOO KALE AH, WAXAADBA KA SOO QAADAA ADIGOO MAANTA BUUG QABIIL KA QORAY. jAAW HEE ABAAY IISHO ! MANAXDO*** L@@@@L SUG DHEH "INTA AAD BUUGEEYGA KA AQRINAYSO" WAXAAS AA KAA GABAR AH. ANIGA AAD AYAAN UGU FARAXSANAAN LAHAA IN AAN AQRIYO PERSONAL BIOGRAPHY-GAADA SOO BARYA HEE |
    LADAN | Unrecorded Date IMTISAAAAAAAAAAAAN GADAAL GADAALAA WAX UAQRISEY AAY SHOOBTO. QORAALKEYGA QABIIL KUMA JIRIN LAAKIIN SIYAAD BARE MA FIICNEEN, DIKTEETARUU AHAA QABIIL WAAYE MAAHANOO. ÄAY SHOOBTO WAXA XOOGA ISTICMAALA DHAN AAN NECBAHAY, AMA SIYAAD BARRE HA AHAADO AMA QOF KALE. QOFAAN KA HADLAY NOT QABIIL HADA KA BACDI OOKYAALO WAAWEEN QAADO MARKAA WAX AQRINEESID QOF KU CAAWIYONA HA ILAAWIN,KALIGAA MA FAHMI KARTID WAXA MEESHA KU QORANE JAAAAAW BATUULO |
    MANAXDO | Unrecorded Date LADAN salaan hoo hee, adi igaartay hada lee iska horimaneenaa maxaa ka rabtaa siyad bare??!!!duqaas faraha iiga qaad aan ku dhahay hana hilmaamin reer akhiraad waaye u'se!!!!!ana maalinkaste u'se camal in uu somalia xukumo aan ilahay ka tuugaa,marka is jir hee!! IMTISAAN thanks abayo lakiin magaca adeeg waaye kuwii hore aa ka fiicna naga soo badal next time, adi marka uu soo baxo bugayga lacag la'aan aa copy lagu soo diraa. MISS COOL OOOOOOOOH waxa aan ka qorayo hadii ogaan laheed dhareer aa kaadadan lahaa!!!lakiin markii la dhameyo aa laguu shegaa waxa laga qoray sacadaan inta aa dhareer bilawi laheed!!!!!!!!!!!!!!!!! |
    Mr Cool | Unrecorded Date Manaxdo Adi imman yook yook aa igu dilee ee secamalkaa? Hadabo waa bilawi ee ii sheeg waxi aa qoroyso. Hmmmmm....... halaha ...naaaaaaaaaahhhh..... I won't say it. |
    MANAXDO | Unrecorded Date MISS COOL SAY IT SIS CAME ON TRY......................I KNOW YOU WILL LOVE IT....................BUT............DHAREERKA HA BILAWIN ALASEEWAAYEE |
    waankula yaabay | Unrecorded Date KU:manaxdo adigu umada ma waxaadkulajirtaa sidii aad akhlaaqda uuga xumayn lahayd meelkasta waxaad tahay tii dhinac ujeedisa hadalka. buugaad leedahay waan qorayaana haduu wato afkaartaadoo kale Alle kuuma hirgaliyo. waxaan ku odhan lahaa magaca iska badal yaadan manaxdo dhaba noqone.!!!!! |
    Mr. Robinson | Unrecorded Date Manaxdo-fans To Manaxdo. ...Waxaan nahay group fans-kaada ah. Ma naxdo waan ku jecelnahay, we love you, we really do. Waxaad tahay qof cod kar ah, sidii adeerkaaba lagu yiqiin. Ma noo sixiixi kartaa. adareeska nasii aan salaamo & dhanbaalo kuu soo dirnee Manaxdo for President Manaxdo for President Manaxdo for President |
    manaxdo | Unrecorded Date waa kula yaabay!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! abidkaa saas lee u yaabanoo, maxaan kuu sameyaa hadii si kale wax u fahmayso anyway akhlaaqda adigaan kuu daayay teeda iyoo taadaba isku darso. robinson thanks abowe anba waan idin jeclahay, qofkii inacebna waa meshisa. |
    ANGARY-MAN | Unrecorded Date DHILOOYINOOW WAAD QAYLOBADATEEN! MA,BEEJKAN BAAD U SOOGUURTEEN!!!!!!!!!!!!!!!! |
    LADAN | Unrecorded Date ANGARY-MAN. WAQTI IN LAGUUGU DHUMIYO MA ISTAAHISHID. DIIFLEYOHOW AQRI WAXAA QORTAY MAR LABAAD. TUUGA DADKA DHAN TUUG UU U MALEEYAA. MACALINKA QOB MOOS AA KU TAAGAN TAHAY!!!!!!! JAAAAAAAAAAAAAW |
    Deeq | Unrecorded Date Waad salaaman tihii kuligiin buugaagtiina iska qorta waa wax wanaagsan wax diinta ka soo horjeeda lee iska ilaaliya. To angry man. ama xanaaqsanoo ama xanaaqsanaan laakiin hadii lagu soo buriyay dadka kale maa xagxaganee teeda kale sidee gabar soomaali ah oo ku dhashay kula dhalatay laga yaabee inay kuu dhaxdo aad dhilo ugu tilmaantaa nin wayan aa tahay kolayba hadaaba wax qori karto cayda iska dhaaf aduun iyo aaqiraba kuuma fiicna mahadsanid. |
    MOHAMED DEEQ | Unrecorded Date angry man listen brother what i wana say already deeq have said don't abuse sisters if you see their oppinion are not makes you happy please you have two choices . you can say i am not igree with you that point or for get about it mohamed deeq waa walaaleheen hablu cayda kaa ilaali anigaba LADAN , MANAXDO MR COOL WAY I AFLAGADEEYAAN WAANA KATAGAA INTAAN WAX USHEEGI KARANA WAA USHEEGA |
    Mr Cool | Unrecorded Date Adna aflagaado lee sheektaa markii lagu arko. Yaa muslimiin just ignore it Mohamed..... I don't recall ano hadal xun ku dhahay lakin sualaha qarkoot atii ka axanaaqdi then ka rali noqo. As I said before you take us way too serious. So please you don't know us and there is no need to get to know(well again I guess I have insulted you).... sorry I won't just say anything about whatever. Manaxdo Just ignore the dude will ya! I think that we really manage to get to his skin. Anyways.. how are ya dear? How is life going? |
    Ladan | Unrecorded Date Momahed! Yaa ku aflagaadeeye! yaa rasuululaah..Maxaa ku daaray! Saan inaad joojisid waaye..Maxaa yeelay ka darow aan u aqaanaa! Marka waxaan u maleynaa in aan kaa cuudin doona "manaxdo mr cool iyo aniga" Marka walaalow iska keen daa hadii kale wax ka foolxun ma jiro aniga iyo mr cool iyo manaxdo oo ku dabo galney.....it's a nightmare..marka intaad hada nooshahay iska daa waxaad wadid! Manaxdo! Buuga magaciis!...(Shukuloow iyo macsaro) miyaa mise waa mid kale?Let me know! |
    LADANEEY | Unrecorded Date AFSOOMAALIGA INKAARUU QABAA MA OGTIHIIN. AFLAGAADADA SEE U TAALAANA, YAAN NALOO SOO JAWAABIN MAA KA WADAANA? |