We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, April 13, 2001 - 06:55 am Assalaamu Calaykum; Walaalaha SOOMAALINIMADA jeceloow ha moogaanina warka aan maanta ku farxay kaasoo ay si nadiifa oo qurux badan usoo gudbiyeen walaalaha AYAAMAHAPRESS. Runtii waa war ay MINGUISTU iyo dadkiisu ama Xabashi ha ahaadeen ama Soomaali ha ahaadeene ka naxayaan, waxay u eg tahay in Allah ha inoo dhabeeyey riyadeeniina rumoowday, oo Soomaaliyi cageheeda ku istaagtay INSHAA'AALLAAH mar haddii ay muuqdeen ciidankii XOOGA DALKA Soomaaliyeed. Walaal ila akhriso akhbaartan ilana daawo sawiradan maanta oo Jimce ah 13 April 01: http://www.ayaamahapress.com Walaalkiin Somaliruna
|