Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): Mahmahda, Nagi kunbay kulmisaa kowna kalbaxdaa.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NUUNE

Unrecorded Date
Run ahantii somalida sida badan waa dad aad iyo aad u isticmaalo mahmahyada.balase waxaan halkaan idinku shegayaa inay mahmahyada qarkood ayduleyeen
dadka somaliyeed qarkood.sid mahmahdani (NAGIKUNBEYKULMISAA KOWNA KALBAXDAA)waxaan tani u soojedinayaa gabdhaha somaliyeed qarkood oo halqabsi kadhitey mahmahdani ayagoo isku wado 3-4
Wiil.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

furqaan

Unrecorded Date
waan kugu raacsanahay,
soomaali kaliya maahee waa dadkoo idil. Wadan gaaleed markii la yimid na arrintu way sii xumaatay, oo gaalo raac ayaa la noqday, Boyfriends, roommates, partners iyo wixii la hal maala. xishood kii oo laga tagay ayaana u gu wacan.
soomaaliyey is qabta, sida isku dhaama, danihiina aqooda sharaftiinanan dhowra. Markii dhib yimaado ayaa alle la xusuusanaysaa, ilaaheyna wuxuu ugu jecelyahay, qofgka markuu nimcada ku jiro, xusuustiisa badiya.
wa salaam