    Yaska | Unrecorded Date asalaamu 'alekeum; Ramadan Mubarak. TO All muslim sisters and brothers; Do you heard/know anything About AHMED from free-minds!!!!!, Have you ever heard Free-minds!!!!! For your information, to know more about Him and them, please check ISLAM Forum next forum --->!! Under topics: - About AHMED from free-minds (sheydaanka casriga)by ansaari -Intaan ka ogaaday Hadalada Ahmed by miskiin -Who prohibits things in Islam Qur'an or Hadiths? -SALAT in Qur'an regards, -Yaska- |
    Ahmad | Unrecorded Date Asalama Alaykum! WOW! What a double-faced creature; i'm Free-Minds now? You know...no wonder that you just wanna be "YASKA"---Yaska yasiirso yamtaada! NAAR ilaahay bilaash uma sameynin...keep that in mind! You can lie and cheat, you can even name people names that they are not...but you will NEVER EVER...be able to cheat the Almighty! Alas, I have a Protector in Him, Allah, the Lord of the Universe---do you not think He's enough for a Protector? Wander in darkness, ya Yaska---`cause, as I came to know, it's exactly where you belong! Toodles, No hard-feelings; Peace, Ahmad! |
    Yaska | Unrecorded Date Salaamu Calaykum Yaa ikhwati filcaqiiidda; Ma kale jecli, waxaad tahayba free-minder, bahhia, Qadari, Muctasil, Orientalist,Bidcoole, Munaafaq or what ever...as long as you hesitate the Sunna of prophet Mohamed (ppuh) and emmbedd Islam with other religions(specially christianity and judaism). TO Viewers; Please fellow his story very carefully, it may take a time for reading and discovering the real face of him, you can find from neigborhood forum(ISLAM) under above mention topics. Waxaa la yaabaa in uu muuqaalka sare iyo waxyaabaha uu akhrinayo aa aad ula dhacday oo aad la yaaban tahay QOFKAn waxa lagu haysto! Soomaalidduna waxay tidhaahdaa "Intaanad Falin ka fiirso", Waxaan aan ka hadlayno waa DIIN ma aha Ra'yi, mana aha Joke,Cullimdeene horena waxay dhihi jireen " Waar Diintu waa amaanee...Ogaadda/Iska hubsadda Qofka aad diinta ka qaadanaysaan" |
    aliweli | Unrecorded Date assalaamu caleykum to yaska; walaal halkaa ka wad dadaalka aad adiga iyo rag kaleba ugu jirtaan in aad ka ilaalisaan diintiina munaafiqiinta ku soo dhuumanay magacyada islaamka sida ninkan la baxay AXMED, oo kale. To axmed; saxiib, ha u malayn in aad si ciyaar ah dadka ku duufsan kartid ama aad dadka qaladkaaga kaga dhaadhicin kartid, waayo maanta qofkasta oo somali ahi wuu yaqaan aqoon diineed oo ku filan oo ay iskaga ilaliyaan dadka adiga iyo wixii kula mida. allah ayaana balan qaaday in uu diintiisa (islam) difaacan doono kana ilaalin doono in la bedelo waxaana had iyo jeer u feejigan culimo ilahay diintiisa baray sida kuwan somaliyeed ee suuqa kaa saaray munaafaqyow. |
    Ahmad | Unrecorded Date Asalama Alaykum! ALIWELI,(WHAT the hell of a name is that??? that is a SHIRK name!) Alle wuxuu balan-qaaday inuu KITAABKA xifdinayo Kitaabkiisana wuu xifdiyay! Diintaan weligeed...ilaa iyo Adam iyo Xaawo, SHAYDAAN baa mar ba wax ku darsanayay. Markuu Ciise(pbuh) soo noqdo...insha Allah markaas buu Alle diintiisa nadiifinayaa, inta ka horeysa, shaydaan is always free to corrupt the mind it can corrupt; i'm just blessed to think i'm not one of those he can corrupt! I say that LAA ILAHA ILALLAH ...and I say HIS MESSANGER IS MUHAMMAD(pbuh) and I say that HIS QUR`AN is complete; ah, BLESSED BE! Bini Adam waa DICIIF...Ilaa kii Alle hadayn ku xoojiyo ma`ahane; aan sugno...maalin Alle xukumi doono wixii qaldan! :) Ramadan Mubarak! Peace, Ahmad! |