We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Dear: Sisters Asalaama Caleykum Walaal waxaa magacaga la dhahaa Ubah, waxaa u raadinyaa Ninkaya xaaskii labaad marka gabartii diyaar ah nala soo xiriir, ogoow anigu mawaalin mana xanuunsi, laakiin ninkayga ayaan wanaag la jecelahay iyo wuxuu rabo, mida kale waxaa jira gabdho badan oo aan haysan waxay guursadaan , Abaayo ila soo xiriir insha Allaahu Ceeb maaha guurka badan, anigu meeqa ayaan ayaan wiil raadinyaye ilaa aan wiilkan helay uma rabo gabar kale. I hope i will heard you soon sisters let's save our sisters Your's Ubah
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ahahahahahahahahahahah oooppsss!!! The New Millenium is here!!!!! Hey..Why not!!! I am watching this one closely
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date macaan waad mahad san tahay laakin 1 suŽaal ma ogoshay inuu ninkaagu lacag badan bixiyo reerka gabadh siiyo haa haddii ay tahay aniga diyaara. lacag lee imarta! haddi kale maxaanu kibrada u khasaarin kaftan!!!!!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date TO JECEL IS HERE . Walaal marka hore salaan intaa ka dib gabadhan ubah waxay soo bandhigtay fikrad iyo baahida ninkeeda ....... Markaa hadii adigu marka hore aad guurdoonaysid kamaad hadasheen hunguri oo gabdhaha soomaaliyeed kumaanaan aqoon inay lacag la soo boodaan, Hadaba walaal realy waxaad tahaya wlaashay iska jir sidaasoo kale yay dhicin marlabaad . Ubaxna waxaan leeyahay waxaad tahay gabadh ilaaheedii iyo ninkeediiba ixtiraamtay ee adigana alla ha ku ixtiraamo AAMMIINN... Mahad sanid
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To: The Jecel Walaalo horta waxa fiican inaad magac lagugu garto sameysatid, mida kale Maanta gabdhii ayaa waayey waxay guursadaan oo iyagaaba Ragga Aroosa marka waxba isla waayin meynee nala soo xiriir hady run kaa tahay waxaad nala cunin waxaan cuno. To: Nuur Thanks Walaalo hadalka fiican oo aad noo soo jeedisey, Ilaa hada waxaa nala soo xiiray 3 girls and we are working on which one to choose Insha Allaahu, we should save our Sisters. Your's Ubah
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Ubah: Hadaa run sheegeysid noo sheeg magaaladaa deggantahay, ninkaada da'diisa, cilmigiisa iyo siduu ku masruufi karo laba xaas? Caruur ma u heysaa mise intaa isu dhali weyseen ayaad rabtaa mid caruur idiin dhasha? warka noo soo kala dhidhig macalimada.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Ubah, walaal ninkaaga muxuu asag uu raadsan waayey naag, ileen dooqiisa asag ayaa kaa badiyeey. Mase, waxaa rabtaa inaad hadhow qiil ka dhiigatid "naagta ana ku daray" iwm? Riwaad fiican baad wadaa.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date TO SISTAR UBAH WALAAL ILAAHAY HAKUWANAAJIYO SIDAAD NINKAAGA UWANAAJINAYSID IYO REERKAAGA MARKAA WAXAAN KU ORANLAHAA WAXA KUUGU WACAN WAA ''TAQWADA'' ILAAHKUSIIYEY IYO NIYAD WANAAGAAGA OGOWNA HADAAD KUSUGNAATO IIMAANKAAGA ILAAH KUSIIYEY NOLOSHA KUMA QASAARAYSID
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date HI UBAX ABAAYO MARKA HOR WAAN KU SALAAMY SALAAN KABACDI ALHA KUU WANAA JIYO NIN KAA GA MID KA LE NA WAAD HELI DOON TAA
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Dhamaan rag iyo dumarba waad salaaman tijiin,tan xigta gabadha Ubax la yiraah salaan gaar ah gudoon dad badan ayaanay fahansanayn xigmada kadanbaysa fikrada ubax ooah ninkayga ayaan u raadinayaa xaas labaad hadaba hadii ninkeda uu marba doonayo xaas labaad waxa ubax u wanaagsan mid ayada ay kaheshay waayo gabadhaa waxay wadaagidoonan nolol,tan labad gabar aysan aqoon haday reerka ku soo saaido waxaa sura gal ah in ay dumiso reerkii hore ee jiray. su'asha Xalwo oo ah wax ma isku dhasheen mise waxad doonay saan mid wax idin dhasha? yaa garantiyo bixin kara in ay waxdhalidoonto? imisaa takhatirta ka daaleen,imisaa hal da' mooyee waxkale lagawayay waxaa hubaal ah in ay jirto xikmad qarsoon oo gaar u ah UBAX. Arintan maha wax cusu oo gabadhan Ubax bilowday ee waa dhaqan hore oo lagatagay waayahan dambe'waxaase soonooleeyay Ubax iyo kuwo la mid ah waxaa idin sugnaatay ku dayasho. Fadlan hadaynaan hayn ra'yi cusub ama talo qusaysa gabadhan joojiya jees jeeska ,raali halayga a haaddo hadaan gafay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ubax walaal waad salaaman tahay baaye maxaa ku waaley oo aad ninkaaga u ceebeyneysaa oo aad internetka ugu soo qoreysaa ma handcap baa oo guriga uu yaalaa mise uu ku dhibay oo si aad uga tagto ayaad weysay. sis sharafta ha ka qaadin waa nin rag ahee haduu naag 2 rabo oo aad raali uga tahay asaga maxuu u soo qori wayey tobicga mise sida wax loo qoro ma yaqaano(lol). baaye adiga ma ku filnaan weysay maxaad u leedahay nimankaa yar oo naagaha aan axsaan u sameeynaa yaa asxaan ka marabaan aa ka horeyso labada qof haday is rabaan ayaga ha is doontaan ee adiga ka dhax bax mise in aad controlsho aa rabtaa walaahi aqliley aa tahay midkoo oo dabaal ahna waad qabtaa haduu taas kaa ogolaado. sis take care
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date DULI ALLA KUBAD XAYAWAANTAN ISKAHADLAYSA NAA MARKAHORE WAXA LAGAHADLAYO U FIIRSO DOQON BAA TAHAY DEEQOY MA WAXAAD KA XUNTAHAY IN NINKAN NAAG KALE GUURSADO ADAA ISKA DHIGAY MIDII LALA GUURSADAY MAXAA KUGU QABTAY INAAD TIRAAHDO MAHANDICABAA ALLAOW AADAN NAAG II NOQON AYADOON LAYSGAARIN AYAAD XERYAHA JABSATAY TAN LABAAD WAXAA KUU DAN AH HADAATAHAY GABAR MADAX BANAAN IN AAD GUURSATO MID NAAG KALE LEH INTAAD DARBIYADA JOOGI LAHAYD KOLAY ANIGA KUGUMA AFAREEYEEN NINKA LAYIRAAH DHIIGA AAD AYAAN UGA HELAY HADALKAGA THANKS BRO UBAH ADIGANA GOOD LUCK
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Dumarka soomaaliyeed waa xaasidiin bal eeg siday gabadhaa mooralka uga dilayaan waxay ku biiriyaan oo wanaaga iskaba daayoo!!! Su'aalo iyo daalac ayaa looraacay runtii aad ayaan ula yaabay waana sida bulshadu ku dibdhacdo. Aad ayaan u taabacsanahay Ubax waxaanan ku talin lahaa ku dayasho ayaa idiinku sugan illeen way idika maskax badantahay idinkana iimaansantahaye!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Dumarka soomaaliyeed waa xaasidiin bal eeg siday gabadhaa mooralka uga dilayaan waxay ku biiriyaan oo wanaaga iskaba daayoo!!! Su'aalo iyo daalac ayaa looraacay runtii aad ayaan ula yaabay waana sida bulshadu ku dibdhacdo. Aad ayaan u taabacsanahay Ubax waxaanan ku talin lahaa ku dayasho ayaa idiinku sugan illeen way idika maskax badantahay idinkana iimaansantahaye!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Aniga ayaa diyaar ah hadii adiga ubah ah uu ku furayo hadaad kamaarmayso ninkaaga ilasoo xiriir Araweelo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To: Sisters Walaalo horta waxaan joognaa USA, California ninkayga waxba kama xuma curyaana maaha, waxaan rabnaa inaan save gareyno gabdhaha soomaaliyeed oo raga la, waxaa dhib badan maanta si lugu helo nin waad og nahay hadaan dumar nahay, runtana waan ka xishoonaa, ee runta lagama xishoodo. Hadaan run idiin sheego ilahada waxaan Interview ka qaadnay 3 gabdhood oo kuligood inamo yihiin, welina mahayno Miss Rite marka Deeqo iyo Araweelo walaalo nala soo xiriira. Arintan waa caadi Soomaliya 4 dumara ayaa lawada guursan jiray maxaa ka micno aha anagu waxaan rabaanaa mid kaliya, Walaal marlabaad ha xishoonin ee nala soo xiriira insha Allaahi. To: Brother Walaal gabdhaheenii waa inaan save gareynaa oo gaalada ka ilaalinaa yaaguursan hadaadnaad guursan maanta fiiriyi ceebta nagu dhacday gabdhihii dariiqa afka looga dhuuqin kuwa Allaah ka badbaadiyey maahee. Walaashiib Ubah
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waxaad tahay gabadhii qarnigii "20AAD" ee soomalia.ta kale si iimanku ku fadhiyo ee aad ninkaaga naaglabaad ugu raadinayso ayay gabdhahani ka xun yihiin laakiin ma fahansana fikrada ku jirta.markaa ilaahay baa abaalkaasinaya ,naagaha soomaliyeedna waa xaasidiin qaarba moodayba inkeedii laga qaaday ama lala guursaday oo halkaa ka xanaaqay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date UBAXEY Naaa isku xishood oo try to satisfy your man instead of wasting your time on the internet looking for a second wife for him.I am sure you have a lot of reasons to take this step.I am guessing is one of them ILMO LA'AN?Or is it that ninkaaga is a wareeglow lugo cad so inorder to put him in place you want him to have a XALAAL variety. If you are naag KARTI LEH....Intaad dhiig is gelisid ninkaaga iyo reerkaaga ka adkow coz a marriage is for two people not a three and four connection...like AT&T & BT lol Very concerned TROUBLEGIRL
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Dhamaan inta wanaagsan waad salaamantihiin; DOQON iyo Dac kayeerba daankaa la jabiyaa, waxaa iga yaabinayo duli iyo gaalo oo dhan waxay soo qaateen garbasaar somali DOQNTAN ah(TROUBLe GIRL)bal horta fahan ujeedada iyo dooda itaadan fikradada dhiiban ama dac kayeer noqo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Ajab ajab ibaara allah, aadaa oo onnog adi kiila ek guursati oo AW er ki eraasa Ibaara Allah lay maahaaa!@!!!!!! Kusow Safiiraka
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waryaa Sigale edebyeelo yaanan *** kaa jarinee! Gabadha la yidhaahdo Trouble xaqiiqada bay ka hadashay. Waa run oo yaa weeye naagta rabta in xaajigeeda lala wadaago? Cajaa'ib. Walaal Troublegirl waan yaabanahee miyaadan yaabin. salaam
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date hadalka halay micneeyo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Ubah and her husband(if there is one) are looking for THREESOME. Ubah wax leefa ayeey rabtaa, ninkana naag kale ayuu ku kacsadaaa... runta hala isku sheego meeshan. you guys dont see the big picture. there is no woman that would look another for her man, unless she is planning to leave him or wants threesome. maybe Ubah's husbands is cheating on her and she wants him to have a halal relationship. thats my opinion,i should try that with my man...oauch
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date to: Ubax waxaan u malaynayaa qofkan ubax isku sheegaysaa inuu ninka naagta raadinaya yahay ee aanu naagba ahayn. Haddii kale waa naag iska ciyaaraysa, maxaayeelay uma malaynaayo qof diinlihi inuu internadka naag ka raadin lahaa. Qaar badan ayaa masaajidyada ilaahay laga helaaye maxaad internadka ka doonaysaa haddii ay diintu kaaruntahay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date to: Ubax waxaan u malaynayaa qofkan ubax isku sheegaysaa inuu ninka naagta raadinaya yahay ee aanu naagba ahayn. Haddii kale waa naag iska ciyaaraysa, maxaayeelay uma malaynaayo qof diinlihi inuu internadka naag ka raadin lahaa. Qaar badan ayaa masaajidyada ilaahay laga helaaye maxaad internadka ka doonaysaa haddii ay diintu kaaruntahay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date to ruun and trouble girl hadii aad ogtihiin in dadka qaar ka helaan threesome oo ay gaalo badani jeceshahay maxaad iyada oo muslim ah oo ninkeeda la jecel gabar kale oo xalaal ah uga muraaro dilaacdeen.. gaalada 3 someka kama xumidin laakiin iyada ninkeeda uma rabtaan naag kale haye? iska aamusa talo ma haysane
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Dear: Sister Asalaama Caleykum Walaalo waad mahad santihiin rayigiin, Qofkaan raadinayne waan helnay, waxaan layaabay Gabdhaheenii meesha ay marayaan waxna la yihiin, anigu waxaan helnay African-Amarican sister good Muslimah, adinku meeshaan ayaad waxa ku la adihiin weligiin ka sheekeeya xumaan iyo sex meeshaana Guumeysyo ku noqda. To: Ruun Walaalo all Doors are closed now may be third wife we will contact you insha Allaahu, To: Bro Walaalo pls save our sisters aad aragteen meesha aya marayaan iyo waxay sheegayaan marka Allaah wuu idin weydiin, meesha ka kaca oo fiirya Gabdheena wuxuu Jerry Spinger ku jirabay maanta hadalkooda iyo Dhaqankooda, Balaayou ku leeftay meesh Lo maa joogta.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To: Xaawo Thanka Walaalo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To ubah walaalo miyad jiran tahay mar kad inn kaga u radineso naga kalee waxan u malenayaa in ad qan cin waydan ininkaga waayo waliga manan arkin nag nnin keda u rahinesa xaskale marka walaaley maxad ka wadaa shekadas hadan anigu firiyaya fag radada waxay ila tahay lalabo oo ad ban uga xamahahay inad wxa ,sasa o kalaa ku so qolrto mesha: waxan ku way dinaa isaga maxad u dhihi wayda radso xaskale, mise makula tahay in laga in baxa in an lagursan nin leh xasa marka aniga waa iga talo ee isku xisho by hodan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date to ubax haye walaaleey ma ninkaaga baad gabar kale uraadineesaa?hadaba hadii ay run kaa tahay ama aad is dhaheesid ninkaaga haduu kaa raacayo mid kale ku tijaabi,waa arin adiga kuu daalo bal ninkaaga baaba rabaayee aniga ila soo xiriir anigaa u baahanee
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date LOOOOOOOOOOL@DEEQA AND TROUBLEGIRL TO UBAX NAA I DHAGEESO ........NAA WAX MAJOR AH BAA KAA MAQAN EE .....MAANTA INTII LA JOOGAY WAXAAS INAAD KU HADASHO BAAD KEENTAY OOBA ISLA FIICAN TAHAY ...NAA NINKAAGA HADII AADAN KA ADKEEN OO AAD QANCIN WEYSAY MAXEE KULA TAHAY HADAAD NAAGKALE OO QANCISO U HESHIG INEE SHEEKADA AHAAN DOONTO SAME...BA'AYEE WAR MAKEESID NAA ORADOO MEESHA KA KAC OO NAAG ISKA DHIG OO NINKAAGA DHAQO..MINDHAA AREEBAA TAHAY OO QURSHUQ WEYN...NAA AQALKA UUNSI KA BUUXI OO JOODARIGA UUNSI UGU SHID...ANAA TALO KUU HAAYO WAXAAD SAMEESAA IS QURXI OO TINTA SHANLEESO DIRICA ALAFALAAXA NOQDAY ISKA BADAL .....GUNTIINADA DILAAC WEYN TUUR OK....CAGAHA JEEX JEEXA BADAN SAFEE OK.....SUG TALA MA DHAMAAN...CATARKA DHUQOOSHINKA MARSADAAN ISKA BADAL WAA IGA TALO ..QAADANA OK...WAAN KUSII WADI LAHAA LAKIIN CASHARKA AYAA KUGA BADNAANAYA .....NAA DULINIMDA ISKA DHAAF EE CEEBTA QARSO.SHARAFTANA WAABA ISKA QAADAY EE INTA KUGA HARSAN DHOORO...SIDEE DHEEQO IYO TROUBLE KU DHAHEEN XISHOOOD YEELO OO MEESHA ISKA HURFUS.....AND FOR U TO HAVE THE NERVE TO SAY U DOING US GRLZ A FAVOR ......WHO U KIDDING TRUST ME EACH 1 OF US CAN FIND A 100% BETTER MAN THAN UR SO CALLED NIN AIGHT....SO STOP BULLSHITTIN U AIN'T DOING NO ONE ANY FAVORZ....AIN'T THAN RIGH LADYZ?? WAXAAN KU GABAGABEENI HANUGU MARMARSIYOONIN ABAAY SOCO BACAADKA KA KAC PS: U SAID U FIND THE GRL U BEEN LOOKING AND SHE IS AFRICAN AMERIKAN....HADEE KUU DHAMAATAY SAA NINKAAGA DOGGY STYLE BAA LAGAA BARI .....N U OUT THE DOOR SIS...HATE TO SAY IT BUT ITS THE TRUETH ..GOOD LUCK JAAW TAKE CARE UBAH BIRIMO
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date TO:Ubah Ubah waan kusalaamay, salaan kadib walaal naagiihii asxaabihiiba nimankooda naag uma raadin jirin iyagaa raadsan jiray. waxaan ku dhilahaa gabdhaha soomaliyeed meel ha uga dhicin nin adiga ku anficiwaayey haku qaarijin dadka kale hadii uu nin fiican kuuyahay adiga kaama bateen. GOOD LUCK:
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Ubah is a man passing as a woman. If you are a regular user of the forum, you should have seen him posting as a man.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date to ubah i think there is something wrong with you and your husband.may be you can't stand him going out with other women then you suggested that he get married just to keep him satisfied.anyways there are a lot of single brothers,with no kids or wife why should someone choose to be with a married man.keep your husband busy if you think he is cheating.i don't wanna share love with a married man hell no.i think you have some major problem and you just trying to cover it up,good luck sister in your so called relationship.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date EVER THOUGHT OF BEEING A " SWINGER " ? JUST A THOUGHT.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date sangawi To Haweenka maseyrsan Bisad(Dumad,mukulaal)baa Hilib meel suran aragtey!!! markey gaari weydey bey uf tiri oo ka tagtey.....qofwalbow....Garaadkaa ku dey
|