Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): DAAWO "MOVIES CHANNELS" ADIGOON LACAG BIXI . " S.SATHACK007 "
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

PPD 007 S.SATHACK007

Unrecorded Date
PPD 007 S.SATHACK@SWEDEN.COM

WAXAA AHADY ARDAY WAXA KA BARTA WADANKA SWEDEN
QAS AHAAN WAXAAN BARTAA ELEKTRONKA WAXAAN AAD U
XIISEEYAA QALABKA SATLATTKA AMA PARABOLKA/DISHKA.

DHANIYARADA XIISEESO FILMADA IYO BOXSINKA WAXAAN
UGA FAA IIDEYNAYAA SIDA AY U DAAWANLAHAAYEEN TV1000/CINEMA , CANAL+ DIGTAL .

ADIGOON WAXABO BIXI =LACAG LAŽAAN
ILASOO XIRIIR QOFWALIBA OO AH SOOMAALI .

MAGACEEGU WAA PPD 007
S.SATHACK007@SWEDEN.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mahad

Unrecorded Date
Saxib anaa u baahan kanaaladaa E-mailna waan kuu soo diray, welina jawaab maan kaahelin ee sidaad ii caawinkartaa?.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suleman

Unrecorded Date
walaal waxaa halkan kuugu salaamaya aniga oo layiraahto suleman , markii aan aqristay arimihii ku saabsanaa tv1000, iyofilmnet waan jeclaan lahaa inaad iga caawiso hadii aad awood amaba aad waqdi ii heleyso waadna kumahad santahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QAdar

Unrecorded Date
Alasalamucaleykum saxiibayaan,marka xigana iga hooyo wax in anfacaya mid aduun iyo mid aaqiro ogaada xubinwalba oo jirkaada kamid ah in su,aal wan udanbeyso si imtaxaankas danbe aad ugu guleysataan fadlan Illahey qeyr ha,idin siiyo camal aad ajar kaheleysaan doonta waa Mahad iyo Suleymaan,waadna mahadsan tahiin mida Alle sokadiisa waxaana adiin rajeynayaa in aad iga aqbalidoontaan Inshaa,allah.

BY:Walalkiin Qadar,DK.