Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): A/CALEEKUM yaa uqtii and yaa aqwanu muslimiin
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hinisaar

Unrecorded Date
BY Hinisaar'

waxaan ahay gabar muslim ah oo ku nool khurbaha
Iam 18 year kuna nool SAK waxaan suaal waydiinaayaa gabdha somaliyeed meel waliba ay joogaan
1'' tiseed heesataan diina islamka markaad soo
gashaan khurbaha?
2´´sideed ugu dhantaa ?
3''maxaa ka dhigay xijaabka markaad soo gashay khuraha?
4'' qurax maleeyahay sanka dura iyo suniyaha laxiiray?
waxaan donaayaa in oo gaado inta aamisan allaha
abooda badan ee abuuray marta san ognahay inta
muslimnima isku raacday dunidaoo kaliyah somalia maasha allah
marka khurbaha la soo garay intee ayaa fisahaaday
intee ku dhaqanta diinta islamka

wasii soconayan suaalaha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
adeeg alah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jayte

Unrecorded Date
Adeer hinisaar,

Allaha kuu siyaadiyo aragtida aad leedahay, anigoo garan kara inaad su'aalahaaga aad ka wadid baraarujis ayaa waxaa jirta in qof waliba wuxuu yahay uusan is qarin karin.
Tusaale, Somalia markii la joogay dadku waa cabsan jiray (eedo, adeer, abti, awoowe, habaryar, aqribada, dariska iyo dadweynaha) intaasoo dhan ayaa waxay taqanay wax la yiraahdo (ceeb) waxan waa (qalad) marka cabsida meeshaas ayay ka socotay. Marka maadaama intaasoo dad aan soo sheegay aysan jirin ama haday jiraan aysan awood u lahayn inay yiraahdaan waa (ceeb) adeer cid laga cabsado oo kale ma jirto. Waxaa soo haray dadka iyagu yiraahda waa (qalad) waa (xumaan) iyagu miisaankoodu waa Ilaahay, isagaa diiday waa (qalad) isagaa yiri waa (xumaan).

Waad garatay ayay ila tahay adeer.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DACAR

Unrecorded Date
war nin kaagan lamagac baxay HINISAARwar wa ala mahadii mar hadaad wax hanuuninaysid oo ala xuskiisa meesha noo gu shee gaysid,marka hore waa iga su,aalee xisbigan ma wakiil baad ka tahay,oohadadan ka ehayn dee waan iska aamusay, hadiise aad katahay waxaan doonahayay inaad iigaga soo celisay hantidii ay iga dhaceen oo ahayd gurigaygii oon aqaano ayaa waxa dagan maxkamadaha ka dhisan muqdishow,oo aan ku fiirsaday cajalad laga soo duubay sanadkii tagay ee ninka ama naagta duratay waxba igama dhicin oo ilaahigooda ayey danbi ka galeen ee taasna xasuuso,
oo hadad been umalaysid waan kuu soo dirahayaa sawirkii gurigayga oo lagu xukumahayo nin cabay xashiishad oo ayku xukumeen 20JEEDAL marka bal ikawaran amuurtaas ee walaalow ii sheeg aayadaa meeshay quraanka uga jirto....


DACAR-DACAR-DACAR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BADGIRL

Unrecorded Date
HINISAAR.....

YAHOOOY I MOOD AAN KU IRI

BADGIRL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suleeqa

Unrecorded Date
TO HINISAAR


waad ku salamantahay salan kadib saaul ayaan ku wadii diinayaa
hinisaar matahay <hinisaar ahmed somali
oo isku baranay magalada maka ee dalka soudi arabi gabadhaas aan sheegayo waxay timid hajka
sanadka marku ahaa <1997 waxay katimid canada
SASKA abaayo hadii tahay gadhaas aan sheegay
waxaan ahay <suleeqa mohamed oo wada daganeeden
maka ayeeyadaa ayaan mogadisha dariis ahaan jirnay iyo hooyadaba ee abaayo mashinii imaad dagtii mise waad guurteen telefonkii waan idiinka wayeey
hooyadeey ayaa isheegtay in aad isoo wacdeen
aniga waan ka soo tagay saudi waxanjoogaa ingariiska mudo hal sano ah gabadhaas hadii aad tahay aan sheegay magaceeda iyo ina ayaheeda waliba gabadhaas waa <sudaan waxan isbaranay markee timid hajka ayeeyadeed hooyo iyo abaheed iyo awoowaheed abe oo ladhaho qumeed
abaayo hadii tahay igala soo xariir
emaikaan


SULEEQA @hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to.dacar sxb horta adi degdega iska dhaaf guriga aad sheegeyso ee maxakamadaha wax ku karbaashaayaan ma tagtay oo ma weydiisatay gurigaaga ?mise meel cidlo ah ayaa wadadada ka heysataa walaal aniga waxaan ku dhihi lahaa la xiriir dadka joogo gurigaaga ama islaamka ha daayadeyn .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hinisar

Unrecorded Date
TO jayte

adeer mahad sanid aad iyo aad ayaad ugu mahad santahay. figradadaan wanaaga badan
waa run wax aad qortay waa wax ka jira khurbaha somalia waxa laga baqi jir walidka
taasi waad tan aad sheegtay
waan ku mahad cinaayaa qeer eba hakugu
badala


TO dacar

dacaroow aniga waxan ahay gabadh ee maihi
nin walaal waxa iga waani ah eba ha ku aburtay
kabaq eeiska wax yaa ajarka kagkordheenin
nabad galyo

T

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hinisaar

Unrecorded Date
TO suleeqa

walaal suleeqo waan ahay gabadh aad sheegeeso
laakiin fah fah taadu dheer abaayo imailka waa qalad ee ii soo jawaab waan ku gar tay sifiicaan
by hinisaar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haji

Unrecorded Date
Hinisaar Asaalamu Alykum Walaashiis abaayo internet waa meesha ugu fasahaadsan marka wax sheegayso dadkaan sikale ayay u qaataan ?ogsoonooow saas ayaan kuu gu ogahay , usheeg gabdhaha qurbaha isku badalay ?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

adventurer.

Unrecorded Date
dacar.

qabiil ku dil xabadka waaba ka fariistee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HINISAAR

Unrecorded Date
TO HAAJI


WALAAL WAAD MAHADSANHAY IN BADAN LAAKIIN
DADKA WALAALAHA AH IN WAX LOOSHEEGO WEY HABOONTAHAY WALAAL THANKS ALOT
BY HINISAAR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aniso C

Unrecorded Date
To Hinisaar:

Abaa macaan waan ku salaamay. Abaa waxaad naga dhigtay ineey gabdhaheena soomalida ah oo maanta qurbaha jooga inaan isku wada midnahay abaa qof walba suu ilaahey ka dhigo & caqligiisa siiyo buu noqdaa hadaan xijaabka waxaan u arkaa & goonada dheer gabadha quruxdeeda dhan inuu yahay tii aana rabin ineey xirato kuma qasbi karno oo wax aay ayada dooratay mana aha waxabeerta ku jira ineey yahiin gabdhaheena qurbaha ku koray meeqo naago oo na dhali karo aaya ayaa hadaad aragtid kaa cajaa ibinaya waxeyna moodan ineey faan tahay markaan anaku adinka idin la ekeyn wadanka xijaab kamaana aqoonin oo dadka waa wada madax qaawanaayeen marka qurbaha maaha waxa dadka haleeyay ee ayakaa & caqligooda ayaa sida isu galay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HINISAAR

Unrecorded Date
TO ANISA C


WALAAL ANISA WAAN KA QADAY SALANTA MAHAD SANID
WALAAL MARKA AAD LEEDAHAY XIJAABKA LAGAMA AQOONIN
WADANKEENA SOMALIA WAA WADAN MUSLIM AH DADKA OODHAN ISKU MID MAAHAN XIJAABKA WAA AYAAD QURAAN AH EBE WAXUU TIDHI
< YUD NINA CALEEHINA MIN JALAABIBIHINA
MIYAAD ILOOWDAY AYADA QURAAN AH EE ABE SOO DAJIYEY
WALAAL HADII SHAXKABIXIN LAHAA GABDHAHA
WAA IGU CEEB ANIGABA GABAR AYAAN AHAY
BYE THANKS ALOT

TO DHAMAAN

A/CALAYKUM YAA UQTII AND AQII

WAXAAN UMAHAD CILINAAYAA DADKA FIGRADAHOODA DHIIBTAY LAAKIIN GABADHAHA WAYKU YARYAIIN
WAX II CADAATAY DADKA DIINTA XIISEEYO IN EEY YAR YAHIIN
BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salka

Unrecorded Date
to aniisa walaashiis boyntiga waa in la fahmo wax saxda hintisaar waxay ka hadleeysa waa waxsaxah eeislaamku leeyahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aniso C

Unrecorded Date
A/caleykum:

To:Hinisaar

Abaa macaan qalad aad i fahantay abaa waxaan iri dadkeeni soomaliya joogay uma badneeyn wax xijaabta abaa xijaabka wax ilaahey nafaray waa la socdaa inuu yahay waxaase iga dhigaty qof xijaabka diidan oo ka soo horjeeda abaa waxuu ilaahey nafaray hadaan kasoo horjeedasamo muslinima maba iitalo meeshaba abaa qurax ma aha sharafna ma aha gabar madax qaawan oo surwaal isku dhiijisay laakin ani waxaan aaminsanahay maanata gabdhaheena jooga inaan ka asturnaan badanahay kuwi soomaliya joogay hadeey soomalidu aad mooda diinta sifiican ineey ugu dhaqmaan oo wagi hore ineey iska indha tiri jireen.

To SAlka:
A/caleykum

Walaal 100% waa kugu raacsanahay laakin waxaad mooda khalad inaad ifahanteen ee waxaan qoray saan kawaday aa si kale u qaata teen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geedi

Unrecorded Date
hinisaar waad soo xajiday walaahi gabar fiicanaad tahay .guurso intey gooro goor tahey,nin fiicana guurso, meelahana hasoo booqanine iska dhaaf shedaamaa ka buuuxa.rag sharaftiis masaajiida ka baro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hinisaar

Unrecorded Date
to geedi


walaal mahadsanid laakiin guur diyaar umahi
masaajiidka kuligeen ale hanugu hanuuniyo