Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): WAXAAN DOONAYAA GABAR WADAAD AH OO GUUR DOON AH
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qadar

Unrecorded Date
ASALAAMU CALEYKUM

Waxaan ahay wiil doonaya in uu guur sado gabar wadaad ah oo diinta taqaan sida uu Nabiga CSW uu yir :Udoor caruurtiina hooyo wanagsan oo diinta ku fiican.

Xataa dhib malaha hadii ay diinta wax badan ka aqoon aniga ayaa barayo .

Waxaan jiraa 27 sano waxaan ahay arday barta Elektronka degen wadanka SWEDEN .

PPD_007@Hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Gabadha aad dooneyso waynu kuuso raadin, balse, waxaad noo soo sheegtaa, Firqada ay ka tirsantahay, Sida, Al Itixad, Baabul sufi, al islaax iyo "The Regulars" yacni sidayda camal gabdhaha aan firqaba an ku jirin..a.k.a.. NON DENOMINATION
waanu kaa war sugi?

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qadar

Unrecorded Date
TO :Ciise rooti

THX BRO

waan ka xumahay gabar matahid waana se helay qofkii aan raadinay ay sxb thx

ciiserooti sxb baro qur'aanka ?
iska dhaaf dagaalka aad kula jirto muslimka ?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Qadar

Saaxibul ciyaal....Si kale baad wax u fahantey, waxaan u malayn in aad ka mid tahay kuwa layiri
caqligoodu caguhuu kaga jiraa.
Halkaa ka miis

mhsanid anyways

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hodan

Unrecorded Date
To qadar
Walaal waxaan ahay gabar xijabata oo ilahay ka baqda lakiin diinta sii fiican uma a qaani
sidee u maleysaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khadar

Unrecorded Date
Asalaamu caleykum
To: Hodan
From: Khadar

Walaal Hodan aad ayaan ugu farxay sida wanaagsan aad wax ii ey diisay .
"ILLAH waxa uu yir Muminiinta waa kuwa markii diinta loo sheego qalbigoodu baqo ama galaan waxa loo sheegayo Illah dartii ."
Hodan walaal haka tagin xiriirka ALLE .
Kuna waani gabdhah kale sidaad oo ka .

"Hodan Jazaakallaah"

Asalaamu caleykum
PPD_007@Hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
To:Hodan

Waxaan ku weeydiiyey, seebaad u xijaabataa hadaadan garaneyn meesha asalkiisu xijaabka ka yimi?????????????

TO: looser Hound

Gabdhaha wadaadada ee carada bashaqleeynaya miyaad Mid ka weydey.

Dude, Don't be tripping man, getta live bro

Peace Till next time

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khadar

Unrecorded Date
ASALAAMU KALEYKUM

To: Ciise rooti
From: khadar

Walaal aad ayaan uga xumahay in aad ku noqoto diinta sidaa waayo waxaad ku dhalatay diin islaam ah waxaan ku tahay duulaan ma'aqaan sababta kugu kaliftay sxb ?

Ciise Rooti walaal ILLAH qur'aankiisu wuxuu ku yir
"SUURAT AL-Aclaa :87"
Aayada:10: Waxaa waantoobi ruuxa Eebe ka yaabay.
Aayada:11:Waxaan ka fogaani waanada Ruuxa xun.
Aayada:12:Ee ah mid gali Naar weyn.
Aayada:13: Oon ku dhimanayn dhexdeeda kuna noolaanayn .
Aayada:14:Waxaan liibanay ruuxii Daahir noqda

SADAQLLAHUL CADIIM .

Marka walaal Ciise Noqo kuwii uu illah yir waxaa liibaanay Ruuxii Daahir noqda.

ASALAAMU CALEYKUM

PPD_007@Hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RAKIIM

Unrecorded Date
TO CIISE ROOTI

NINYAHOOW ILAAHAY KABAQ. NIYAHOOW WAA LADHIMANAYAAYE AAQIRO SAMESO BRO . OK

ADUUNKU WAA MAALINGALINKEED ILAAHAY XAGIISA.

ADIGA DIIN ISLAM AH AYAAD KUDHALATAY BALSE LAGA YAABAA INAY FALSAFADA REER YURUB KUBADASHAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdirahman

Unrecorded Date
salaamu caeeykum
salaan kadib hadii aan wax ka iraahdo inanka doonaya gabadha diinta leh way wanaag santahay sida aad uraadineeso guurkaaga balse waxaan kuu sheegaaya walaal iska eeg mida aad guursaneeso maxaa yeelay waxaa haboon inaad sifiican utaqaano gabadha aad guursaneeso yaci loo´magoorsado diin bay taqaanaa oo kaliya ee fiiri aqlaaqdeeda xitaa. anigaa ayaa ku qasaaray sidaas ee kadig toonow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khadar

Unrecorded Date
To: Abdirahman
Asalaamu caleykum
To: Abdirahman
From: Khadar

Walaal waan ku fahmay laakiin waxaa radinayay qof diinta ku fiican .taadku qasaarta waxaa laga yaabaa in ay ahayn qof xun laakiin adiga ayaa laga yaabaa in ay ka socotay dhankaada .
Gabadh taqaan diinta islaamka wey ogtahay xaqa uu ku leeyahay ninkeeda , Ninkana waa in uu ogyahay sxb

Asalaamu caleykum

PPD_007@Hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KHADAR

Unrecorded Date
Asalaamu Caleykum Bro/Sis
DADKA CAYD BADAN IYO KAFTAN XUMIDA

Waxaan jeclaanlahaa in aan ka hadlo in yar mowduucaan kaftanka dadka islaamka ah. kalifay dad badan oo aan ogeen in ay diintii ISLAAMKA ka tageen maadaama ey yiraahdaan "Wax illah yir ey yiraahdaan ma'oran"ama ciyaar iyo haluguu aqoslo darteed ku beenabuurto Eebe ama wax xaaraan ah xalaalsada .

Waxaa jira dad ku kaftama markii lagu yiraahdo "WAR ILAAHEY KA BAQ"
Wuxuu ku jawaaba erayo xunxun aan afka la soo marinkarin .
Dadkaas oo kale waa dadka uu ILLAHEY yiri:
Suurat As-Saff juz 28 aayada 7
Yaa ka dulmi badan Ruux ku been abuurtay ILAAHAY isagoo loogu yeedhi Islaamka, Eebe ma hanuuniyo dadka daaliliinta ah .

Waxaa kaloo jirta dad badan oo naceb in laasheego wax waano ah.
Waa ku wuu ILLAHAY yiri :
"SUURAT AL-Aclaa :87"
Aayada:10: Waxaa waantoobi ruuxa Eebe ka yaabay.
Aayada:11:Waxaan ka fogaani waanada Ruuxa xun.
Aayada:12:Ee ah mid gali Naar weyn.
Aayada:13: Oon ku dhimanayn dhexdeeda kuna noolaanayn .
Aayada:14:Waxaan liibanay ruuxii Daahir noqda

Waano

Suurat Nuux :juz 29 Aayada 10
Waxaana ku idhi Eebihiin dambi dhaaf weydiista waa dambi dhaaf badanee.

Marwaliba Eebe si gaar ah ayuu ula hadlaa dadka Muslimiinta ah marwaliba Aayad waliba wuxuu yiraahdaa "kuwa xaqa rumeeyey".
Waxaa uu Eebe u balen qaada "kuwa xaqa rumeeyey" Janna .
Eebe ma'ah mid ka baxa balen ee waa caadil balen ofiye.

Walaalayaal kuwa usheega kuwa sida xun u hadla ku been abuurto Eebe.

JAZAAKALAH :

As-salaamu Caleykum

PPD_007@Hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xayaad

Unrecorded Date
hello khadar

walaakiis sweden waan ku noo lahay wax badan laakiin nabiib daro wiil wadaad ah waa ku
yarahay wax duli ah mooyee oo siiba stockholm
waa meel fusuq sikaastaba meeqa jir aadtahay?
sweden wageed kaga nooshahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nuur

Unrecorded Date
salaamu calaykm dhamaanteen ilaahay ha inoo gargaaro waa dhaliyarada guurka xalaasha jecel ee soomaaliyeed meelkasta joog anigu waxaan nin soomaaliyeed 37 sano qaadi kara masuuliyad gabadh wacan ila da, ama iga yar haday run kaa tahay waakan emailkaygu gurey_A@YAHOO.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAAWO

Unrecorded Date
TO NUUR
YAAHUU 37JIR YAAN KUGURSANAAYO
WAAAAW WAAAW
VADÅ DYSHWÅDÅ
HÄRBRAPÅ

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qadar

Unrecorded Date
Asalaamu Caleykum
________________

From: Khadar
TO: Xayaad
____________________________________
Walaal marka hore waan ku salaamay .
Waxaad ku sheegtay in sweden ey ku badantahay faasuqnimo , walaal marka hore
sweden waa wadan gaaled muslimkan ku yar
yahay laakiin qofka Illah ka yaabaa ma noqdo
faasuq.
su'aashaadii ahayd :sweden wageed kaga nooshahay?
Walaal waxaan kaga noolahay " Malmö "

PPD_007@Hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fardoowso

Unrecorded Date
to qadar allaah ha kuu sahlo ammiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jabka

Unrecorded Date
ma ogtahay warlaay inuuyahay waqtiku marna lamahuraan ..... adiguna hada aad haraadsantahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
haday wadaad ahaan jirtay oo imika xijaabka in yar yara qaaday ka waran xaaji?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaasmiin

Unrecorded Date
salaamu calaykum dhamaan walalahayga muslimiinta ah:

To:khadar

walaal bacda salaan ilaahay subxaanu watacaala haku siiyo zowja saalixah taqaan xuuquuq al zowjiyah oo ah xaqa lagu leeyahay iyo xaqa ay leedahay adna hakaa dhigo kii ka soo baxa xaqa ilaahay korkaaga saaray, walaal saad u sheegtay rasuulkii waxa uu yidhi xadiiskii ka hadlaayey guurka waxaa ku jirtay < fadfir bidaati diin taribad yadaak> oo ah guurso mida diinta oo kala hormar mida bilaa diinta ah walaal dadaalkana wad ilaahay muminka waa imtixaana kii ku guulaysta ilaahay hakaa dhigo aamiin wabilaahi towfiiq.

To: abdirahman

akhi acaziz wan ku salaamay,
akhi alcaziiz hadii u kaa xumaaday guurkii dhinacuu rabo haka timaado xumaantuye in aad u saariso gabadha diinta leh ma ah ogowna diintu waa khuluq ilaahay siiyo qofka diinta leh mana aha xijaab ee waa barasho, dabiqaad/kudhaqan, fahmid iyo aqoon wayn oo ilaahay siiyo qofkiiuu la doono khayr rasuulkii ilaahayna scw waxa uu yiri xasiis macnahiisu saan yahay < man arada allahu bihi khayran yufaqahu fidiin> qofkii ilaahay la doono khayr waxa uu fahamsiiya si aad u camiiq ah diinta marka walaal ilaahay hakuu sahlo binti xalaal tascidak fiduunya aadna ku iloowdo guurkii hore ee kaa halaabay aamiin.

dhaman walaalahayga kale

bacda salaan ilaahay ka baqa oo xumantana wanaag ka danbaysiiya si ay u tirtirto ogaadana walaalka oo aadka soo horbaxdo adoo faraxsan waa sadaqa intii kasii badan waaba siyaado.

walaalkayga yidhi waxaan jiraa 37 oo ah guurdoonka ilaahay haku siiyo zowjah saalixa adna walaal oo aad kula dhaqanto sacaada aamiin.

wasalaamu calaykum waraxmatulaah.

walaaashiin filaah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dheeg

Unrecorded Date
yaasmiin walaal, adiga ma lagu qabaa, laakiin walaahi gabar fiican, iyaad u egtahay ,ka ku qabaa ,nasiibadanaa,ilaahaay hayska kaa daaayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muxidiin

Unrecorded Date
TO:yaasamiin
alsalaam caleykum waraxmat al laahi wabarakaato.
marka hore jasaki al laah yaa uqt yaasamiin.
waal anigu waxaan ahay wiil dhalinyaro oo guur xalaal doonaya,oo gabar diinteed islaamka ku dhakhmeeyso. hadii aad gabar laqabin tahay eesheeg haadi laguqabo matakhaan gabar ooadiga kulamid ah.
washukran yaa ukhtii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gasi

Unrecorded Date
aad yaaa u mahad santihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Aslaamu caleeykum Dhamaantiin waxaan ahay wiil somali oo ku nool wadank america waxaan doonayaa gabar somaliyeet oo cadi ah or akh waan ma kaljecali arig tideed waa dheerahay 6feet 180bound waan cadahay waxaan dhigtaa college waxaan bar taa computernet working waxaad il soo xiriir taa mail, abdinasir@mytalk.com aslaamu caleey kum warax matu laahi wabar kaa to

abu-omar

Unrecorded Date
Assalaamu calaykum aad baan idin salaamayaa waxan ahay wiil da'diisu ay tahay 27-28 ku nool UAE shaqeeyana.waxaan si naxariisi ku jirto aan u raadinayaa Gabar dhawrsoon oo Ahlu-salaad ah oo rabbigeed taqaana oo aynu guur xalaal ah ku heshiino.oo si uu ilaahay raali ka yahay ku dhamaysta.WAxaa laygala soo xiriiri karaa
E-mail:jirde22@hotmail.com. wassalaamu calaykumwaraxmatullah......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

safiaaa

Unrecorded Date
Assalama Caleykum

iga hanta salaan walaaltinimo dhamaantiin. tan xigta walaalkey guur doonka ah ilahay ha kuu sahlo waxaad jeceshahay waadna guuleysan, hadaad tahay wiil diinta ku fiican, ilahay tawakal ku samee. laakiin waxaan rabaa inaan su'aalo ku weydiiyo hadaad waqti heyso waxaana la iga helaa osafia@hotmail.com

wa bilaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sharmuuto

Unrecorded Date
war horta ani wadaad ma ihi mar kaliyana waan sineestay waxaan jiraa23 markaa ma heli karaa wadaad diinta ibara ilaahey yaqaan oo ilaahey ka kacabsada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yasmiin

Tuesday, July 04, 2000 - 10:13 am
salaamu calaykum dhamaan walaalahayga muslimiinta ahow.

Gabadha magaca xun la baxday:

itaqilaah itaqilaah itaqilaah walaal hadaad tahay gabadh inkasta oo aan u malaynaayo in aadan aheen hadana waxaan kugu waaninayaa in aadan dhayalsan hadalka ka soo baxaaya afkaaga oo aad la socoto in laguu qoraayo malaa'igna ay saaran tahay garbahaaga aan laheen shaqo kale ilaa in ay adiga waxaad ku hadasho iyo waxaad ku sameeso qoraan mooye

Yasmiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Osafia

Tuesday, July 11, 2000 - 07:18 am
Assalama Caleykum

inaa lilaahi wa inaa ilaheyhi raajacuun

laa xawla, war ale ka cabso gabdha magaca xun, aamaaba aheyn gabar oo rabtaa inaad hablaha ceydo, Ilahay ka cabso, Alaha weydiiso saamaxaad oo tawbada mar walba waa furantahay,

dhamaan wiilasha and nuur

walaal nuur ilahay sawj saalix ah oo raaliya kuu noqoto ha kuu sahlo, mana aha da'da wax dhibaato leh ee waxaa lagaa rabaa sabar ilahayna ku xirnow mar kasta
qadar adiguna wiil diinta ku wanaagsan baad tahay oo waad heli gabar sidaada oo kale diinta u taqaan ama aad barto, Alaah macaak and kuligeena
and wiilsha raadinayoo gabar xalaal ah da'daala waad guuleysan doontaan
and gabdhaha idinkana waxaa la idnka rabaa dulqaad badan iyo sabar, iyo inaad noqotaan raaliya daacad u ah sawjkiina meel kasta aad jootaana waa iga waano

wa bilaah tawfii