    QABOOWSADE | Unrecorded Date GABAR AAN SAAXIIBO AAN AHEYN MUDO LABO SANO AH AYAAN ISKULA NOOLAYN GURIGEYGA WAAN BIILI JIRAY WAANA URAAXEEN JIRAY WAXEY RABTANA WAAN USAMEYN JIRAY SIDAA DARTEED WAXAA DHACDAY IN HABEEN HABEENADA KA MID AH ANOO SHAQO KU MAQAN AY IGA XADAY DHAMAAN DUKUMAYNTIYADEYDII IYO LACAG DHAN $7000 DOLLAR OO AAN BAABUUR KU IIB SANRABAY. HADA GABADHIIYAA II SOO LAABATAY IYADOO WAREER TAY DADOOW MAXAAD IGULA TALIN LEHEYDEEN. BARAFKA MAAN KUTUURAA MISE WAAN SII WATAA SHAYKADEEDII HORE DADOOW TALO WACAN |
    CiiseRooti | Unrecorded Date Bro,Sxb, sida qoraalka ka muuqata waxaad iila egtahay in foqda aadan raggedi ahayn, ee widaayow anaa berigaan oo dhan gabar maaaaafia ah raadinaye igu soo hagaaji hadaad raali katahay. CiiseRooti |
    Saxardiid | Unrecorded Date Qabowsade, Waad isu qalantaane ha sii deynin. Haddaad adigoon qabin isla nooleydeen ood isu raaxeyn jirteen, dee labo xayawaan baad tihiine sidaa isku haysta. |
    qaboowsade | Unrecorded Date To: ciisaroti duqa anigaa ayaa ku ku soohagaa jinaayo waxba hakawalwalin duqa meesha aad joogtid lee isooo sheeg jaaw duqa To:saxardid adiga labo qof oo is lawada nool waligaa ma arkin miyaa halkeena kunoolan jirtay getta life bro waa lagu barayaa sida nin iyo naag aan is qabin sida ay is kula nooladan iyadaa kafiican guurka chill out bro |
    Anonymous | Unrecorded Date VERY STUPID..........EVEN THOUGH I DON'T YOU, YOU STILL MAKE ANGRY.... FIRST HOW DO SUPPORT SOMEONE THAT MUCH STUPID SECONDLY, HOW DO YOU KEEP THAT MUCH OF CASH IN YOUR HOUSE..................NAGU KALA WAD NAAGYAHOOW |
    shugri | Unrecorded Date waryaa qabowsade soo ilaah igama baqeesid waa maxay waxaad sameesay,ma xalaal bey kuu aheet markey kula degneed oo ilaah kama baqeesid miyaa wax yahoo aan waxba isku faleenin wey kugu fiicantahay maxaa yeelay wax xaaraan baad sameesay marka waxaa fiican inaad soo hanuundo,ka bacdina aad waaniso dan kula nool |
    mahdi | Unrecorded Date alamaxay kuu fiuicnayd inay ku xado iskala nooloow yaa kaloo wax ku falayaa hadaad xaaraan ku wada noolaydeen is qiyaameeeyaa xaaraani se goormay noqotay wax lagu faano |
    Komaande | Unrecorded Date Sheedaan nin habarti jiida waa yahay iyana wax la jiido waa tahay. Adi wax la lugooyo waa tahay gabartana wax laga aarsado waa tahay. peace.. |
    mr.right | Friday, June 23, 2000 - 02:39 am To:saxardiid very stubid baaster yahaw oo ana laheen damiir dhan ma waxaad rabootey inaad naag aaden gabin guriga ku haysatid waxaad ubaahan tahay cilmi inaad baratid shimbirba shimbirtiisa ayuu laduulayee ee meeshaat rabtid kaladhac mather facka |