We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Gabar Soomaaliyeed oo Ubaahan Qof Cadeeya in ay Soomaali tahay War ay sootebisey hay'ad degan magaalada Los-Angeles ee Mareykanka ayaa wuxuu sheegayaa in gabar Soomaaliyeed oo codsaneysa deganaanshaha Mareykanka ay u baahantahay qof caddeeya in ay Soomaali tahay. Gabadhaas oo mageceeda layiraahdo, sida ay hay'addu sootebisey, Malyun Mohamed Farah waxaa maxkamadeeda laqabdoonaa April 17, 2000. Booqo site-kan, ayaa haya warar dheeraad ah oo quseeya gabadhan. http://www.somalitalk.com Hadaad degantahay LA, la socodsii dadka macquulka ah ama hormuudka u ah beesha Somaliyeed ee LA ku dhaqan. Mhsanid CiiseRooti
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waxaan ahay inan degan scandanefianka markaa pleas faahfaahin dheeraada naga soo siiy inantaa waxaa laga yaabaa inaan garanee
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waxaan ahay inan degan scandanefianka markaa pleas faahfaahin dheeraada naga soo siiy inantaa waxaa laga yaabaa inaan garanee
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date AHLAN GABADHII MAXAY KU DANBEESAY
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, June 27, 2000 - 06:13 am ciiserootiyooow aaway gabadhii miyee nooshahay 'ma reer waqooyi baa??????????????
|