We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date war waxaan ahay inan soomaaliyeed aaway hablihii halkeebay kabaxeen
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date HELLO ANONYMOUS
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date gabdho warka cadeeya ,waxaa rabtaan sheegta ma'aan idin fahmine.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ayaan waa tan qumayona muus bey soo sidaa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waan kusalaamay ayaan waxaan u malayn inuu dhiigu kudhaqaaqay aad baad umahadsantahay, waad ogatahy ulajeedadayda, waxaan jeclaanlahaa in aad wax katiraahdo ulajeedadayda,.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To: Ayaan From:Anonymous maxaa kugudhacay Ayaan shanqartaadiba waayay ma balaa jidka kuufadhiisatay!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date what is up with all of U pll i mean guys this is not a clup this is where U post fikradahaaga muhiimka ah indhaha hanooga daalininahay 4 nothing go to the donute if U want a non sence talk thats where U belong!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waa an in salamay
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waxaan ahay wiil waxaan rabaa gabar aan isbarana oon saxiibno waxaana daganahay danmark waxana la i gala xariiri karaa gasi@forum.dk
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date TO QASI Marka hore qasi waad salaaman tahay, marka labaad waxaad tidhi waxan rabaa gabar aan isbaranno , horta isbarashadu ma xuma laakiin waxaad raacisey oon saaxiibno, marka saaxiibtinimadaad rabtaa waa tee? tolow ma isdhuuqdhuqow baa? ma sida caddaanka boyfriend iyo girlfriend baa? HADABA waa iga su'aale sidaasi aad u soo hadashey ma ilbaxnimaa? ma reer magaalnimaa? tan kale hadaadba sidaasi isu soo sharaxdey yaa wax kugu falaya? emailkaagase yaa wax ku falayaa miskiinyahow? qore ismaaciil gurey CARDIFF SOUTH WALES UK
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date to:anonymous marka hora waad salamantahay email kaga aan koqoray masha adigo wax ku fal ma kulihi ee hadii aad ka xuntahay meesha aan ko sooqoray waad shaagan kartaa oo waxan waxan kogo cawin karaa inaan ka dhafa sabab too ah waxaa awal looyiri qofka walakaa ah waxa oo nimcaysanaya waa inaad ka dhaftid ee adiga hada cod baa ko foran
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date to:anonymous marka hora waad salamantahay email kaga aan koqoray masha adigo wax ku fal ma kulihi ee hadii aad ka xuntahay meesha aan ko sooqoray waad shaagan kartaa oo waxan waxan kogo cawin karaa inaan ka dhafa sabab too ah waxaa awal looyiri qofka walakaa ah waxa oo nimcaysanaya waa inaad ka dhaftid ee adiga hada cod baa ko foran
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, June 29, 2000 - 03:00 pm hebel muus maxaa waaye it sounds scary!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, June 29, 2000 - 06:24 pm iska dhaaf gooryaan uu dadka ku noqdaa hadii oo si kale u isticmaashid. . . . . . yaa kuu sheegaa hee?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, August 29, 2000 - 01:52 am hebel haye adi meel walbo god aa ka faagee
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, August 29, 2000 - 10:09 am adi makaa dayooyee xaa kaa galay aan faagtee?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, September 10, 2000 - 10:22 am YO. SALAAN WAXAA MAXAY GUUR?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, September 13, 2000 - 10:19 pm sheekooyinka raqiirkaah meesha ka daaya nooh. This is not the right place to find a wife,even the chat room is better than here,so please take your business to else where,or better yet,go back to somalia where you can find alot of nice girls,virgin ones and all kind there's a good advise for you,i hope you take it.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, September 15, 2000 - 03:24 am HEBELOOOW SALAAN WALAALKIIS SU'AAL ANI LEE ISKA KAA DHIGAAYO MAXAA KAWADAA SU'AAL BAJAQEY LOL FIIIIIIRI QOFKASTO WUU KUGU TAAAGAN YAHAY NOOOOH MAXEY KAA RABAAN MABA OGA DADKAAN IN AAD FUUFISKA KASAAREYSID WALAALKIIS WAAN KAA HELAY KAWAR DHIBMAA KU JIRO HANA XANAAQIN MARKAAN FIIRIYEY MEELKASTO TANA AAN KAA ARKAY AYAANBA ISKA KAA DHEX AH KAY KAWARAN TAAAAAAAAS
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, September 15, 2000 - 03:34 am WAXAAN AHAY GABAR SOMALIYED OO RABTA IN AY BARAATO WIIL SOMALIYED OO AH MID DIINTA KU FIICAN WAXAAN RABAA IN AAN LAYESHO XIRIIR GAARA HEER GUUR HA AHAADO MID HONEST AH WIILKAAS WIXII FAAHFAAHIN AH OOD UBAAHATAANA WAAD IISOO SHEEGI KARTAAN BYE NB- YAAN LEY SOO AFLAGAADEYN HADAAD WAX KAQABAN KARTO ARINTAAAN WELCOME HADII KALE LEERTA HALEY SIIYO
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, September 15, 2000 - 01:15 pm To Kaltumo2 Kaltumo walaal wax fiican baad ku hadashay ilaahayna waxaan kaaga baryayaa inuu kuu sahlo mid fiican oo ilaahay ka baqa. good luck to you sis.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, October 16, 2000 - 02:27 pm to:kaltumo war awowgey shaxaari ajogo makula soo xiriir siiyaa{olol63@hotmail.com
|