    shaydhaan | Unrecorded Date shaydhaan shaydhaamad raadinaayo |
    Satan | Unrecorded Date lol Sahydaan lol Good luck searching your sheedaamad Peace and Love SATAN |
    NeefoowKaniini | Unrecorded Date ,,,,,Sheytaan Sheytaamad guursaday wuxuu dhalaa baa la yiri Doofil,,,,Doofilkuna waxaa mehriyaa la yiri Ibleys Cayillan,,Iyaguna waxeey dhalaan makhbaazad fookhal Majnuunah oo faruuran,,,Fanaka cawdu bileeh,,...... Neefoow Kaniini |
    hebel | Unrecorded Date beribaa anagoo afar doonfaar ah oo weliba aan anigu ugu doonfaarsanahay ayaa sade nejis oo sadex qori wata iska soo hor baxnay. halkii baanu isku bariidinoo waxaanu weydiiney halkay usocdeen waxay noo sheegeen in tuuladii dab iyo dhagax geel loogu sheegey oo ragu geel doon bey ahaayeen,,,, wabilaahi towfiikh. |
    NeefoowKaniini | Unrecorded Date ,,,,,Doofaar walaale sidaa looma qoro Towfiikh oo waa Towfiiq,,,,,,Macasalaama wa macasaruur,,,,,, |
    hebel | Unrecorded Date waa yahay towfiiq |
    gurey1 | Unrecorded Date TO: HEBEL Waxbaa kadhacay sxb nin naxwaha yaqaan laguma ag hadlo ee wakaa NEEFOOWKANIINI laaxinka kuu diiday!!! |
    Geesi | Unrecorded Date NEEFOOW: adi xeroow horta waaba eheeyde xerti sheekh .rabiici iyo golahii ruun sheelo maad eheeyd. mise xertii macalin nuur. |
    NeefoowKaniini | Unrecorded Date ,,,,,Geesi kol haddii labada Xer la ii ekeysiiyay anigu tan hore iyo Mohamed Rabiic i raacsii,, Maglio Bianca-na Zabta iigu daa,,.. |
    dacar | Unrecorded Date War niman yahow maxaa idin daba dhigay tuuladii Dab iyo dhagax mar hadii aydin rageedii ahayn.... |
    hebel | Unrecorded Date dacar waa labadii nejis ee labada qori kala sitee geel doonka ahaa labadaa macawista madow ee neefoowkaniini ii ninkaa geesiga isku sheegay. |
    Geesi | Unrecorded Date toloow laakiin meesha labada najis iyo halka doonfaar eey u sokor iyo shaah radsadeen umalaynmaayo meeshaas ineey kamaqnaayeen ninmankii hooga ahaa ee daanyeer iyo dayuus ini dayuus dhalay ah..... iyagoo shan koob iyo kabadan kalaacey oo dhididkuna hoowda hayo ayan filayaa inaad meeshaas cagtadhigidoontaan .... |
    NeefoowKaniini | Unrecorded Date ,,,,,,,Waar bal u yaraha Kaadiyoo,,,Waar dar allah ku daga ,,Hooooooooooy weydiin sidee,,, Waar Ummaddaa aad inagu farafareyneysaan maad inooga aayartaan ,,Dugsigan aanu ku jirnaana haynaga saarina,,Waaryaarahee Dab Iyo Dhagax la iskuma dhuftee Kala Dhowra,,,,,, Waar yaarahee Dab Iyo Aalkalo weeyee innaga ilaaliya,, Wadeeca allah,, |
    hebel | Unrecorded Date taa taraa tataa neefoow taa taraa tataa nooloow |
    NeefoowKaniini | Unrecorded Date ,,,Magacaa Jir Idim allee,,,,Hebel |
    hebel | Unrecorded Date aamiin |
    dacar | Unrecorded Date ,,,,,,,Wah-wah waxaasaa jiibiss eh,,,,,,,,,, dacar-dacar-dacar |
    SHUUNSHEER | Unrecorded Date TO: SHAYDHAN HONEYOOW!!KUMEE SHAYDHAMAD SHUUNDHEER WATANEE??? ~MACANE~SEE SHUUNDHEER MALEDAHAY?????,,,LOL |
    Safia | Unrecorded Date Acuudi bilaah mina sheydaani rajiim!!! |
    NeefoowKaniini | Unrecorded Date ,,,,,,Acowdu bilaahi ,,,,,Min Shari maa ,,,,,Jaabat Safiyah ,,,,,Hebeloow Bissinka ,,,,,Burdahaan ka Xijaabanay ,,,,,Shar ka cawdu Bilaah ,,,,,Mooyi Safiyaheedna ,,,,,Gablan iyo Guri madoow ,,,,,Guumeys Goosa weyn ,,,,,Allahuma Allahuma ,,,,,Naga saafi Sharteeda ,,,,,(Sade Najaas) oo seddex qori ,,,,,Hebeloow ma maleexaankaad ka waday Neefoow Kaniini Walaalkiin Is Akhris Damboo Xiisa Leh |
    xamardaye | Unrecorded Date Waabaa anagoo afar ah oo afartii reer oow afrax af ku xarfadle ah, ayaan isugu nimid gurigii reer ow afrax af ku xarfadle,markaas ayaan iskula afrax af ku xarfadeeysanay. hebel,lol sideey kugu tahay tan,ma dhihi kartaa?bal isku day,inta kaleh ka sugi maayo. |
    SHAYDAAN | Unrecorded Date FROMSAYDAAN: TO: SHUUNSHEER KUMEE SHUUNSHEER WAA IKANEE WAABAD IGARAAGTAY SHUUNSHEER, SOODHAWOOW KAALAY XAGAN. |
    princeofdarkness | Unrecorded Date they dont see me coming>>>>>>>>>>>>>>>> but here im ........... tha prince of all* tha night ruler+++++ u can run but u cant hide from me hahahahahahahh |
    SHUUNDHEER | Unrecorded Date SHAYDAAN! |