We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date asalamu alaykum, waxaan jeclahay inaan guursado soomali ah oo madhibaan ah ama tumaal shuruuduhu waa sidan. 1-wadaad aad diinta islaamka ugu xeel dheertahay 2-Qur'aanka xafidsan tahay ilaa toban jus 3-inay qurxoon tahay 4-age 17-24 only 5-inay kudhalatay gobolada dhexe ee soomaaliya fadlan hadad qofkaas tahay ila soo xiriir
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waa laguu hayaa ee adi ma tahay midgaan aana ah ana waxaan rabaa wil cidaas ah
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date asalmu alaykum su'aashaada midgaan ma tahay may sister ani waxaan ahay (Harti) waxaan rabaa inaan cunsiryada ladagaalamo aniga kaligay waliba maaha waan badan nahay please hadaad taqaanid gabar noocaas ah hana soo xiriirto thank Q sister
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date TO mis yustur macbaa tahay fadlan aniguba asaxaabta diyaarka ah ayaan ku jiraa ee iga qay gali xorshahaad wadiid hana i halmaamin
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date WIILASHEENA BADANKOOD WAA WILAL WAX FAHANSAN EE WAXEY DHIBAATO KATAGAN TAHAY WALADIINTEENA ALAHA DANBIGOODA HA CAFIYE ANIGA WAXAAN AHAY GABAR CIDAAS AH WIIL AYAAN WADA SOCONEY MUDO HAL SANO IYO BAR AH MALINTAAN IS BARANAY AYUU WUXUU IGU BILAABEY AAN KU GUURSADO WAXAAN IRI ISUG INTAAN ISKUULKA KABAXAAYO HOYADII AYUU I BAREY MARKAASAY WAXEY ITIRI MADAAMAN HOOYADAA NOLEYN ANAA HOYADAA AH WAXAANA RABAA IN SIDA UGU DHAQSAHA BADAN AAN NIKAAX IDIIN SUUBIYO WAXAAN IRI WAX YAR BAA II HARAY EE HALA ISUGO WIILKEEDE U YEERTEY WAXEY TIRI WARYAA GABADHAAN SAAN U QURXOON OOEDEBTA LEH YEY KU DHAAFIN WAXEY RABTO HAKUGU QADATEE WUXUU YIRI OK.WAXEY KALOO WEYDISEY WAA CIDEE WUXUU YIRI WAR KAMA HAYO WAXEY TIRI WAXAAN MAQLAY GABDHAHAAS ISLA DAGAN WAAISKU WADA CID ANIGOO SHEEKADOODA MAQLAYEY OO AY TAAGNAAYEEN MEEL I DHOW AYAAN HAL MAR INDHIHII KOR U TAAGAY OON IRI OO ILEYN NINKU KUMA OGEYN WAXAAN ISIRI MA USHEEGTAA MA'ISKA DHAAFTAA WAXAAN MARKII DANBE GO'AAN KU GAAREY IN AAN USHEEGO WAXAANA IRI WAAN IDIN MAQLEY WAXAAD KU SHEEKESTEEN EEANI WAXAAN AHAY CIDAAS MARKII HORE WUU RUMEYSANWAYEY MARKII DANBE WAXAA LA IYIRI ANI WAXAA TAHAY AYAAN KUGU JECELAHAY HOOYO AYUU SHEEGEY WAX TIRI NAMA SOO GASHO HA ISU QABTO QURUXDEEDA WARKII AYUU II SHEEGEY WUXUUNA YIRI WAAN KU AROOSAYA HOOYO TEEDA KABAX WAXAAN IRI HOOYO AAN SI WADA JIRLEH WAXOOGA DHAADHICINO WAXEY TIRI MA ARKI KARO YESAN II IMANIN WAXAAN IRI HOYADAA ADAA IGA YAQAANO OK. WAXAA KASOO WAREEGATAY BIL MARKUU ARINKAAS DHACAY WIILKIINA SHEEKADEENA CAADI AYAY U SOCOTEY HABEEN ANOO SHAQO KA IMI AYAA ALBAAB LA IGU SOO QARAACAY ANOO WEYDIIN AYAAN FUREY WAABA HOOYADII IYO GABDHO AY QARAABO AHAAYEEN MEESHII WARERE LA IGU QADEY OO AY DHAWAC MADAXA IGA GAARSIYEEN MARKII KABACDI WAXAAN KU GAAREY IN AAN WILKII AAN FARAHA KA QAADO OON WALAALO NOQONO MARKII HORE WUU IGA DIIDEY LAAKIIN MARKIIOONDHAARTEY WUU IGA YEELEY ANA WAXAAN KU GAAREY WIL CIDAAS AH AMA GUUR AAN KALA'AADO
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date TO.yustur walaal aad ayaan ugu xumahay dhibta ku gaartay waxaas o dhan iska ilow waa dhaqaan daalay hadi aad guur diyaar u tahay ha la helo xiriir kaka
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date walaal yusur waxaan ahay wiil reer jabuutiya.hore uma maqal markaan waynaadana dhalinyaradaan wada socon jiray ayuu ka mid ahaa [saaliif]qabiilna ma aanu isku raaci jirin.markasaa maalin maalmaha ka mida iyaa wiil ciyaalkayaga ah is dagaaleen wiilku wuxuu ahaa gada buursi, saaliifn, muusa dhariyo kadib,saaliif buu ku yiri, wiilkii kale, midgaanyohow,kabahaygii hadaad halkaa soo dhigi waydid, naftaan kaa qaadayaa,aniga, goor ay igu kacday,labaduba waa saaxiibaday, laakiin madoonaynin inuu sidaasi ula, hadlo,waxaan kuidhi anoo aad uxanaaqsan cabdilaahiyo aniguba wxaan ahay nin mamaasana madax waynahan cidi igama xigto dhulkanina waan kuu sheegan karaa, eema jecli inaad sidaa ula,hadashid saaliif,arintii, qabiil, bay, isu badashay cadilaahi dhalin yatii ay ilma aeeka ahaayeen ayuu yidhi bidixle gadabuursiga iyuunecebyahay .ma ahana eewaxaanan rabin in qoba la dhibo.maanta nin heesaha sameeya tumana iyaan ahy,inraan qurbaha joogay,dad badan oocidahaasiya iyaan walaal,noqonay, qaar kood jacayl iyaa na dhex maray, waana ilaahbaan ku dhaartaye.boqoro.waa dad aad isku halayn kartid, hadaba anigan oo soomaalidu ikala xigin wxaan, soomaalida dhalinteeda ku waanin laa,gabdhaha halaga guusado hana la iloobo.casru jaahiligii.anigu waan jeclay dad kaasi . hana noolaadaan, waa gob.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date A/Salaam haye eelaay maxaa ka qabtaa hee!!! warka soo cadee duqa!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date kusseey qafculus atehee adiga malaguu galikaree kuwakale mahaysaa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date elay waa maxay ii soo sharax please? dabadeedna waan go'aan sanayaa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date JABKA waraa duq culusoow inaa isku saxan wax ka cuni jiray see ku garateyna.....mugoow ani arinteeda fuusto ees dhaaminee.....ani lamo lamo ...liti liti aawbuure ..aawlooje aas kuuga hayaa waxiis rabtid soo sheego hee...suuqa bilaashna ma ahan ee LUUL IYO DAHAB SOO SAAR MIISKA FOORNIIGA AH HEE(loool)markii intaas indhaha qofta ugu nuurisid na FAKAZ TAADI YARIISTA SOO XIIMI QOFTA BALAN BEERTII JACEEL UGU DHIG HEE......INTAAS WAXII FAAHFAAHIN KA BADAN ILA SOO SOCID SII HADIIS RABTID......WAA INOO JACBURIS DANBE HEE!!! A/SALAAM us adi see kaa noqotey na ..abidkaa FARMERS MA ARKIN YAAH........AR EELAYDA MAXEE KU MASRUUFI JIRTAY ...BAL DALKEENA HOOYO MARKEE NABADI TIMAADO DALXIIS TAGOO ...WADANKA LUG KU DHAMEE ADAA SOO OGAAN DOONO UMADAAZ !!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date walaal kuusey.marka hore salaan iga gudoon .marka xiga,arintu ma aha qabiil, kumana xirna ,taasi marhoraan ka hadlay, eelaaydu waa dad soomaaliyeed waana jeclahay. dhaliyaro fara badan oo aan asxaab,nahay iyaa jira sida [cali atoore]oo ah ninmiisigiista ah iftina utumi jiray.magiste;iyo mulimo,iyo dhalinyarofaro,badan oo aan halkan kusoo koobayn,. isfahan laba qofna kuma xirna ciday yihiin sidaasaan qobaa. af soomaali ma isku afgaranaynaa. ka bax .
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date BIDIXLE horta salaanta islaamka isku lee yahiin iga gudoon tan labaad acuudi bilaahi mina shaydaani rajiim aniga adi kuula ma jeedin....ee adi maxaa waaye ISQOR BILAA LIIS NIMADAAN..ninka la yiraahda A/SALAAM baa su'aasha iila yimid marka adiga meesha aad hadalka iigu gubeeso oo aad iga dhigeeso faraa qabiileesta ma garan......kulama hadlin ee xagee ninyahow iiga fiiq fiiqanee soo sheeg hee????!!!!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date TO KUSSEEY salaan qiimo iyo qaayo leh osan babada agtooda ah iga hoohee aay kusseey aniga hadii tiraahday lama lamakale lite litaabuure waakasay sheekada meehaay usacoto makastay anigana beeso iyo dahab luul wixii gabadha rabto bidaarbo ha ahaadeen diyaaraan la ahay kase waakasaa makasena waalakasaysiiyaa kuuseey waxaa umalaayhaa inaad ikastay hadii rabatid iimalkaada waa isiinkartaa yaakheey jaaw kuseey
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date A/salaam aboowe anaa midgaan ah oo qiimo iyo qaayo weyn iigu fadhiyaa qabiilkeega, hadaan dhanka quruxdeeda kaaga waramo waa aboosto. waxaan ahay gabar dheer oo ah 5'8ft culuskuuna waa 128pounds. Dhanka dabeecada hadaan kaa aado walee ciilmooneysid. guur xaq iyo dhismo guri baan rabaa inaa will soomaliyeed la dhaqdo. Runtii waxaan aaminsanahay in gabadha islaameed ee ninkeeda xalaasha ah ka danbeeso oo eey xaqiisa dhoorto. sidoo kale aa inuu wiilka gabadha intaas ugu dadalaa oo uu reer dhaqi karo.dhanka masruufka reerka iyo xanaanneenta caruurta.aboowe intaas aan war ku koobo. hadii aad rabtid xiriir dheer e-mailkaaga ii soo qur. xataa sawir iyo talefan hadee sheekada gaarto diyaar baan u ahay dadeedana markaan isbarano baan kuu sheegi doontaa inta waa public dooni maayo inaa isku kashifo waaye haye warka kaskaas baan ku xiray is maqal danbe nabadeey
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date to. xaas waad mahansantahay soo jawaabidada iyo sida quruxda badan ee aad usoo jawaabtay, inkastoo aadan magacaaga meesha kukhorin, waxaad kaloo iisoo sheegtaa wadankaad dagan tahay, e-mailkagu waxaad ka akhrisaa kor
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date y a/salam sxb su'aal maku weeydiin karaa?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date welcome bro
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date aqiyaaraay waxaan idin waydiihaa duqdii kuuseey aheed maheey kabaxday maxaahalay karanto maakudhagtay walaahi ani makasin saay waxyihaan abdisalaan wadaayoow waankuu hambalyeenaayaa qoftii aadraadinaysay doontaada hadii aaysooxiratay
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ASALAMU ALAYKUM, akhyaarta meeshii waa iga dhabaqdeen warta, kuuseey, iwm meheredyeesha, ani kudooda maan oran gabar ayaan meesha karaadsnayay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Jabka Xaaji, Kuuseey baashaaleey ku maqantahay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date LOOOOOOOOOOL@WARTA warta waraa isku dirka daa hee.ani intuu duqa iga jiifo aan qaraabanaa nooh...looma dhiibta dhaxsur yaah(jokin) Jabka Sorry bro .ayaantaan school iyo imtaxaan aan fara kulul isku henaa bashaal iyo net ka nac nacleen iima taalo ......waaa hoowli school..aniga iyo qalinkana col aanba nahay see wax la yelaa hee...bal duqa i soo ducee hee...in aan shahaadadeeda anoo wato dhab kugu soo dhaho lol ne'wayz with all said n done .i'll be back in next life time!!! peace n love kusseey
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date duda waan kusalaaaaaaaaamay duco hadid iga codsatay meehaaygaan kasooducaayhaa laakiin waxaan kuusheegaa adiga duqa waakudaah day duqa waxaas rabaa gahwo moos lookeeno labaashaaliyaas rabaa makastay shahaado khaado shadeena masugikaro sooboodhee kusey by jabka haaji. to warta waakusalaamay wadaayoow salaan kadib adiga guushka dhaaf baashaalaa lagujiraa E.MAIL kaygu waa jabkah@yahoo.com aqiyaarta warka ha la isiiyo hee
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date LOOL kuuseey & Jabka xaaji, Faataxaan soo maray, waa idinkaas, ani jimcahaan digloow aan soo dhamaa, baryahaan caloosha aa i fadhiso yaakheey, ooliyadi wax waa iga tari weeysay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date meehaan saay waxa ujiraan ayaan taan jaawaab suaal malaha yaaqaay aqiyaarta filimkaan seee camal waayo bal jag haladhaho sideey wax ujiraan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date WARTA WADAAYOOW ADIAGOO RAALI AH waxaa kuwaay diihaa adi ciyaal faay cali maad ahaay mise ciyaal dudaaye aad ahaayd
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, June 24, 2000 - 04:19 am Hey YUSTUR how can l get in touch with you sister.
|