We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date CAYDARUUS 18.04.00 11:42.09 WAAN IDIN SALAAMY HAWAYKA SOOMAALIYEED MEELKASTA AYJOOGAAN. MARKA LABAAD WAXA AAN AHAY NIN SOOMAALIYEED OO WANAAGSAN INTII RUUX BILI AADAN WANAAGSANYAHAY. MARKA SADEXAAD WAXAAN AHAY NIN WAX BALWAD AABA LAHEEN NUUCIIDOONTA HA AHAATEE, WAXAAN RAADINAAYAA GUUR HADII CALAFKAYGA INTA KUJIRO DA'DAYDU WAA 24,SANO WAXAAN RABAA GABAR SOOMAALIYEED OO DIINTA AAN KATAGIN IYO DHAQANKII, XISHOODKA IYO AQLAAQDANO ILLAAHEEY HUWIYAY, WAX BALWADNA AANEY LAHEEN. MUHIIMADU WAA DIINTA INAYTAQAAN YEEBA WAXBADAN KA'AQOONIN BALSE WAA INAY KUDHAMAYSO INTII AYTAQAAN, LABAD WAA DABEECAD LAGULADHAQMIKARO AMA DAD AYKULA DHAQMIKRTO WAA IN AY LAHAATAA, IYO WALIBA EHELKEEDU IYO NASABKEEDU WAA IN UU MEELFIICAN KASOOJEEDO. ULAJEEDADU MA AHA QURUX,DHERIIR,CADAAN. WAA IN EHELKEEDU DIINTEEDU NASABKEEDU WANAAGSANAADAAN, GABAR IYO GAROOBBA WAXII ILAHAY IIQORO WAAN QAABILAYAA. WAXAA LA'IGA HELIKARAA CINWAANKAN WALIID.WARDHEERE@JUBIIPOST.DK
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date TO CEYDARUUS ANIGA WAHAY GABAR MADHIBAAN AH MARABTAA HEE MADHIBAAN DIINTANA WAA GARAANAA IN BADAN EHELMA MABA LAHI
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date MADHIBAAN ILAAH EEQABAAN WAXNA DAD UMA DHIBNO WAXBANA NAMADHEERIDIN EE MAAD ISKAKEENA DHAAFTAAN NASABOOW QARNIGII IS BADALYEE
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date TO.C,DARUS cunsuuri waar wax walba waad maqli intaat nooshahay waar sida waxba loma raadiyo o biriishka ayaad ka dhacday wax la dhaafay baad ku dhaqaaq istiri miyaad dhoohan tahay
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date walaal caydaruus waxaan kuu sheegi inaan soomaali wada nahay cidna cid dheerayn,dhalin yaro qabiilkaan ka dhashay ka tirsan iyaa waxay aamin san yihin,inaan, nahay qabiil dawlada waa dawlada jabuutiye.waxayna yiraahaan soomaali ma nihin, waxaan taa uga socdaa inaan soomaali wada nahay, cidna cid dheerayn,waxba,aaminsanow, naftaada .iyo ilaahay iyo nabigiisii.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date war waad hurudaa ee ka kackac duqa maxaa la dhahaaa nasab waxaas quraafaad waaye ee hurdada ka kac doqon yahoow
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date caydaruus war aan kusiiyo xaaji.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date fro CAYDARUUS. 25.04.00 12:08 to qoday. iyo to bidxle walaal horta aflagaada waa shay xaaraan ah tab labaad kumadhaqmaayo wax lagatay ee waxaan kudhaqmayaa wax waqtigaan xaadirka jira ama lajoogo. waxaad ogaatiin in ruuxa nasabka ah iyo kan nasabdhimanka ah ay meel islagalikarin, markii horane aygaa dadka iskasaaray hadane sidii ay iskagasaareen ayay wali udhaqmaayaan. soomaali waa wada soomaali hadane way kalayihiin, diinta waxay sheegaysa hadii aadwaydiid gabar nasab ah in aad samirtid ood aad iska soontid ama midoo adoon ah iska guursatid. by: caydaruus
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Hello Caydruus waxyaabo badan ayaad bariday ee halkeed joogtaa marka hore inta aanan arimahaga aan kaaga jawaabin. Gabar somali ah
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date from caydaruus to farxiyo walaal cinwaankii aad ii sooqortay waa qaldanyahay ee ma iisoosixikartaa by caydaruus
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ASALAAMU ALEEKUM WALAALKIIS CAAFIMAAD ALAHA KUSIIYO MIDALABAAD INANTA AAD RAADINEESID WAQTIGAAN LAMA HELAAYO AYAAN UMALEENAYAA,HADII AY JIRTO WAXAAN U MALEENAYAA IN AY INTERNETKA AYNA KAALA SOO XIRIIREEN LAAKIIN CALAFKA WAA LAQORAY EE BON CHANCE
|