    Qumayo oo xanaaqsan. | Unrecorded Date Cajalado badan oo aroosaan daawaday oo USA lagu dhigay waa wax aan arki waayey nin ishu qabato oo si fiican u labisan waxay wada noqdeenba hacooyaal wada ah. 1.mid skeleton ah oo garan weyn ku dhax dhaca,mid calool foosto leh oo garan ku dhagan xidha,mid suit xidhan oo kabihii ciidamada ee kamandoosta u xidhan,mid surwaal casoo liidliidle xidhan,mid suit iyo kabaha winterka ee waaweyn isku xidhan,mid timo weyn oon timaha soo jaran,mid arooska garan xun oo cawlan soo xidhan,mid sidii reer baadiyihii kamerda soo hor taagan oo gacanta u haad haadinaya,mid surwaal buluuga iyo shaadh cas nigitayn u xidha oo koodhka winterkana ka dul xidha,mid suit xidhan oo bilaa suuna oo ciyaaraya,mid sidii geeljirihii is qotominaya oon si loo ciyaaraba garanayn. war maxaa sidaa idiin galay? dumarku si sharafley u labistaane. |
    Mike | Unrecorded Date tO Qumayo. Cajaa ib cajaa ib kaalay intaas dhan adi maxaa ku tusay . Waxaan ku weydiiyey cadey are you lookingfore a love or. Balse aniga waxaan daawaaday cajalado badan oo Yurubla laga soo duubay Marka waxaan layaabay dumarka ama habla soomaaliyeed waxa labiska kaga dhacay maxaaayeelay qofwalba waxuu ku oo baxo aajiro inta eey xayeesiinta fiirsadaan eey is ka soo gadanaayaan waxaaan ku ha booneen iyaga oo kudayanaayaan naagta xayeeysiineysa oo iska soo shaqeysay. Marka waxey kala ahaayeen sidan Too waxeey wada tay Abajuuti iyadoo aheed XXXXlll too kalena iyadoo madoow ah eey af ka buluugkadhigatay too kalena iyadoo bilaa keen shili eeey boodboodeysay asaaa ooo baji oo booboodaaayo daqada kasoobaxaaa. Too kalena sharmuuto camal eey wax bir bir qaayo wajiga iyo madaxa isaga soo daadísay Tookalena Goonacad iyo shaati jaalo inta eey sooqaadatay eey iyadoo luga waa weyn iyo iyadoo foosta waxa eeey wada tay iskaalshooyinka ciyaartoyda oo cagaar ah Too kalena jambal iyo iskaarsho cad eey isku wadatay. Too kalena saarka eey is ku soo buufisay. too kalena waaba shiireysay oo taqfasheeda oo cad eey sasamaaniko soogashatay cadaankatafasha maba lafiirinkarin. iyo too jilba ha iyo gacmaha kamadoow wajigana kacad sidii caajiinkii . iyo kuwa kale oo aan idhaha qabaneenin oo i hoo ahaa Mar ka waji kacadeey iyo jilbo madoobay marka aad tiina dar yeeshaan tan kale kahadal. Midkale adiaga tee kamidtay in aad boos leedahay aaan fiirinaa laakiin hadii taqfashaaada shiireyso beertaad kurtaa. |
    kariima | Unrecorded Date Tolow cajaladaha - "goboladda meets technology" ma waxay ahaan VHS mase Beta Max!!!digitally dubbed maybe in....., allow ee na indha tiirin!! |
    xaabsade | Unrecorded Date to qumayo waaruntaa arimahaas aadsheegtay laakiin waxa sidaas ylabista waadadka reer waqooyiga ah ood adiga kamidtahay waakastaynoo alaqosolwayna haaa aaahhhh aaahhh |
    Qumayo | Unrecorded Date waryaadhaheen waa ragiinan caytamayaa ee Mike iyo xaabsade. isla yaaba rag dumar la tirsada idinka hortiin maan arage,miyaan idin caayey mise wax jira ayaan runta ka sheegay? Mike adigana walaal qofku dumarka ahi markuu su'aal raga weydiiyaan laguma soo celiyo oo dumarka wax kama sheegaane pointiga ayaa loo tilmaamaa iyo siday wax u jiraan. bal waxaad qortay eeg,sawdiga hablihii caayey ee sharmuuto iyo waxaan loo joogin la galay?walaal anu qofna maan caayine cayda inaga daaya. peace and luv. |
    mOwLiD-mAcAaNe | Unrecorded Date To idiot xaabsade Uraaye xaabsade ma adigaa reer waqooyi afkaaga huurada leh la soo galaay. sowdiigii adoo injir leh Burco dawarsanjiray oo, ayaa alla waxsiiy!!! maantana sidaas ayaad u hadlaysaa stupid |
    xaabsade | Unrecorded Date to qumqyo walaal hadii aad umalaysay inaan kucaayaayo raaali ahoow aniga waxjirio ayaan sheegay to mf mowliid macaane horta baastar adigoo kale waan aqaanaa qaab laganaxo iyo tuugba adgaale magaratay yuslisyahow reer waqooyina waaba kuwa kulabista shaaticad macawiis bakoorat kabasookalah ookuwafaran siiska ah iyo cimaamad baastar yahow intee isteelkaas lagadheelaa ooaan ahayn waqooyi maalin baa wqaxaa dhacday anigoo xaajiyo utaagan baarsaaxil eelabadhagax in aan soowada fuulnay oday reer waqooyi ah oo kulabisan isteelkaan idiinsheegay baabuurka markuusooraaci rabay ayaa kirishbooygii yiri adeer darka hakudhufanin budka aadwadati intaad fuulaysid baabuur ka hadalkii asagoon yarkii walidhamaayn ayuu gabar jimbiga fadhiday odogooisleh fuul xaajiyada kudhuftay budkii gabadha ileen odayga umuusan jeedine waaagsidhanti laakiin maxaasababay waalabis xumada saaxiib mf moliid taasna waankawarhaaynaa qurunyahow maraxa ah fad ama hafadin waalagu fadsiinaa waakastaynoo idle yahow lol lol lol ......... |
    Muriidi | Unrecorded Date Xaabsade adi ninyahow ololihii xataa ma ka faaiideysan weysay baacyahow, intee ku aragtay "Uslisyahow" wax qoraayo. Ar adigaa haddana ummad dhan aa u gafee caqli cariiri waaxid, ka sii darane qof dumar eh aa la tirsanee. waa na ceebeysay kow dheh, Fiiri macallinka meeqa sano aa jirtaa, xumaanna ma iga oho su'aal lee waaye. Ciao hee saxib |
    wilkii aroska jogay | Unrecorded Date qumayo walaal.adigu ma cajaladaha aroska aya ragga ka naqesata wa yab!!!!! raggasi ad aragtay waxa uu so labisay "designer" marka waxba ka ma garanaysiid dee ee walaaloy ragga mel xun aa kaga niciin. |
    mOwLiD-mAcAaNe | Unrecorded Date Muriidi, bro. ma xusuusataa kuwo mugadishu markay soo galaan la soo geli jiray license oo xidhan jiray shaadhkii Azaro, matter of fackt xaabsade kuwaas yuu ka mid ahaa, bal hada walaal wuxuu qoray dib u eeg waad garan kartaa lahjadiisu inaanay ahayn banaadiri, soomaaliduna waxay hore ugu maah maahday dhar magaalo waa la xidhaa laakiinse dhal magaalo waa dheertahay. i rumaysan maysid hadaan ku idhaahdo nin kan dhab baan u aqaanaa oo burco labo sano ayuu dawarsanjiray intuu ka ururinayey nooli uu mugdishu ku tago. |
    Qumayo | Unrecorded Date wiilkii aroska joogay.lol aduu ahaa kii suitka iyo kabahii ciidamada isku xidhaa ee cimaamadana madaxa saarnaa. mowliid-qadhaadhe. adeer is qaboojiyoo shaydaanka iska naar oo cayda inaga daaya. xaabsade.walaal adiguna is cafiya oo inaga daaya cayda dad walaalo ah ayeynu nahaye. peace and luv. |
    DR-Runsheg | Unrecorded Date TO Qumayo waa runtaa raga USA jooga labis ma yaqaanin xitaa nolol kale oo maqaanin waa sidii Kenya looga yimid waxayna dhexgaleen dad aad u liita Anigu waxaan deganahay USA lakiin markii hore Scandinavien aan ka imid markaas anigoo midna lajirin waxaad sheegtay waa runtaa 1:98% calool ayaa ka laadlada "cos" lacag lee radianayan naftodii way i laawen maskaxda waxaa kaga jirta"$" 2: gabdhaha reer USA,s nin laaan ayaa haysa midkasta way iskaqatan doorosho maleh markaas waxay isku dhibaan majirto hadii calool wayn dhigayo iyo haddii uu isku wato suit + kabaha winter gabadh ku diidimayso 3:Europa hadaad fat horta ninkaas way u dhamatay macaa magalada caadi uma mari kare in gabadh salaan kaqadana ha kayaabin "cos" Europa sidaad u egtahay ayaa mihiim ah 4: Raga USA jooga watqi uma hayaan jir dhis way shaqeeyan 68% waqtigooda inta kalana way nastaan markaas waxa socda waxba kama oga hadday dharxirteen haba layaabin 5:Lakiin hadda somalida joogta USA 30% waa Europa markaas wax wayn ayaa iska badali doona siday runtu tahay ayaan wax u sheegay sabatoo ah labada meelodba waan deganaa bye pple |
    Qumayo | Unrecorded Date Dr-Runsheg. walaal waa runtaa horta oo Europe hadaad buurantahay cid sidaas kuu eegaysaayi ma jirto oo waa lagu caayi oo waxaa la odhan (Ishiish naa kaas buuran haygu soo hadal qaadinee i dhaafiya,bahalka caloosha foostada leh).markaa waa sidaad sheegtyso. peace and luv. |
    Muriidi | Unrecorded Date Run sheeg, Horta waa beentaa oo Marekan ma joogtid haddaad weli jir dhisid iyo wax la mid ah aad ka hadlaysid, haddad timidna Europe taadii iskaga laabo, waayo meeshan caydhii aad baratay ma taalo ee waa nin waliba wuxuu soo saarto ayuu quudanayaa, adeer meeshani waa meel rag ku kala hadhay. Ragga Europe jooga waa gartood oo calooshaana waa loo buuxiyay oo caydh buu ku noolyahay, markaa inta yar ee caanaha carruurta ka soo hadha ayuu la tagaa "who died" oo arradbax edeb daran kaga soo qaadaa, waayo wax uu taajir ka yahayba waxaa ka jira "TIME" war fadhiga ka kaca |
    mOwLiD-mAcAaNe | Unrecorded Date Warta suuqa Mon frère yatil un moyen qui peu arreter? un paysan "xaabsade" qui ne comprend pas la vie et mal civilisè, et dire que l'on vient du mème endroit. |
    xaabsade | Unrecorded Date to mowliid macaane horta marax xaarkabuux ah oo aan rageeda aan ahaayn inaad tahayxhalkaanaan kakasaayaa marax iskaga carar meesha qurunya how to muriidi saxiiboow meel ha iiga dhicin waxaan ahay nin heer jaamaxdeed ah da daydana intaad jirto oo 5 sano lagareebay baanjiraa inaan dadka caayana majecli ee baacaanaa igu wacan caayda baaca waa mowliid macaane mida kale aniga dumar lama aan tirsanine sidaay wax ujiraan ayaan sheegay caafiya |
    xaabsade | Unrecorded Date to mowliid macaane horta marax xaarkabuux ah oo aan rageeda aan ahaayn inaad tahayxhalkaanaan kakasaayaa marax iskaga carar meesha qurunya how to muriidi saxiiboow meel ha iiga dhicin waxaan ahay nin heer jaamaxdeed ah da daydana intaad jirto oo 5 sano lagareebay baanjiraa inaan dadka caayana majecli ee baacaanaa igu wacan caayda baaca waa mowliid macaane mida kale aniga dumar lama aan tirsanine sidaay wax ujiraan ayaan sheegay caafiya |
    Xaabsade | Unrecorded Date to muliid macaane jey myt prea qani muuryaw aqavi lagr blynee sfqwax uspq qonh yuon misfaq fuqnes bufaqtis silkuf neq I THING YOU UNDESTAND MF LOL LOL LOL IF YOU DONOT UNDESTAND ASK ME I AM GONNA GIVE TO THE UNSWER AGENTAIIY YOU GET IL |
    xaabsade | Unrecorded Date to qumayo abaayo aniga macaay tamin hadii aad itiri jooji waan joojinaayaa laakiin maraxaan mowliid macaane yaa kadamiin ah ileen ninkii damiin ta ka ahaan jiray safar buu kumaqan yahay oo manhatan buu jiraaye |
    wareer | Unrecorded Date day cabaadka albaab islaameed awal maxaad ugaraacday kaqalee yaaqee duqa waa kataalaye |
    Qoday | Unrecorded Date TO.mowliid arrete toi que tu parle la mauvaise question sil vous plai lui il n avai pas de idea |
    ubax101 | Unrecorded Date u r talking about cajilado what about real life? xuux! |
    Mike | Unrecorded Date to Qumayo ,xaabsade and her fans Qumayo naaso bajiyo iyo xaabsade waji busbus umada haceyninee danihiina garta Marka hore madagani USA tankale . Adiga baac laguma dhahin rer waqooyi ee waxa lagu weydiiyey raga USA ma labistaan ee ma ahan in aad umad ceydo Xaarlayohoow ee magaca raga nimo mel ha uga dhicin I am reeer W/qooyi waxaana hubaa in aaad agtey jaaniska heleen hadii aan meel isugu imaano qaablaawe I wish in aan mel isugu nimaano. Marka kale waxaaan jeclaan lahaa in aan idinkalabiskiina arki lahaa markaas reer W/qiiyi waxkashega. |
    Reer waqooyi | Unrecorded Date Kan cabaadaya ee la baxay Xaabsade, ma waxa la weydiiyey, raga US jooga mise oday soomaali ah cimaamadiisa inuu wax ka sheego oo cay u arko in odayaasheenu cimaamad iyo macawis qaataan dumarkeenuna diray iyo guntiino. Waxanse u malaynayaa in uu iska necebyaha reer waqooyiga oo cuqdadadi iskagaga jirtee idinku hala tirsanina hana caayina ala ha soo hadeeyee isba waa walaalkeene |
    xaabsade | Unrecorded Date TO MIKE kalab aatahay iyo ximaar waryaa aniga iyo dameerka mowliid macaane ayaa ishaaynee madanaanis ayaad lasooshaqotagtay aniga waxaan ku aadaa 30 adinkoo ah magaratay nacasyahow waxa aana sheegay wax jira kabo kooyo ah iyo macawiis l isku qaato ayaan sheegay ma garan waxa dhaayda idinka lisay niik caarag waryaada hawada hanaga waraqaynina barnaamijka aay qumayo furatayna ha oga cayaarina hadii kale iner netka ayaan idin kaaga soo baxaayaa |
    Armani | Unrecorded Date Xaabsade,Mowlid Macaane, iyo Mike, sawiiradiina ku post gareeya internetka, ha la idinkale saree ninkiina ugu labis fiican!! |
    Mike | Unrecorded Date To xaabsade I wish you were here brother markaas aad ar ki laheed waxaad tahay. TAnkale waxaad leedahay madanaanis ayaad wada taa,marax yahoow umad dhan aa ceeneysaa ani kuma lehi reer waqooyi dhan waa labis fiican yihiin laakiin kala saar umadajaahilyahoow. Waxaad laoo leedahay barnaaamijka ha ku ciyaaarina yaa waaye maraxa umada ceynaayo. Macalinka make beeter your live. EE u madaad qaladka kagashay iga raali ahaada ku dheh. #¤¤#¤#¤AAmina¤##¤#¤ kaalay adiga sawirkeena maxaa karabtaa ma nin la aan baa ku heyso yaasa kudhay nakala saar? Balse intee waa ye meesha nin la aanta kajirto ee aaad joogto? |
    mOwLiD-mAcAaNe | Unrecorded Date Xaabsade. First of all ceasefire!!! Ta labaad in la isugu kaa tago xaq ma aha haday sheekadu ahayd labadeena oo qudha. adiga walaal dee maad caytaminee xoogaa maad fahmin inanta su aasheeda iyo in yar oo cuqdada ood reer waqooyiga u qabtid maa calaysh maruun bay kaa baaba ay. Mase la yaabtay kan isla saxsan ee la baxay Mike ee isla saxsanee raga soomaalidu waxaanay ka hadlin oo ah dhinaca dumarka ka hadlaya tusaale ahaan asaa ooo baji oo booboodaayo daqada kasoo baxaa ama naaso bajiyo. waxaas wax nin ku hadlo ma aha dumarkana lala ma tirsado ee bal u sheeg ha isla yaabee peace and love |
    mOwLiD-mAcAaNe | Unrecorded Date waxaan kaa ilaabay, hadaan kuu sii jilciyo gabadhu su aasheedu waxay ahayd soomaalida oo markii horeba lafo yar yarayd ka dibna markay N.America yimaadeen cuna Junk food oo Hormone ka buuxo kaasaana sabab u ah in qofkii oo markiisii hore lafo yaryaraa inuu yeesho calool foosto ah!!! |
    Qasker | Unrecorded Date WAXAAN LA YAABAHAY WAX QAAB TIRAY NAAGAH SOMALIYEED. 1. MAXAY LA ILKA DHAADHEERYIHIIN OO U DHAREERAAN. 2.MAXAY LOOGA INKAARAY LEBISKA OO AY U XIRTAAN SOCKSYADA RAG . 3. MAXAY TIMAHOODA U HAGAAJIN LA YIHIIN. 4. ISKA DAA PERFUME MAXAY DEADORANT U IIBSAN LA YIHIIN. 5, MAXAY MARKA AGTAGAAN ADOON U URAAYO U NOQDAAN EXCITED. 6. MAXAY WAX U BARN WAAYEEN. 7. MAXAY U BUUR BUURAN YIHIIN AMA U DHUUBAN YIHIIN SIDII QOF QABA AIDS. 8. MAXAY IMAANKA UGA TAGAY OO AY LEEDAHY WAXAAN RABAA NIN NOOCAAS AH MARKA AY IYADU WAX AY OFFER GAREYSO AYNA JIRIN. 9.MAXAY U YIHIIN DAAK AK FIKIRA 3 BIL OO AAN KA FEKIRIN WAQTI DHEER. 10. MAXAY ADOONTA UGU YEEHDEEN SOMALI WOMAN CHEAP. |
    Qumayo | Unrecorded Date Waryaadhaheen,war miyaad waalateen? waa maxay reer waqooyi iyo reer koonfurka meesha isku caayayaa? walaalayaal anigu maan kala saarin soomaalida oo maan odhan (Maxaa raga reer waqooyiga ee usa jooga bilaa qaab ka dhigay maananse odhanna maxaa reer koonfureedka usa jooga bilaa qaab ka dhigay ee waxaan idhi oo kaliya maxaa raga soomaaliyeed ee usa jooga meel walba ay ka yimaadaane bilaa qaab ka dhigay,war khalad ha ii fahmina. Mowliid adeer adiguna bal madaxayga ku daa wiilkaas oo aflagaadada inaga daaya. Mike. Waryaa adigu nasakh ayaad tahay wax candhuuf indhaha looga buuxiyaad istaahishaa najisyahow. waryaa maxaa naasahayga ku gaadhsiiyey? walaashaa oo kale saw lamid ma ihi?miyaad jeceshahay in nini uu walaashaa kugu hor caayo? isla yaab oo afka wax iskula hadh dabeecadaad ka dhimataye. peace and luv. |
    girl | Unrecorded Date to dhamaan dhalinta maskax yarida heyso ani waan ka xumahay laakin yaa ii og waaye ani kolley dadka waxaan qore waxaa dhici karto onaan wax badan ka yarahay lakin waxaa lagu maahmaahay nin weliba tabartiis ayay qodaxi ku tagtaa taasi wexy lamacno tahay nin walba garaadkisa ayuu hadalaa. sorr any way hadey islaanti aroos laga casunte intaas soo xafide doqon weligiis gabar jeclaana ugu jawaabe ceydaan ogaa shame on you kuwa baaga muudada ahow uf! iyo akh igama suurowda waxaas by ka xun |
    samawada | Unrecorded Date you guys are so judgemental. Love people who they are. Clothes/fashion are not important. Clothes cannot make you a better person or attractive. So qumanyo - obviously that you are hideous person and you totally depend on make ups and fashions - no wonder they are important to you - silly woman. Leave our somali men alone - we love them with their lousy taste and calool..:) Samawada |
    XAMARAY | Unrecorded Date reer konfureed waa iskudhacayaa markasta ee waa reer waqooyi dadka ah reer baadiya iyagaana xaaran ku haysta USA meeshan galaba USA reer waqooyi ayaa i hor taagan intee lagaso daayay dadkan farabadanaa Burco iyo Lacanood meeldaran ayay nooga yimdadeen kuceliya meeshay kayimadeen |
    jeeri | Unrecorded Date arintii aan islahan iska dhaafa ayaad nagu cosboo naysay hadaba iska qabo hadal khaniis lahayde nasalyohaw had iyo jeer hablaha kadhax buuqaa karti iyo ilbaxnimo kuma gaartaan reer waqooyi |
    mOwLiD-mAcAaNe | Unrecorded Date Koley aniga reer waqooyi iyo koonfur ma aha howl ii taala, hadaad doontaan labadaba futada iska gesha ama ka dhigta warqad xaarka la iskaga bi iyo sheekadaasina iima laha xiiso, eekor uga baxa ugaadh yahay?!!! oo ordayoo jaadkiina iyo biirahiina iska caba lacagta yaree W/fare kana dee hee iska gurta oo waxaad doontaan iskaga hadla. |
    HAJI | Thursday, June 15, 2000 - 11:23 am TO QUMQYO HORTA HORE MXAA KU TUSIYAY CAJALADA DADKA LEYIHIIN DAN KALE RAGA BARO MAXEYIHIIN RAGA? TANKALE BARO DOOQA IYO JECEEL?............. |
    Wartas uuqa | Thursday, June 15, 2000 - 07:28 pm Haji, Waraa ku moog, Qumayo waxaa ku dahcay wax la yiraahdo " Nimoow Nimoow " ee ha isku daandaansan yaa ku yiraahdo. |
    FARXIYO | Thursday, November 30, 2000 - 04:53 am MA IDIN WASAA NACALAA IDINKU TAALEE YAAAAAAAHUUUUUUUUU WAR MAXAA KA HADLEEYSAAN |