    Andrezz_Andresson | Unrecorded Date OK waxaan leeyahay gabdho somali oo aan isku school nahay iyo kuwo aan isku xafad nahay runtii intayaduba nolol kale aan kujirnaa.. waxaa kale oo jira wiil aan saxib nahay lakin isagu somali ma aha.. ani iyo wiil kale saxibkay ah oo somali ah taanu rabno aanu qadanaynaa.. waxaan damcay inaan baro wiilka kale ee african ka ah ee saxibkay kuli waydiideen waxay dhaheen |
    fdsafdsf | Unrecorded Date doqon. walaashaa miyaad bari lahayd afrikaankaas kale? |
    CiiseRooti | Unrecorded Date Quote "waxaan damcay inaan baro wiilka kale ee african ka ah ee saxibkay kuli waydiideen waxay dhaheen" and Qoute...maxaa ku helayna oo aadan u dhamaystirin? . . Dee Habluhu maxay Ka yiraahdeen arintaa aad kusoo hadal qaadeyna? Saaxib, aniga Ciisa waxaan leeyahay Asxaab badan,oo kala yimid St Lusia, Bahamas, Trinida&Tobago, Brazil, Cuba, iyo wadamo badan oo aanan soo koobi karin, intaa dhalinyarta ahna hadii ku adkaato gabadh Somaliyad ah....walee in aanan ka hagranay jidkey u mari lahaayeen. Saaxib waxyaalaha qaadhkood waa laga fiicanyahay, Somalidana sidaad u ogtahay gabdhahoodu waxay noqdeen Cheap, dhaqankii way ka tegeen, farana kuma jiraan ee marka waxaan ku oran ha ka hagran ee badh. laba jeeraba adigey iskaa tusayaan'e habeenkii bay la dhaxaan, waa sidii Cadaanka American ula dhaqmi jireen gabdhaha madoowga ee ay lahaayeen ama adoonsan jireen.. back in da days....uncle Tom Cabin. CiiseRooti |
    Muriidi | Unrecorded Date Andresson, Horta waxaa tahay xoolo, saabuuntana intaad cunto ayaad shaambada iskaga dejisaa, weligay intaan noolaana wax kaa caqli yar waxaan arkay kan isku sheega Ciise Rooti. War Ciise, illeen ninyahow sidan ayaad shallow u ahayd. Is this your true color, walaashaa orodoo u gee addoonta ka timid Honduras iyo Tobago. Midna aan kaa jaahil bixiyee markaad qof hadalkiis xiganeyso waxaa la yiraahdaa "Qoute" markaad dhamaysana "Unqoute" not and qoute. Midda kale, what kinda Somali is this "Waxyaalaha qaadhkood", "Ha hagran ee badh", bal ninyahow intaad muraayad soo qaadato is eeg, oo adoo is eegaya waxaad tiraahdaa "Walaashay ayaan rabaa inaan adoon u geeyo" markaa ii soo sheeg wuxuu damiirkaagu ku yiraahdo. Adios e' arrividerci |
    Mike | Unrecorded Date To Anderson Brother ku waas in teey joogaan qiimaha isku yeelaayo Yacni iyadoo maryooley ah meey ninkale leedahay marabo. |
    WASE | Unrecorded Date DHAMAANTIIN ANAA IDIN WASA................. EEY BAAD TIHIIN........ |
    Andrezz_Andersson | Unrecorded Date shekadii maan dhamayne.. waxay dhaheen maad nabartid wiil somali ah ani intee wiil somalia ah uga keena lakiin saxibkay waa u qalmaa african ha ahaato lakiin waa wiilfiican. TO Mike way jirtaa lakiin waa khalad in gabadhi nin u diido meesha uu kayimid ninkii ku anfacaba qaado anba waan xumaan lahaa ahddii gabadhi sidaas i dhihi lahayd |
    coolmankid. | Unrecorded Date Andrez the funny. What you do is called pimping. I am really sorry that your product encludes somali girls as a recipe. I was expecting in the forums useful debates but not this moronic questions. Mike. Not all the somali girlz are the ones you met. There are pretty somalian girlz who don't like to sleep around. And when did being maryooley become something to avoid?. I think you are in need of self confidence so that you don't have to despise yourself. I reallly feel sorry for you. We have to add to the equation that you can be nonmuslim somali who knows we have a lot of them these days. Ciiserooti. I advice that you behave according to your age and not act like spoiled brats. Let me guess, you are forty plus and and trying to make up your lost time with more lose. Pity, to those who don't grow up haddii shuunkooda geel abraayo. |