Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): MAXAA INAGU QASBEY INEYNU LUQADO KALA GEDISAN ISKUGULA SOO XIDHIIDHNO MARKA AYNU ISKULA SOO XIRIIREYNO NET-KA IWM.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GULEED AFAD

Wednesday, June 14, 2000 - 01:12 pm
Waxaan aad ula yaabaa marka aan soo dhexgalo inetnet-ka oo aan arko luqado kala gadisan oo ay dhalinyaradu isku soo qoreyso,amaba qofka wax raadinayo uu isticmaalayo luqado kala gedisan.Maxaa hadii aynu nahay ummad fir leh,lehna luqad fir leh aynu u isticmaaleynaa luqaddo kale?Waxeynu ognahay in maantey Soomaalidu ay ku kala baahsan tahay afarta dacal ee aduunyada, kuna kala hadasho luqado kala gedisan.Waxaa murugo ah in maantey wadankeynii uu yahay wadamada aduunyada aan laga ictiraafsaneyn,oo uu baaba'ay magacayagii,miyaanu hadana waxaan kudarnaa ineynu luqadayadii hooyo ay raad go'do oo ubadkayagii noqdo ubad aan laheyn wadan iyo luqad uu kula tartamo asaagiisa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Wednesday, June 14, 2000 - 07:33 pm
Cause my keyboard wasn't designed to write anything but English and some Hebrew.
.
.
.
C? For me to write Somali on the Net I have to get with the program and download some girgin software from CANBAR.COM and then setup a Bug shield for viruses, like how I setup my underwear against invading cockroaches into my crimp.
.
.
.
I hope U do understand me cause I sure don't.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

The Equalizer

Thursday, June 15, 2000 - 11:30 am
Com'on Guleed, don't you get it yet.

Somalia is DEAD and so is its barbaric language.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Friday, June 16, 2000 - 08:31 pm
Shaqal dheer Shaqal gaaban, oh ne pas touche et ne pas écrire il fout modifie et pensée toujour et envoyer, no jamais.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Friday, June 16, 2000 - 08:56 pm
Amen to that Mowlid-Macane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Saturday, June 17, 2000 - 07:30 am
Hebel, Amen, mérci

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Saturday, June 17, 2000 - 08:12 am
Hebel, Amen, merde,,,qui con la sieste oh ne pas il modifie la guardine lo pias to quanduien lo merde,,,,,,,ma sii wadaahee intiis ilaah i bari

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Saturday, June 17, 2000 - 03:13 pm
I feel the sameway about U neefoowkaniini...this is the start of a brand new relationship.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Sunday, June 18, 2000 - 05:30 am
,,,,,,Waxaad tidhiba lagu ye....ma iagaad inoo sheeka ingiriisiyeyneysaa,,,,Naw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Clevelander

Sunday, June 18, 2000 - 06:45 am
Cause most of us left our country early in our childhood and did'nt get the opportunity to attend hoose-dhexe school back home where they use to teach B,T,J,X,KH,D,R,S,SH,DH,C,G,F,Q,K,L,M,N,W,H,Y.....
A,E,I,O,U..... AA,EE,II,OO,UU

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Sunday, June 18, 2000 - 08:03 am
,,,,,,Thanks Clevelander,,,,Hope Hebel is one of 'em,,,,,,,,I baraay aan barteey afka hooyo!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, June 18, 2000 - 07:04 pm
Because we don't have an effective language...it is too messed up.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Sunday, June 18, 2000 - 08:38 pm
freaking flight 13s acting like they never saw the WAR!
.
.
.
.
gaw!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Troubled..mind

Monday, June 19, 2000 - 12:27 pm
Why the hell are your barking Hebel. And wile I'm at it wipe that sludge of your face. You stupid dog.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Monday, June 19, 2000 - 08:18 pm
OK can I have yar GORGORO please?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ubah

Monday, June 19, 2000 - 10:04 pm
a aaaaaaaaaaah adna ma ku nooleed qurbah.
Walakiis sharci ma helaysid hadadan luuqadada iloobin ee walal Habari gani????.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Troubled..mind

Tuesday, June 20, 2000 - 02:12 am
Barking like a dog gets you no were.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Tuesday, June 20, 2000 - 09:05 pm
but gorgoro will drive me up the wall and through the mud....If I may say.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Troubled..mind

Wednesday, June 21, 2000 - 01:04 am
Well good for you.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Thursday, June 22, 2000 - 04:25 pm
Oh! shut up

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GULEED AFAD

Friday, June 23, 2000 - 02:01 pm
Dhalinyaro waad salaaman tihiin,
Waxaan halkaan kusoo qorey waa arin aan rabey inaanu kawada falanqoono oo ra'yigayaga isku dhaafsano,si aynu ugu faa'ideyno dhamaan ubadkayagga,iyo mustaqbalkayagaba,oo aynu noqono kuwii "ummaddi"lahaada waxey kufaanaan.Waxaanse wali layaab leh in dhalinyarada qaarkood ayba kafaanayaan amaba ay ii qaadanayaan inaan kaftamayo amaba aan iska nacnacleynayo,balse arintu waa ay kaculus tahay sidaas wax garadka oo qura ayaa mowqifkeyga garta ama ninkii u sii kuurgala,waxa ay dhabtu tahay,wali fikrad aynu wax
uga qabano amaba aynu wax uga qaban lahayn arintaas iyo wax lamid ah mahayo waxeynu nahayna kuwii wadankayagii umaqnaa.
Dadka qaarkood sida Troubled -Mind,Neefow-kaniini
iyo kuwa wax magartka ah oo aan fahamsaneyn mawduuca aan kahadlayo iska daaya macna la'aanta ee kafaa'ideysta waqtiga iyo fursadda ay walaalahayaga SOMALI-NET,inoo fududeeyeen,mahadi haka gaadhee,oo ah in Soomaalida walaalahooda ahi kuwada sheekeystaan,kafaa'ideyso
MAHADSINIDIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mariah

Monday, June 26, 2000 - 06:06 pm
LOl Hebel......

One more thing what the hell did mow and neefoo were talking about........If you understand please let me know

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Monday, June 26, 2000 - 08:29 pm
They’re talking about Canbar, and how Mow found a Girgin one of the days, and let her go after he received multiple injuries in and around (U know what) and started to experience an imaginable pain and rapid internal and external bleeding.
.
.
.
.
Then Neef said that it’s almost impossible to have it done without some sort of help from the family doctor.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Tuesday, June 27, 2000 - 09:45 pm
Maria sis

You cann't compliance with Shibane, Shaqal gaaban + togan and taban without reluctant to add another shade to the, waa ilaah mahadiiyee iideena maanta anka barano afka soobaaliyeed AA ii OO UU
Remember Olalaha harumarinta reer miyiga sida:
Xalimo biyaha way kar karisay


"Inan" Feminine or masculine!
"Dameer" Feminine or masculine! Damn!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOMO

Wednesday, July 05, 2000 - 06:14 am
AHLAN SXB GUULEED AFAD

SAXIIB SU AASHAAD SHEEGEESO ANIGABA WAAN ISWEEDIIYAA MARKA AAN ARKO WALAALAHEEN OO LUUQAD KALE KUFAANAYA AYAGOO ISKUFAHMIKARA TAN UGU FUDUD
MIDA KALE DADKA QAARKIIS AYAABA WAXAY QORAYAAN EENA SAX UQOREEN WAXAA KA MID AH MOWLID MACAANE OO FRANSIIS KU QORAAYA MARKA WAXAAN RABAA IN AAN USAXO WAX YAR EEE HA IGA XANAAQIN HADAAN KUQORO LUUQAD AJNABI AH
oh ne pas touche et ne pas ecrire il fout modifié et pensée toujour et envoyer , no jamais SAAXIIB WAXAA QORTAY HADAAN AQRIYAY WAAN FAHMAY SOOMAALI AHAAN LAAKIIN QOF FRANSIIS AH MISE QOF KU HADLA LUUQADAAS saaxiibaday MA AYNA FAHMIN EE SOO QAADO QALIN WAAN KUU SIXI
== on ne touche pas ni écrire mais il faut seulement modifié et pensée toujours a envoyer et jamais....waa mahad san tahay waa MERCI EE MAYA mérci
GUULEED SXB IYO AQYAARTA KALE MEESHA BANAD KA KADAAYA EE GUSOO QORA LUUQADA HOOYO HADII KALE DABADA ISKA GELIYA LUUQADA AAD KU SOO QOREESAAN QOF FAHMAAYA MAJIRO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GULEED AFAD

Wednesday, July 05, 2000 - 12:53 pm
ku:Momo,
Saaxiib waan kaaqaadey salaantaadii,waana mahadsan tahay.Runtii arintan mucjisada ah ee dhanka luqddaha kala gadisan,dadka qaarkood baaban fahamsaneen,sababta luqad loo barto,ma inaad dadka ugu faantidbaa,mise waa in aad ogaatid iney tahay mid adiga gaar kuu anfaceyso,si kastaba ha ahaatee muhiimkeyga ayaa ahaa bal ineynu luqaddayada ahaato mid inoo gaar ah oo xitaa qof shisheeye ah hadii uu soo galo qaybtan uusan fahmi karin,hadana ay inoo sii ahaato mid xitaa dhalinyaradayada ama ubadkayaga soo koraya ee qurbaha inagula nool ay arkaan waxna uga faa'ideystaan iyagoo kaga baran kara afkooda hooyo,macnaheygu waa kaas.Anigoon fahmeyn luqadaha qaar sida faraniska,hadana kii is yiri waad taqaan waa kaas aan xitaa sixi kareyn toosinta xuruufta,oo uba baahan inuu seeraale galo,si uu u faa'ideysto.Anigu markii hore waxaanba is iri waxa uu meesha kusoo qorey waa afjini.
Waxaan wali dhalinyarada qeybtaan soo gasha kusii waanin lahaa iney kudadaalaan sidii ay u adkeyn lahaayeen,uguna faa'ideyn lahaayeen ubadkooda iyo dhalinyaradooda qurbaha luqada la'aanta ku heysa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Sunday, July 16, 2000 - 08:59 pm
To: MOMO.

SXB, horta waan ka xumahay inaan akhriyo textkaaga maanta oo mudo dheer kasoo waregtey.
calaa kulu xaal waxaan ugu talo galay markaan faransiiska ku qorayey adigoo kaloo Mogadishu ama Hargeisa ka yimid oo iminka feedh iyo laad Canada ku baranaya faransiiska inuu fahmo, waa u soomaaliyeeyey, magaran.
Je sais que tu ne sais lire ni acrire. Alors avec ton .. Somalian de Mogadishu au Hargeisa je te consei d'allée àl'ecole apprendre de bonne maniére.
Parceque avec manque d'education!?
MOM, bilaa caleyk ha iga xanaaqin.

From: mOw.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, July 17, 2000 - 01:49 pm
To: guuleed Afad

walaal waay fiican tahay inaynu afkeena ku hadalo lakiin hadaaynu runta sheegno waxaanu haysanaa " communication or understanig problem" lugadeena ah. maxaa yeelay waxa laga yabaa inaynaan is fahmein mara somai la qoro lakiin aynu isku fakani inglishka iyo luqdaha kalee kala gadian ee aynu ku hadalo.

run ahaantii aniga qudhadaaydani i feel sorry some times markaan afsomaligana fahmi waayo inglishtan fahmo. dhibadaduna walaal wax kale mahee waa lahjada aaynu aaynu. imika dadka inta somaliga qortay kjala badha maan fahmin. dhibaadadaasin anaiga kaligay ima haysato ee somali badan ayaa ila qabta.

markaa walaal anigu runtii waxaaban better bidaa luqadah kale kol hadaan garanayn somalida qaarkood caay iyo amaan waxaay igu ledahya iyaguna waa sidaas oo kale ayuun baan filayaa. saboobtoo ha markaanu netka iskugu nimadno waan hubaa inaay kalmadaan qorab yidhadaan waxasi waa maxay aniguna sidaas oo kale uun.

i hope inaad i fantaan inkastoo I'm not grater somali writer hadana waana qoraa wanan akhriyaa

samalu calaykum to u all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe oo raba inuu netka dhawaan ka fadhiisto

Monday, July 17, 2000 - 03:46 pm
Anonymous,

sxb intaan ka doodaynaba waa intaas, si fiicana waan kuu fahmay anigu, dhibkana waa lagula qabaa.
salaama