    qaalid | Monday, June 26, 2000 - 01:10 am waad salaamaan tihiin kuligiin waxaan raadi nayaa gabar somali ah oo aan dhisno mustaqbal magaceyga waa qaalid 24 jir ku nool finland arday |
    Kusseey | Monday, June 26, 2000 - 07:56 am Waxaaa laguu hayaa gabay il yar ...ilag la'...fanaxweeyn...madaxeey, afeey ....bijooleey...jiis laakin lugta bidix baa wali nool....fara xiito xiito leh....calooleey eh....xogaa bidaarta wey sii weynaan rabtaa ee soo orad inteenan bidaarta dheeraan ..madaxeeda wa bil dhalatey waad isku daaban kartaa muraayad iga dheh......maxaa kuu soo haray dabeecada waa boosaneero.......Dhaqanka waa calabeesteen......Diintu waa buudhu......haye duqa maxaa sugee soo bood bood calabeesteen waa tanaa lol Sadaqayahow meeshaan Gabar raqiis ma joogtee ku laabo buuladaada ..men like u make me sick .comin here like u can score that quick...do urself a favor n get quicky from 7/11 aight!! |
    Clevelander | Monday, June 26, 2000 - 08:07 am Kuuseey......karood cillan ka ku dilo ma ku dhihi karee waabsiga dhaaf..mase Kuusoow aa kuugu wacaa ha ku shaldhabee....? |
    Kusseey | Monday, June 26, 2000 - 09:03 am clevenlander looooooool aboow aboow habaarka iga daa ODAY jini yahow..aree xee tahay daba qabsigaan ..ninkaan mahaan gabdhaha maqaska la wato aan Kawaankiislee u diraa nooh...Minee Kawaanleey soo safeestaan mindididoow xaa yaalo heee...Qalid intuu is dhahaaye Qatar iska dhig amuu Qada isku Qubaa lee hee!! Clevander ...af habaar tamo ani xitaa wuu igu yalaa hee... KAADI SHIR KUGU DHACDEE .KUR KURKA IGA DAA HEE!!! |
    QAWDHAN | Monday, June 26, 2000 - 02:09 pm KUUSEEY ADIGA WAA LAGU YAQAAN WAX KUGU QABTA ILAAHAY HAKUU SAHLO ANIGUSE ADIGA IYO FACAAGA MIDNA CIDLA KAMA SOO XEREYSTEEN ADIGUNA WAX WEYN BAAD ISU HAYSASATAA .DADKA NEEF QUDHMUUNKA KALA FOGOW BITCH,,,,,,, |
    Clevelander | Monday, June 26, 2000 - 06:54 pm Qowdhan.....Ceeb,ceeb...Gabdhaha ha caayin min-fadlak .....see camal 50kii afar bilood aa kuu dheer welina niiiiiiiic aa meesha la imaanoosaa... isku xishood Qashiinyahow.. |
    Clevelander | Monday, June 26, 2000 - 07:01 pm Kuuseey.....LOL! Abaayo xaasidsanidaa....Kabtaa kor ha loo gamo ma ku dhihi karee..... |
    hebel | Monday, June 26, 2000 - 08:46 pm kuuseey kaali adi maa ninka isu rabo? waatan is tiltilmaameyside? |
    qaalid | Monday, June 26, 2000 - 11:29 pm ku.kusseey adiga qofyahay waxaan ku wey diinaa intaas oo gabdho maxaa kaa soo dhax saaray mise wax kuu gu qabto ayaad la dahay mise walaaley foolxumo ayaa kuugu goowatay horta hadal kaaga ayaan ka fahmaa inaad fool xuntahay waxaa layiri dameerta tan ugu foosha xun ayaa ugu haraanti kulul mida kale afaaraheyga kabax aan iskooro ama yaan iskoorin hool kuu taalo ma.ahan hadey shaqo la. aan kuheyso iska diiwaan gali red koroska ugu shaqee fii sawiili laahi |
    Kusseey | Tuesday, June 27, 2000 - 07:26 am QAWDHAN ba'ayee maantee kuu dhamaatey .kuusseey aaba afkaaga jaalaha ah la soo gashay maahinoo ..hadaanan ku tusin malmalkii laguuga dhabooqaaye ..iyo xundurtaadii maroorka badneed..maanta aaba calooneeda iyo Cajiineeda kusseey la soo afgashteen...War oradoo kusseey aad isku dhajineeyso iska daa hee..kusseey wax weyn iyo wax ka daranba ha isku heesato iyadee u talaa ee adiga taada ka hadal ama meesha ka bax ..waxaad iga qosolsiisay markaad igu tilmaantey Qosaar ..ala dad kala war la ..Adaa Qoosaariina ah oo goosahaaga Suuskii Coorcoorka ka buuxaan ...Lafahii Daaynasoorta ka soo haray baad tahay ..war maxaa meesha ku dhigay Facaa Musuem of Art beey yaalaan iyagoo QAlfoof ah oo Qaloocdeen..there's no doubt inaad adigana sidaa u qaloocan tahay!!! Maala dukaatayahow ..faarabuutaha ah Kusseey danbe yaan kaa maqal!!! QAwdhan n as for this point on u are 100% dizmissed ..don't talk back ya heard foo!!! |
    Kusseey | Tuesday, June 27, 2000 - 07:34 am Clevandar loooooool tnx yaqeee Qaloocaas aaba iga riftee..anoo soo afeefeesanaayo aa jidka ka heshay nooh..Habaarka caadi waaye nooh waa isku leenahay....haye hee Jiinbaarta kula ruxmatee ma ku dhihi karee ..............lol!!!! Hebel if i didn't better i would say ..u love goin after kusseey..listen actuallly i was refferin to ur old fat lady dat dump ya..ofcourse i was nice n decided not to mention her age n her dress Size ..i know u don't want me to keep goin...coz once u get stapped .............!!!????? Qaalid ahaha ala adigaa waraa waa iska kaftamaayee ee hadaad xanaaqdey ...raali iyo nus noqo duqa anaa kaa gardanaa marka cafis hee..Teeda kale meeshaan kaftan lee waaye maxaad u xanaaqee .ani waxii rabtid igu tilmaam waa isku kolsoonahay .mana laga yaabo inaa inta nin ka soo doonta ..ADi hadaa guurdoon tahay alaha kuu sahlo ninyaho...Kuusseey oo ku leh mar labaad iga raali ahow waxii ceey ah oo aan kaa galay !!! |
    canab | Tuesday, June 27, 2000 - 12:54 pm Qaalid Niyohow adi see camalkaa waaye, ma iska xanaaqee? Aaway kaftankii dhaliyarada dhex mari jiray? Tii oo kuu soo socotay horay leeyba u sii rooree markii ooy aragtay in aa tahay nin oo dhakhso iska xanaakhaayo. I day adi tii oo ku dhahdo "aan mudaayay....haba ahaadee.....yacuudkoow" adna waxaa ku dhehee "aan mudaayay....haba ahaadee....yamuuskow" Iska celihee dadka dabbaalyohow |
    hebel | Tuesday, June 27, 2000 - 07:06 pm Clevelander, . . IN THE NAME OF GOD THE SON AND THE HOLLY GHOST.....STOP!! |
    Clevelander | Tuesday, June 27, 2000 - 09:06 pm Hebel.......Stop what...? |
    Clevelander | Tuesday, June 27, 2000 - 09:08 pm Kuuseey....Jiinbaarta haddii iskula ruxmaneeno waxba ma ka qabo.....Ajaaaaaaaaaaja! i siibo! |
    qalid | Tuesday, June 27, 2000 - 10:54 pm close |
    GeEsI | Wednesday, June 28, 2000 - 01:14 am kuuseey/ may may m a dhicikarto ani waa ku fahmey baaq waayewaxaas hada ninkaas naagdoonka ah isoo fiiri lee dhahdey is kal lexi hee hada ........(; |
    hodan | Wednesday, June 28, 2000 - 12:36 pm aslamu calaykum qalid br maxa u xaqday ha xanaqin br wa cadi waxas ha u bixin okeeeeeeeeeeeeey sual ban ku waydinaya kaw xaged ku nooshahay labo ma daqad bay katahay inad halkan gabar ka barato sadex sed ku aminaysa gabar aad halkan ka baratay insha alah iga jawaaaaaaab br |
    hebel | Wednesday, June 28, 2000 - 08:17 pm I DUNNO |
    T-GIRL | Friday, June 30, 2000 - 12:18 pm Raadis ka ha kuu dambeeyee...Ma qalabwadataaa like Karbuuno and batteries(AA)1.3 VOLTS ALKALINE with Nickel Cadnium...LOL...All the best .... |
    hebel | Friday, June 30, 2000 - 09:27 pm no he got them lamps with half tank of gas. |
    Anonymous | Saturday, July 01, 2000 - 11:33 am kuusey gadaal maa laga goostaa aqayarta? |
    qaalid | Monday, July 03, 2000 - 10:58 pm to. hodan walaal waan ka xumahay inaad sheekada uga soo dhacday dhexda hadaad aqrisan laheyd ciwaan keyga kore imaadan weydiseen meesha aan ku noolahay tan labaad ma. aan xanaaqin ee waxaan rabay in aan sikale isku dabaro sabab too ah waad fahmi kartaa iney jiraan dad aan arimo quseynin jecel iney dhex dawaashan walaal waxan ku noolahay finland hadii ey mac quul tahay waan isla xiriiri karnaa labada qofna hadii ay kalsooni qawaana wey is aamini karaan BY |
    shugriyaa | Tuesday, July 11, 2000 - 06:10 am are u carzy qaalid ma siadaa ayaa qof loo daydaa haye anigaa kula degenaa meeshaad sheegeesid nimankii finalnd waala nacay gabdhihii ayaa dibada ka keeysanaayo ma ila aragtay ninyahoow qaalidka ahi,,lol |
    hebel | Tuesday, July 11, 2000 - 06:13 pm shugriyaa ar xaa kaa boolo eh kii afka leeriyo bo mateekadaa usii wareejinee. . . . lugta lagaa xiro haboonaan lahaydaa. |
    dacar | Tuesday, July 11, 2000 - 08:17 pm ,,,ee axsaan iisamee ani lee lugta iigu xir,aan iska biyo biyeestee,wadaad ooman aan ahayee,ilaahayna hakaa sabaabiyo oo ajir iyo xasanaad kaa siiyo ,aniina waan kuu duceynaa mar kastoo aan nuursado,,,,, dacar-dacar-dacar |
    hebel | Wednesday, July 12, 2000 - 07:47 pm waa kuu jeedaa in oo inta ii Xaryaale lug soo jiidi. . . . Hortaa aa ka helee gadaashaana.....ma oshi. |
    shugriyaa | Friday, July 14, 2000 - 06:37 am hehhee hebeloos abaa meeshaan aan ka helay nooh |