Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): 3XAASLE RAADINAAYA TII 4RAAD WAASE????????????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAAMAC

Thursday, July 06, 2000 - 06:19 am
ASALAAMU CALEYKUM
WAXAAN AHAY 3XAASLE DAGAN FILANDI OO DOONAAYA TII AFRAAD WAXAA SHARUUDU AY TAHAY INEYSA AAMINSANEY QABIIL IYO YAATAHAY HADII AAD TAHAY WAAN IS FAHMI KARNAA SOMALI CIDEYDOONTO HAKA AHAATO ANIGAA UDHAMEYSTIRAAYA WAXA AY BAAHAN TAHAY OO IDIL TEREVE TULE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sureiya

Thursday, July 06, 2000 - 12:20 pm
jamaax
walaal waayaaha laakin midgaan mataahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugr

Sunday, July 09, 2000 - 01:17 pm
waraa dad la yaqaano ha iska medelin ee adigoo kale waa lagu yaqaanaa waxaa rabtaa dadkaas aad isku sheegeeso oola yaqaano,inaad dacaayad internetka ka soo dhigtid,ee be polite hadii ay run kaa tahay emailkaaga soo sheeg,anigaa afraad noqonayaa..lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaaha

Tuesday, July 11, 2000 - 06:06 am
Assalama caleykum

wiilka raadinaya tii afaraad. Finland maba joogo nin qaba sedex xaas, ee beenta dhaaf.
hadii aad hore u soo heshey 3 xaas, walaalahaa kale u dhaaf gabdhaha ee adigu 3daada ku ekow, mise waa gabdheee oo nin 3 xaas qaba rabta, ma ogidoo gabar walba iney rabto iney ninkeeda ay ayada koolkooliso rabtoama uu kaligeeda ku ekaado iney hesho, ma wax baa si kaa ah ar sida isu dhaan, waxaan ma soconayaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdi

Tuesday, July 18, 2000 - 12:31 am
walaaley waxaa iga soo xariir kartaa
raaxeeye4@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugri

Tuesday, July 18, 2000 - 06:09 am
yaa waaye kaasina yaana kula soo xiriiyaa bal hadalka soo cadeey abaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugri

Wednesday, July 19, 2000 - 06:26 am
email aan kuu soo diree eeg!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ugaaso

Thursday, July 20, 2000 - 06:34 am
guurkaad qalad ka fahamtey ee baro marka hore wuxu
guurku ku salaysanyahay iyo shurudihiisa mise faan
baad uga dan leedahay waxaas oo dhan ii dheh miyaa
meel fariiso oo cawdu bileyso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, July 30, 2000 - 06:43 am
joojiya waxyaabaha shuceyska ah ee aad ku soo qoreysaan halkan. Waqtigu waa qaali uga faa'iideysta fikrado wax ku ool ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, July 30, 2000 - 06:46 am
joojiya waxyaabaha shuceyska ah ee aad ku soo qoreysaan halkan. Waqtigu waa qaali uga faa'iideysta fikrado wax ku ool ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

c/laahi

Sunday, January 28, 2001 - 11:42 pm
aslaamu caleykum
walaalo waxaan jogaa filandi sedaxna anaa qabo ee hadaa rabto anigaa ku martiqaaday waxaan jogaa tampera

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 29, 2001 - 03:46 am
beenaale lol