Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): Hawayneey
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ardo

Wednesday, July 19, 2000 - 01:46 pm
Ardo

salaaamucalaykum.
waxaan ahay hawayneey da'deedu udhaxeeso 40,sano weli aan guursan balse mutacalimad eh.
saan buug iyo qalin ugadaba ordayay ayaa waqtigii igudhamaaday, marka hada ayaa waagii ugubaryay ee hadii ayjirto wax xiisaynaayo arintaa ha ilasooxariiro waxaan raadinaayaa waa guur xalaal ah wax igamaqan oon guur aheen majiraan,maal,qurux,dhaqan islaam wax waliba wax igamaqan majiraan oon guur xalaal ah maahinee.
waxaan radinaayaa nin aan wax balwad laheen ,sigaar,jaad qamri intaba aan laheen oodabeecad iyo dhaqan islaam leh oo macquul ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kit-Kat

Thursday, July 20, 2000 - 06:19 am
Ardo

girl u scaring me ....are u telling to quit school be4 i end up Granny with no teeth n no man .Ouuuuuuuuuuch....let me get ma Uncle n see what he can do here.....incase u wondering why am hatin on ya coz am workin on ma PHD!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samiira

Thursday, July 20, 2000 - 06:37 am
hi ardo

horta waligaa ma is dhageysatay? waxaad tiri:

"hada ayaa waagii ugubaryay ee hadii ayjirto wax xiisaynaayo arintaa ha ilasooxariiro"

haddana isla markii ayaad waxaad tiri:

"waxaan radinaayaa nin aan wax balwad laheen ,sigaar,jaad qamri intaba aan laheen
oodabeecad iyo dhaqan islaam leh oo macquul ah."


qof oo waagii ku baryey oo haddana intaa oo sharuudood weli dad ku xiraya xaggee lagu arkay..
Ardo bal ku noqo oo wax dhin sharuudah... hadaad caawin u baahan tahayna ila soo xiriir anaa marketing ku dheereeyee?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warda

Thursday, July 20, 2000 - 06:39 am
Ardo

abaayo markii hore gabar aan kuu maleeynaayey lakiin nin-nin baad u cod ektahaye bal hana kufsan
nabadeey....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, July 20, 2000 - 07:10 am
lolololoolwarda...nacaalatulaaxi