Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): I HAVE QUESTIONS
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxameddeeq

Monday, July 31, 2000 - 08:31 pm
Marka hore iga gudooma salaan dhamaantiin waxaan rabaa in aad idin weydiiyo su'aal iska caadi.

Haddii aad ra'yi iga siin kar tiin Somalia haddii ay nabad ka dhacdo sidee loo maamulidoonaa.

Waan og nahay in Somalida ay ka jeceshay wax kasto khabiil kooda.

Ma waxaa lagu maamuli doonaa
1) Xag Diin
2) Xag Khabiil
3) xag Democracy

ka dooro midii aad rabtid iina soo faah faahi.
and I am looking forward to hear yo bro/sis

***Dal aadan laheyn waa dareen ku joog****
***Heybad waxaad ku leedahay Dhulkaada hooyo***


Love + Peace + Respect = Unity

maxameddeeq@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MN man

Wednesday, August 02, 2000 - 01:38 pm
Suaashas run ahaantii aadey u fudud tahay

Waxaa lagu maa mulayaa xag diin
Cumar Faaruqi nah ha noqdo the Next President.

Good luck