We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, July 31, 2000 - 08:32 pm Marka hore iga gudooma salaan dhamaantiin waxaan rabaa in aad idin weydiiyo su'aal iska caadi. Haddii aad ra'yi iga siin kar tiin Somalia haddii ay nabad ka dhacdo sidee loo maamulidoonaa. Waan og nahay in Somalida ay ka jeceshay wax kasto khabiil kooda. Ma waxaa lagu maamuli doonaa 1) Xag Diin 2) Xag Khabiil 3) xag Democracy ka dooro midii aad rabtid iina soo faah faahi. and I am looking forward to hear yo bro/sis ***Dal aadan laheyn waa dareen ku joog**** ***Heybad waxaad ku leedahay Dhulkaada hooyo*** Love + Peace + Respect = Unity maxameddeeq@yahoo.com
|