Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): Walaal iga caawi cilmiga Computerka
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sigad yare

Wednesday, August 09, 2000 - 05:14 am
Siad aad lasocotid maalinba maalinta ka dambeysa aduunka wuu sii hormarayaa xaga tignoolajiyada ee walaal haddiii aad tahay qof aqoon buuxda u leh xaga Computerka SOME PROGRAMMES waxaan kaa codsanayaa inaad iga caawiso such as ACCESS,POWERPOINT MICRSOFTBLINDER,IYO GRAPHIC,
waxaana Rabi kaaga baryayaa inuu cilmigaaga kuu siyaadiyo hormar aad ku faraxdan Rabi haku gaarsiiyo AAMIIN AAMIIN AAMIIN
mahadsanidiin Sigad yare