    SHAMSO | Monday, August 14, 2000 - 05:38 am SIDEE LAYAHAY DHAMAAN WAXAAN DOONAYAY E-MALKA HASAN ADAN SAMATAR AMA ABDULKADIR JUBBA LABADOODABA AMA TALEEFANKOODA MEELKASTO AYAAN KARAADIYAY,LAAKIINI WAAN WAAYAY WAXAAN RAJAYNAAYAA INAAA ADINKA NAIGA HELO. MAHADSANIDIIN.... |
    Xamdi | Monday, August 14, 2000 - 12:02 pm Shamos Abaayo maxaad ku falaysaa Qaad Walayaasha phonekood miyaadan Xishoon. Abaayo miyaad ogtahay in Xasan Aadan Samanter ku heesay Hees ah, Guurkii waa laga noqdee Kagooyoo calooshabaatp, Macnaha Gabdha ha la iska fuulo guurlooma baahna. |
    KHADIJA | Tuesday, August 15, 2000 - 02:05 am aslaamu calaykum maxad ku falaysaa kusaaw quranka shaydanka ku hadla sis ilahay ha soo hanuuniyo iyaga . laakiin maxad ka rabtay sis. |
    FARAH | Wednesday, August 16, 2000 - 03:50 am AHH,AHHHHHHHHHHHHHHHHHHH HA NAYAAHEE MIYAANAD XISHOO NAY NAY HA BAYA RAA TEE INTA ILAA HAY DAD BADIYAY MAXAAD KARAA DINAYSAA HASAN AADAN IYO WAXA LAMIDKA AH XISHOOD SXB WAX ISKU FAL MADAD KII AY QAADKA WADA CUNIJIREEN BAAD TAHAY BINA AADAM KA ILAAHAY DAD KARAADSO ISKA ILOW DAD KAAS PLEASE THANKS |
    NeefoowKaniini | Wednesday, August 16, 2000 - 08:39 am ,,,,,Walaaleey Shamso, Xasan Aadan Samatar anigaba waan jecelahay laakinse hadda E-mail ma lahan maxaa yeelay laba E-mail buu lahaa midna gurigii hore uu degganaa buu kaga soo guuray oo rahan lagaga haystaa Gurigan cusubna waa uu cusubyahoo E-mail iyo Talaagad midna ma leh, kan kalaana wiil ay walaalo yihiin baa kala maqan oo Talyaaniga la aaday oo isku ilaabay,,,.. ,,,,Cabdulqaadir Jubba isaga kuma dambaabi karo laakin waxay ila tahay inuu maalin dhaweyd uu soo gadanayay Rikoor weyn iyo seddex E-mail oo ay ka dhacayso iyo cajalado farabadan oo uu heesaha ku sajillo waa sidaan afkiisa ka hayee,, beri dhaweyd uu halkan inoogu yimmi buu lahaa waligaa haddaad Email aad gadani Japanka uun baa la gataa waxan kale waxoodu dhaqsuu u kharibmayaa!!!!!!! |
    k | Wednesday, August 16, 2000 - 10:33 am lol lol e mail ma lagata yaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa aha ahahahahahah |
    Faarah | Wednesday, August 16, 2000 - 08:44 pm Shamso Abaayo waxaan soo ogaaday E-mail isdhaafe in qoraalka farta soomaaliguba dhibkuyahay |
    AAMINO | Thursday, August 17, 2000 - 05:39 pm ACUUDKIYOOW SHAMSO AR DADKAAN XAASID SANAA,MARYOOLEEY DHIBKA WAALAGU OGAA EE HA UBIXIN WALAASHIIS BY AANIMO |
    Rooble | Tuesday, October 17, 2000 - 04:52 am Ka: ROOBLE KU: Khadiija Waa d salaamantahay walaal. tan xigta ma aha in aad wax kasta isku qaladid sis, E mail kaga Xasan Adan Samatar qofkii doonaya wax dhib ah ma laha ee sis ha noqon kuga dadka ka fidneeya diintooda, Waxuu yiri nabigeena suuban nabeggelyo iyo naxariis rabi ha yeelo korkiisee" Diintu waa naseexo......." hana ku oran qof muslin ah sheeydaankaas, maxaa yeelay qofna ma oga halka ciribtiisu ku dambeeyndoonto: Waa salaamantihiin sidaad u leedihiinba marwooyin iyo mudanayaalba |