    GENTLEMAN | Thursday, September 07, 2000 - 03:29 am HADDII AAD TAHAY QOF DOONEYSAA XIRIIR HALKAAN AYAAD FURSAD KU HEYSATA, WAXBA HAKA WELWELIN HANA KAFAKERIN SIDA AAD TAHAY AYAA KU SOO DHOWDAHAY. MARNA KHASAARO MA JOOGTID, FAA´IIDANA KU XISAABTAN, DADOOW BARASHO GEELOOWNA RARASHO. |
    hebel | Thursday, September 07, 2000 - 08:33 pm War maxaa la sheegay? |
    Anonymous | Friday, September 08, 2000 - 04:43 am Gentleman What it's your point? |
    Mariah | Friday, September 08, 2000 - 04:57 pm Why not the men? |
    hebel | Friday, September 08, 2000 - 07:31 pm Aar naga qabta salaanta CAARKIIINA WAXAA KU SAMEEYA EH. |
    hebel | Friday, September 08, 2000 - 07:50 pm to gentelman sxb gurigii hooyadaa la aad sheeka xumada!!! are you better of or you still the one? |
    Faarah | Friday, September 08, 2000 - 09:13 pm Hebel Huuno nabadbaa lasheegee adi maxaad sheegtay??? Faarah |
    Faarah | Friday, September 08, 2000 - 09:17 pm Hebel Huuno nabad baalashee adigu maxaad sheegtay??? Faarah |
    hebel | Saturday, September 09, 2000 - 08:31 pm Waxba meynan sheegin aan Caadaa ahayn. . . Haye maxaad bal war noo haysaa? |
    Faarah | Sunday, September 10, 2000 - 12:40 am Hebel: Waar niyow waxaa layidhi inann aan gudnay oo bikra ah ayaa forumka soogashaye miyaad waxba aragtay. waanigii ku idhi hadaad aragto inann aangudnayn ilasoo socodsii mahadsanid |
    Talasiin | Sunday, September 10, 2000 - 11:24 am By Talasiin To xayawaaniinta halkan kahadashay wasaqbaa tihiin aan ilaahay iyo rasuulkiisa toona kaxishoonayn ee dumarka alaabtooda aad had iyo jeer faalada ka bixinaysaan iskadaaya idinkuba meel lagasheekayn karo waad leedihiin waase la,idiin amaangaliyey meeshiina e anaga xoolaheena hadaan gudanahay iyo hadii kale amaan galiya oo isku xishooda wax la,aan ayaad ka taagan tihiin ayaan umalaynayaa oo dumarkii ayaa nacasnimada idinku nacay oo waad soomantihiin ilaa iyo barigaad dhalateen ayaydaan afurin ee hanagu sheeko raaxaysanina wasaqyahay xishoodkii iyo dhaqankiiba katagay gabadh soomaaliyeed halkan kakama sheekaynayso alaabteeda qaaliga ah ee aad heliwaydeen ee waxa aad adiga faarax gaar,ahaan aad kahadashay ee aad tiri inan aan qodbanayn ayaa halkan lagu sheegay walaal marjito inan iskawaramaysa ee waxa waxaas oo kale markii horaba soo qoray nin uunbuu ahaa ee wax iskula hadha oo xishooda oo ninawba hooyadaa hakasheekayn iyo meel aad adigu kasoo baxday ogow inuu waajibkaagu ahaa inaad ixtiraamto maadaama ay tahay meel aad soomartay oo qaaligu kugu ah. nabadgaliyo nacasiintow. |
    hebel | Sunday, September 10, 2000 - 07:06 pm Faarah uma malaynayo Talosiin iney ka mid tahay eh, Laakiin inanta aad ka hadleyso armeeyba bacaadka siiyeen? . . . Laakiin waan kula soo socodsiin hadaan wax soo helo. . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . Xoog badanaa. |
    Anonymous | Friday, September 15, 2000 - 04:32 am Gentelman i think your ( doqon) CAio |
    Amina | Sunday, September 24, 2000 - 10:12 am Gentleman. I am interested to know what you have writen so could you write in english too. thanks,I speak somali but can not read well |
    Anonymous | Monday, September 25, 2000 - 05:53 am amina- there are no gentlemen here- just wannabe men! |
    T-GIRL | Tuesday, September 26, 2000 - 10:14 pm I am a NAAG...Not a DUMAR...So I guess I ain't welcome den? Naagaha looma ogola haye? 'T' |