Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Sept. 29, 2000): Somaliyeey waa iga su'aal...maxaad ugu taliseen somalida kale
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

minorityman

Wednesday, September 13, 2000 - 11:01 pm
waxay ila tahay in qabiil waliba deggen yahay gobol ama isku magacaabay gobol loo yaqaan..
Haddaba somaliyeey,waxaa iga su'aal ah,Dadkan somali minority ah,ee aan lahayn gobol lagu magacaabo,maxaad u qoondeysen,for example Kismaayo for instance waxaa isku haysta majeerteen oo leh gobol loo yaqaan "BARI"iyo ogaadeen isna leh gobol,mareexaan oo leh gobol
but for reality waxaa gobolkaasi leh dad minority
ah,sida mashunguli,jareer,...waxaan oran lahaa ha siiyo dhammaan dadka minorityka ah si iyaguna xaq
u yeeshaan gobol ku magacaaban,sida tumaal,yibir,yaxar,madhibaan,gaagaab,iyo kuwa kaloo badan...everyone has a right to have place to call home...mise waan qaldanahay...bal arrintan
wax ka dheh somaliyeey idinka ayey idin gogol taalla.please si xaq iyo cadaalad ku dheehan wax
uga sheeg arrintan...mahadsandiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAHAL

Sunday, September 24, 2000 - 02:59 am
TO: MINORATY MAN

MA WAX KALE OO AAD KA HADASHO AYAAD WAYDAY? XIKMAD DARO MIYAA KUU GEYSAY BALAQAN AAD TUURAYSO?
SXB UMMADA SOOMAALIYED WAA HAL UMADA OO ISKU DHEX NOOLAYD, BURBUR HADII UU DHACANA WADANKII LAGA SOO WADA CARAR DADKAN AAD TILMAANTANA UMADAAS AYEY KA MID YIHIIN.