Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Sept. 29, 2000): Garoob Baan rabaa, Gabdhaha yari Khirad maleh, wey kuwareerin ....
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 27, 2000 - 03:55 pm
Salaan Wacan Kuli,
Kadib,

Dhaqankii baan raacay anoo ku koray waxna ku bartey North America, Waxa dhacay lagama sheekeyn karo

1- Dahab gad
2-Lacag dir
3- Telefoon dir
4- Reer hebel saan
5- Reer sidaan

What the hell is going on in this relationship ?
Think and no bluff then give me your openion.

Axmed Saceed, in Toronto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhaqflo

Wednesday, October 25, 2000 - 09:47 am
Amed Saciid haddad dooneyso garuub ilma wadata iyo mid aan wadanin ka raadi Toronto , ogowna waxa lagu soo furey waxaa ka mid ah waxaad sheegeyso iyo wax ka sii daran bal ka war doon kuwaas waxaad ka fa'ido waxba hanaga siin ' waxaan kuu aqaana kuwaas hadaad doneysid waan ku siin guryahooda si aad u raajiciso hadaa diyaar u tahay, kabtada soor igu sii haddan inta aad wadato , waa xogaaga lacagtaa inta lagaa shubto haddan bustahaaga banaanka laguu dhigin.
Aa barasho horteed ha i nicin bey somali tiraa armey kuu roontahay mid aad adiga tababartid ood is fahantaan .