Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Oct. 29, 2000): ARIN KU SAABSAN GUDNIINKA LOOYAQAANO (FIRCOONIGA)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anti gudniin

Wednesday, October 11, 2000 - 05:00 am
Hello my Somalis sisters,

Waxaan idin weydiin lahaa su'aalo kusaabsan gudniinka fircooniga ah, waxaan idin weydiin lahaa gabdhihiinan qaaliga ah oo sida xun loo gudo dhibaatooyinka ka idinka soogaara? sababta aan idiin weydiinayo oo ah dhalin yaro badan oo aan ka mid ahay ayaan la soconin dhibaatooyinkan wallaalaheen lagu sameenayo, mida kale aan su'aashan aan idiin wey diinayo ma aha wax sex kusaabsan oo aan ku raaxeesanyo jawaabtiina.

Aad baad u mahad santihiin.