Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Oct. 29, 2000): Dhalinyarada Qurbaha
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sama sheeg

Monday, October 16, 2000 - 01:01 pm
waxan rabaa inaan waxyar ka dhaho dhalinta qurbaha gaar ahaan yurub iyo ameerica,wilasha dhalinyarada ahi guur ma rabaan gabdhuhuna gaabsi ogol,af soomaali kuma hadlaan af kale oo sax ah ma yaqaaniin,ma shaqaystaan mana waayaan waxay cunaan,ma waala mana miyir qabaan wiilashu madaxay xoqdeen oo waxaad moodaa geed hoosta xoolo ka diirteen gabdhuhuna way midabeeyaan,wiilashu dhar ka waaweyn bay gashadaan gabdhuna dhar ka yaryar oo ku dhegan,islaam ma aha gaalona kuma sheegi karo,ee dadow mayla aragteen......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

T-GIRL

Monday, October 16, 2000 - 01:11 pm
Why R U sheegin only the HOOG?....U should sheeg the fiicnaanta our People.....Waryaa dadkeena waa wadda Great so dhaaf Dissing kuligood...OK

I bet U have no shaqo/no guri and U receive Ceer......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaatsan

Friday, October 27, 2000 - 10:47 am
samasheeg

sidee tahay?
waxaad sheegaysid waxba kama jiraan. dad baa jira qurbaha jooga oo aanan eheen sida aad sheegtay. hadaad aragtay intii badowga ahayd maxaan kuu qabtaa aboowe ee kafiirso hadalada aad dhahaysid. waxaan u malaynayaa inay adigu magaalo joognimo kuheshay. get a live bro

xaatsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Saturday, October 28, 2000 - 08:39 am
becuase he's Heer Baadiye.