Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): Malagu qabankaraa gabar aa misan inay wax kaabadiso
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suraaye

Saturday, October 21, 2000 - 06:49 pm
waxaa uga gol leeyahay waxaan ahay inin dhalinyara ah ay wax barasho ka gaaray scondory school somalia. qurbahana joogay dhowrsano. waxaan is baranay gabar ilaa heer jaamacadeed ku dhamaysay yurub waxay dareemaysaa inay wax iga badiso oo ku hagto ana taa ma ogoli. run ahaantii wax way taqaan waana wax noo fiican laakiin sidaa lasocotan hablah somalidu tii xoo gaa soo dhigataa way isla qab waynaataa
ee hadaba arintaa see u aragtaan
waxaan jeclaan lahaa inaan fikradihiina maqlo walaalayaal