Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): Malagu qabankaraa gabar aa misan inay wax kaabadiso
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guursade

Saturday, October 21, 2000 - 06:59 pm
waxaan uga goleeyahay waxaan is baranay gabar ilaa heer jaamacadeed ku dhamaysatay yurup.aniga waxaa waxbarasho iigu damaysay soomalia oo aan dhamaystey scondary.
hadaba waxaa ka soowadaa arintaa hablaHA SOOMALIDU tii laba xaraf soo barataa way is xariifisaa oo isla qab waynaataa
ee sidaa u aragtaan. maku qabtaa mase waan iska daayaa oo mid diinta taqaan baan doontaa