Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): Why our childreen takes wrong calture
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

s mohamed

Sunday, October 22, 2000 - 11:17 am
ACWW
walaalayaal dha maantiin waad salaamantihiin. waxaan rabaa inaan idin soo gudbiyo wax yar oo waana ah kuna saabsan diinteena islaamka inaynu katagin maxaa yeelay waxaad arkaysaa dhalinyaradii yaryarayd ee ahayd mustaqbalka aynu ku xisaabtamaynu inay gaalo gacanta ugalayaan laga tagaayo diintii iyo dhaqankii wanaagsanaa waliba laqaadanayo dadka ugu akhlaaqda xun dhaqankooda sida madowga aynu ugu nimi wadamadan. bal fiiriya wiilsha somaliyeed ka yayar 20 ka sano way badaleen socodkii walkman ayaa dhagaha ugu wadajira oo ay dhagaysanayaan music aan Alle inoo banayn. gabdhuhu sidoo kale surweelo ku dhegan ayaa laqabaa cawradoodu banaanka ayey taalaa hadaad wax usheeg istiraahdu adiga ayaa daalac laguu raacayaa ayagoo adeegsanaya erayga reer MIYE waa yaabe. qof walbow ilmahaaga iyo kuwa aad masuulka katahay xaq baa kaasaaran ilaahna wuu ku waydiinayaa akhlaaqdooda iyo barbaarintooda
ee xooga halasaaro sidii wax looga qabanlahaa
waan idinku dheerayey ee raali iga ahaada