Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): Waxaan jeclahay gabar ka dhalatey qabiilooyinka yaryar reerkayaguna waxay leeyihiin mageydid gabadhaas waayo qabiiladaas isma guursano
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Moh-

Tuesday, October 24, 2000 - 02:54 pm
Waxaan jeclahay oo aan doonayaa inaan guursado gabar qabiilka midgaha loo yaqaan gabadhaas oo aan anigu aad u jeclahay laakiin dhib ayaa i heysta xaga reerkeyga madoonayaan inaan gabadhaas xitaa agteeda maro waayo waxay leeyihii qabiilkaas waynaga hooseeyaan mana guursan kartid laakiin anigu waxaan aaminsanahay in waxaas laga gudbey oo dhaqankaas ladhaafey
laakiin waxaa i hortaal labo daran mid dooro oo ah inaan iyadii doorto oo aan dookheyga raaco iyo inaan talada waalidka raaco
markaa dhibkaas ayaa iheysta oo aan garan la'ahay waxaan sameeyo ee igala soo taliya walaalayaal
waad salaaman tihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

D.F.

Tuesday, October 24, 2000 - 06:07 pm
Moh-

I'm sorry aboowe laakin you need to ignore your parents on this one. qaabil and quurunkisa waalaga so tagay aboowe, besides we are Muslims we shouldn't say that some people are lower then others because by Allah we are all equal no one is greater so talk to your parents from a religious point of view. it seems like you really like this girl and if she feels the same about you then go for it. i hope everything goes well for you. best of lucks.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hani

Thursday, October 26, 2000 - 01:01 am
To: Moh walaalow waxaan ku odhan lahaa dookhaaga ciyaar oo gabadhaad rabtid guurso wax midgo la yidhaahdo ma jiraan

By your sister Hani

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boore

Thursday, October 26, 2000 - 02:42 am
Waxaa ii caddaatay in aan wali casri jaahili ku jirno haddii aan soomaali nahay.
Moh waxa uu ku hadlayo wax loo adkeysan karo maaha
war isku xishoo waxaas oo kalena ha soo qorin.


By Boore

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALI../SEATTLE

Thursday, October 26, 2000 - 09:43 am
MY DEAREST MOH-

BROTHA I CAN TELL WHAT U GOING THROUGH BUT LIKE OUR SISTERS SAID TRY INAAD KACIYAARTID DOOQAGA REER KIINANA LAHADAL SI WAYN OO XUSHMAD BADAN WAX UGU SHEEQ AM SURE THEY WOULD UNDERSTAND THAT TELL THEM THAT THERESN'T ANYTHING CALLED MIDGAN AND THEY WILL BE ASKED MY ALLAH ON THE DAY OF JUDGEMENT IF THEY DON'T STOP DISCRIMINATING UR GIRL....BESIDES IF U LOVE HER AND UR PARENTS TRY'S TO REJECT IT TRY TO IGNORE THEM FOR THIS AM SURE LATER ON THEY'LL FORGIVE U AND ASK THEM SOME REWARDS AIGHT BROTHA

HOPPING AND WISHING U THE BEST OF RESULTS
TRUST URASELF AND DON'T LET THE LOVE PASS BY U OR UR FAMILY............

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NACASEY

Thursday, October 26, 2000 - 04:40 pm
HEY BOY ARE YOU FOOL QABIIL MAA QOFAAD JECESHAHAY UGA TAGEYSAAAA I THINK U R......NACASOW AATAHAY.... EE •••• THE QABIIL ITS 2000 AND GO FOR U LOVER NO MATTER WHO SHE IS......PARENT TIGANAH KU DHEH ITS MY CHOICE AND MY LIFE COZ I AM BIG BOY SO BACK OFF............ JAAAAAAAAAW