Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Feb. 16, 2001): HAYAAY KASOO KACAAY,WAARMIYAAN DADKU ISLAAM AHAYN WAA MAXAY CEEBTANI.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cismaan

Friday, November 03, 2000 - 04:06 am
Waxa igu kalifay an aan sidaa u qayliyo,waxa la yidhi xamar aflaamta sex ka ah ayaa lagu daawadaa oo waaba iska caadi.
Waar dhaqankii iyo diintii maxaa ku dhacay sidee qof ilmu xalaal ahi waxaa soo kale u samayn karaa? walaahi waan argagaxay markii aan maqlay waxay igu noqotay amakaag iyo yaab.
Wax halaga qabto arinkaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Pretty Woman

Friday, November 03, 2000 - 06:48 am
Ok cismaanow! I can try and write somali but its gonna take me all day so I wont bother.......well It seems nowadayz that the western society is having a great influence on the third world.....It is being potrade that it fine to do all of these things when in fact, our religion does not alow it But nowadayz who lives by the religion anywayz? Not alot of ppl. I agree it is very hard living in a western society to practice islam. I say it is really up to the parents to educate thier children about islam first so then the can defend themselves from the shaytan and the evil doings and disgusting practices of the west. Things that are beyond imagination are being done and the sad thing is.....that the young muslims are not educated enought to realise that this will only leed to their fall! I mean I hear about young somali girlz and boyz claiming to be lesbians and gayz! Yuk! how ugly and mindless iz that! I feel sick when I hear it.....When I talk like this people say to me u are such a "badowiyad". U need to loosen up and experience things in life...well call me strikt but I would rather not! I been here (europe)all my life but I would jump off a cliff before I do the thingz being done by ppl who just stepped into the country.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed1

Friday, November 03, 2000 - 06:51 am
Dad toban sano dagaalamaayay oo daroogo cunaayay oo bililiqo dhameeyay oo guryo islaameed camirtay oo gabdho badan kufsaday oo wadankii fiiqday maa u daahaa inay fiirsadaan labo qofoodoo dharka dhigtay oo is wexey haaya.

Koley sidaan maqlay waxaa ka dambeysa Habargidir oo dhibaatoo dan wadanka u soo jiiday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kici

Friday, November 03, 2000 - 11:45 pm
cismaan walaal waxaa noogu wacan diintii oo aan ka fogaanay hadaanu soomaali nahay.maxaad ka sheegaysaa aflaantaa xunxuni qof ashahaadanaya oo islaam ah ayaaba dilkiisu iska caadi yahaye walaal umadeenu ilaahay ayey ku caasisay ciqaabta ilaahayna waa na haysataa aanu u noqono ilaahay waydiisanana dambi dhaaf i istaaqfurale badan allooow umadeena diinta fahansii oo dhibkaan haysta ka caawi
to prety women
abaayo allahaa kaa ajar siiyo sida fiican ee aad u soo bandhigtay fikradaada fiyow laakiin waxaa ila fiicnaan laheyd in aad barato afkeena hooyo ee qaaliga ah wax kastaa ha ahaadeene waad mahadsan tahay. ilaahay cabsidiisa aanu ku wada dadaalno dhamaanteen si aanu uga baxno dhibkan na wada gaaray yar iyo weyn waa walaalkiin kici oo didn leh aanu u noqono allahii na abuurtay umadeenana daba qabano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JANTAL AAMIN

Saturday, November 04, 2000 - 12:09 am
cismaan waan kusalamey salaanta islamka
salan kadib walaahi waxaan kadhicin soomaliya maleh xiligii tobanka sano oo dowlad la,aanta
aan aheyn marka soomaliya wax walba ka filo
waa meelaan maamul kajirin marka wax walba ka dhacaya xumaan oo dhan waa la caadeystey
dadbaa raba xataa hadey awood helayaan iney soomaliya waligeed saas ahaato si ey danohooda ugu fulaan oo danta guud mid gaar ah kadoortey ..
filinka sariirtu xiligii dowladu jirtey xata soomaliya waa kajirey laakin wuu yaraa oo waaba waxa halaaga noogu wacan marka waxaan wax kadana filo sidii reer qoomu luud iney soomaliya kadilaacaan hadaan ka hortag ama dowlad caadil ah oo islaami ah la helin sida ugu dhaqso badan ...
cismaan dadbaa ganacsigoodii taas ala ka dhigey
xataa shineemooyinka yurub taas laga sameeyo
maamulkoodaana ogoleyn ..
marka CISMAAN.- ANATION WITH OUT GOVERMENT YOU KAN EXPECT EVERY THING..........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XUUXLE

Saturday, November 04, 2000 - 03:09 am
TO DHAMAAN .....
WAXA LAGU DAWADA BAATIRI SEX.. WARYAA XAMAR WATE WAX WALBA OOADUUNKA UGU XUN BAA LAGU SAMEEYA MARKA SOMALIYOO DHAN MAAHEE WAA IMANKA HADEER AY U CUSUB TAHAY NOLOSHU MARKAA INTIINA WADAADADA IHI AMA DINTA YAQAANA SOO YAACA OO SOO HAAJIRA DHULKA WACAN INTAN LAYDINKU ROGIN.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gabar

Wednesday, November 08, 2000 - 03:50 am
marka ugu horeyso waan idin salaamey.
waxaa tiraahdeen xamar baa waxaa laga daawadaa filimada sex ka ah marka ma hadaa kuugu horeyso xamar in laga daawado waxaasi walal weligeed weey jirtey hada oo ey dowlad la'aana jirto oo wax ka celinayana jirin warkeed daa marka ilaahey ha soo hanuuniyo inta xunxunee waxaas daawato amin.

ninka la yiraah Ahmed 1 walal waxaan u maleen in ey ceebtahay in aad cayso qabiildhan oo aadna ku sheegtid waxaaysan ahay, so xishoo xayawaan yahoow hadii dhibkale ku haystana dadkaa daaweeya meelwalbo weeyjoogan ayaan u maleen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NIN

Friday, November 10, 2000 - 01:14 am
gabar hadaan kuu jawaabo waxaad tiri waligeed waa jiri jirtay sex la daawado, waxey ila tahay sida hada loo daawado oo duhurkii loo galo xagee bay ka jirtay waxey ila tahay iney caadi kula tahay arantaas, teeda kale meel ayaa ku danqatay markii laga hadlay qabiilka are u habargidir? waxba yey caadifad ku qaadin qabiilka la sheewgay oo dhan ma wada xuma, caadifad waa waxa soomali habaarka ugu dhacay marka is daji .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CISMAAN

Monday, November 13, 2000 - 01:52 am
Walaalayaal dhamaantiinba waa mahadsantihiin ,waxa muujiseen in aad ka wada murugaysantihiin falalkaa aadka u xunxun ee dadkeenii ku kaceen,dhamaan tiin si wanaagsan ayaa uga hadasheen mawduucan aan furay laga reebo ninka qabiilka cayay ee ku sheegay in ay ka msuul yihiin.
Walaal waa qalad in aad umad dhan wada canbaarayso qabiil walba ama umad waliba waxay leedahay qof xun iyo mid wanaagsan,walaal anigu markii aan arinkan badka keenay maan ka hadlin qabiil balse soomaaliweyn oo dhan,waxaan kugula talin lahaa in aanad qabyaalad ka hadlin marka laga hadlayo arin soomaali oodhan khuseeya.

WASALAAMU CALYKUM WARXMATULAAHI WABARAKAATUH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lee

Monday, November 13, 2000 - 09:39 am
miyaadan ogeeyn in berbera xeebta ayadoo la qaawan yahay rag iyo dumar lagu dabaasho oo hargeeysana caadi jidadka la iska kaxeeysto,,, sxb xamar shiiq cali dheere iyo wadaado aa jooga o naagtii madax qaawan karbaasha marka waad jiha wareertay ee waaa waqooyi meesha wasmada eey ka tahay caadi hadii aad rabtid waxaa laguu haaya cajal laga soo duubay mida kale aniga sxbkeey aaba xeebta berbera ku soo arkay dad qaawan oo dabaalanaaya. ka baxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CIMAAN

Monday, November 20, 2000 - 10:23 am
lEE waxaan loo joogin meesha loogama baahna magaalada xamar ayaan ka soo qaadanay tusaale kadib markii lagu soo qory internet ka,lagama hadlyo ama looma jeedo dadka magaalada dagan oo dhan kolay dad yar ayaa waxan sameeya oo ka masuul ah laakiin adigu waxa kale ayaad meesha keentay oo aan loo jeedin,waxaa doonaysaa in aad caytan to laakiin taasi aniga igama suurtowdo,adigana waxaan kugula talin lahaa in aad aflagaadada joojiso oo aad ka murugooto wax kasta oo xun oo dadkeenu ku kaco meelkasta ha joogee.

WASALAAMU CALEYKUN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yusuf

Friday, February 16, 2001 - 03:01 am
walaalow maxey tahay waxa aan kaqabankarnaa arintaas mase dhabkaa tahay inaad wax kaqabatid
hadii dar ale kaa tahay waa ku guuleyseehe?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cayni

Friday, February 16, 2001 - 07:59 am
cismaan aboowe xamar dadka jooga uma daahayaan sex. kumaankum oo gabdhood ayaa lagu kufasaday, guryo waa lagu dhacay dadna waa lagu dilay danbi la'aan. so waxa ugu yar ee ay sameeyaan ayaa ah sex ay fiirsadaan.