    abdiyare | Wednesday, November 08, 2000 - 10:40 pm walaalyaal waa baa gabarbaan isbaraney, ayaamo kabacdi gabadha maba aha taan bartay waxayna iskubadashay noocminalciyaal. meena ka hadleeso waxaanan aheyn music mareekan aheyn iyo waxlamid ah. arintaasna waa mirkii sadexaad ee igu dhaceeso. bal illa sooxiriiro hadaad ila aragteen arimahaan iheyta. |
    wardhiigley | Thursday, November 09, 2000 - 02:11 am saxiib cabdi yare adigaa markii horeba ciyaal wax ka raadshey ayaan u maleenaa so marka wixii ka dambeeya dooqaada badan qof yara da' weyn raadso . sidaa iyo nasiib wanaagsan from: gabar somaaliyeed |
    kici | Thursday, November 09, 2000 - 06:01 am walaal abdiyare hablaha ha iskuwada qabanine waxaan filayaa in aad la sheekeysatey (teen) hadii ay sidaa aheyd hadaba qalad ma ay laha ee xiligan gabdhaha yaryari waxay la socdaan dunidan qaribani ee musiku haysto hadiise aysan ahey sidaa waxaa dhici karta in ay rajo leedahaye ee ha ka harin taladeydu waa caato waa sidaa wabilaahi towfiiq |
    Aadan | Friday, November 10, 2000 - 02:04 pm Saaaxiib waxaa la yiraadaa, "Intaadan guursan indhahaaga wada fur, markaad guursatana nus(half)." Marka haddii aad baaristaada adkaysid, intii aadan guursan ama aaminin, waxaad ka badbaadeysaa wixii aad ka caban lahayd guuurkaaga kadib. Ha goyn rajadaada, waxaa jira kuwo badan oo ayaguba noocaaga ku qanci lahaa. MARKASTA DIINTU WAA LAGAMA MAARMAAN OO LA'AANTEED DAAWO MA TIMAADO. |
    nuradiin | Tuesday, November 21, 2000 - 03:32 am Walaalo adiga ayaa la sheekaysaytay hablo malaha xoog u yaryar.Markaa walaalo ha isku wada darin gabdhaha oo dhan qof waliba waa qofkay ugu baxdee. Intaanad hablaha shukaansan miyaanad marka hore caadi u sheekaysan mise aragtidooda markaad ka heshid un baad iska shukaansataa. Walaalo waxaan ku odhan lahaa intaanad dumar oodhan ciyaal ugu yeedhin marka hore iska baro dabeetana hadii aad kaheshid dabeecada lasheekayso markaas. |
    reallady2000 | Tuesday, November 21, 2000 - 04:02 am to y'all please sis and bros can you write in english for the people who can't read somali. and i aksed this for so amny times so please can you do this next time......................................... |
    extra advice | Tuesday, November 21, 2000 - 06:01 am Reallady2000, If you can't read English, you shouldn't be on this site.. Good day.. |
    sooooooomaaaaaaaaaliiiiiiiiiyad | Tuesday, November 21, 2000 - 06:47 am asalaamu calaykum waxaa jira dad luuqa gaalada aan aqoonin marka waxaa fiican in luuqadaa hooyo baratid hadaadan aqoonin hadii kalena maxaad ku falaysaa luuqa fooosha xun ee gaaalada |
    nasteexo | Saturday, November 25, 2000 - 09:33 am yarka talada raboow talo waa tan ALLAH balse war hoo gacaloow horta ciyaal ruxii iska dhiga ayaa ah gabdha kaga shekeeysa musiganA uga sheekee muhiimada aad u wadid iyo in musig uu yahay waxaan meel lagu gaarin isku day inaad ka mashquulisid shekada musiga u sheeg inaad u haysi wax ka wanaag badan ogoow naag yaraan maleh ee way is doqondiidsiyaan kana fiirso hadalkaga ha u gafin dumarka, nasiib wacan. |
    MADCHICK | Sunday, November 26, 2000 - 01:02 pm Habarta aa Ciyaal ah |
    deeqo | Sunday, December 17, 2000 - 05:01 am NASteexo Xageed Joogtaa hadaladaada Nasteexo Aanraadinayey Bey iila Egyihiin Ma tahay NAsteexo.y.ciise fadlan ii soo Sheeg hadaad tahay Mahadsanid |
    SULDAN | Sunday, December 17, 2000 - 05:37 pm DUMARKA QARKAMID AH RAGA WAYKA MASKAX BADAN YIHIIN |
    Biibi | Tuesday, December 19, 2000 - 06:13 pm S/Aleekum: Thanks Suldan,wax dhihi lah adig tir.AbdiYare Aboowe adiga u tagaye u maleen gabar yar oo waqtiiged ku jirto marka raadso qof kula faca ah Dumran ha Cayin 5 Farto isku mid mah Ilaah Abuuraye ogow. Suu ku shegaye Suldan,Thanks again Suldan aboowe,"Shinbrbo Shinbirkiis ayuu la buuba la buub shinbirkaka.Hadii qalad u fahantay ka raali ahow walaalkiis. |
    Ayan | Wednesday, December 20, 2000 - 10:42 pm Lol suldan waa kumahadsan tahay inaad noo qirtay. Abdiyare dhib ilaahay makeenin, kaganbiso hadii arinta socon waysay. Dadka qaarkood ilbaxnimada wadamada cadanka waxay kaqateen kaliya sida style ka iyo music dhagaysashada, halayaabin. |
    Habooney | Sunday, December 24, 2000 - 06:51 pm Walaalayaal waad salaamantihiin dhamaantiin Aadan & Sultaan Alaa ya cisak Yaaqay U sheekbo Fiiri! Adiga Qof weyn maatahay, mise abdiyare waa uun iska magaca ,,,,,,Adiga ma u dhaqantaa sida qofka weyn?..haddii ay tahay haa hadda u fakaroo sida qofweyn oo ha dhihin "haweento ileen waa caruur?" :P,,,,Adiga ma hadal badantahay mise dadka hadalka yar ayaa tahay oo markaad la hadashid waxaa is dheheeysaa qofkani mahadlo miyaa haddii ay su'aashantahay Haa ,,,,,Halayaabin Gabadha markay kahadasho music waxay isleedahay Hadal aamusan yuu kaa dareemin oo converstation U fur,,,,Marka Aboowe waxaadan haween ku blame kareen ee bal isku tay waxaa soo sheekay , |
    DUQA | Tuesday, January 16, 2001 - 01:03 am CABDI-YARE NINKA TALADOONKA AH IYO DADKA U JAWAABAYABA!!!!!!!!! MARKA HORE HADII DIIN LADABAKHAYO WAXAAN DHIHI LAHAA INTAAN GABADHA SHEEKADEEDA LOO GUDBIN WAA IN ASALKA LAGA BILAABAA MAXAY TAHAY. DUMAR WAA CIYAAL! HAA KALMAD XAARAAN AH OO DIINTA LA DAGAALANTO ERAYADA XAQIRAADA AH. NABADGALYO. |
    ABSHIR | Saturday, January 27, 2001 - 05:41 am ABDIYARE, ARINTU MID KALIGAA AY HEYSATO MAAHA EE WAX RAGEENA HALKAN JOOGA OO DHAN AY KA DHAXEEYSO. ARINTU WAXAY U EEK TAHEY IN HABLUHU AY KA DANBEEYAAN MUSICADA REER GALBEEDKA IYO WIXII LAMIDA. NEXT TIME MID QARAAMIGA DHAGEYSATA RAADSO. |
    daalac | Monday, January 29, 2001 - 04:08 am naagaha waxay kamid yihiin ganacsiga ugu fiican naagaha hadii ciyaal iska dhigto waa lagadaa nacastaa labaraa waa lagu shaqeystaa ee dadka lama soo weydiiyo jaahil baatahay ee aamus naagta maskaxdaa laga qabsadaa musikada maskaxdey kaqabsatay sidaa oo kalaa maskaxda looga qabsadaa aabahaa iyo tii kudhashey was waryaa jaamac ninka dil arimaheygoo soo faragashtay yaah yaah waa kuma abdi yaraa haa haa naagaha waa ganacsigeena waaye ee ha kahadlin mardanbe hadii kale waan kuu dhameeynaa |
    daalac | Monday, January 29, 2001 - 04:13 am naagaha waxay kamid yihiin ganacsiga ugu fiican naagaha hadii ciyaal iska dhigto waa lagadaa nacastaa labaraa waa lagu shaqeystaa ee dadka lama soo weydiiyo jaahil baatahay ee aamus naagta maskaxdaa laga qabsadaa musikada maskaxdey kaqabsatay sidaa oo kalaa maskaxda looga qabsadaa aabahaa iyo tii kudhashey was waryaa jaamac ninka dil arimaheygoo soo faragashtay yaah yaah waa kuma abdi yaraa haa haa naagaha waa ganacsigeena waaye ee ha kahadlin mardanbe hadii kale waan kuu dhameeynaa |
    haboon | Monday, January 29, 2001 - 04:32 pm Walaal waxaad tahay ciyaal kale hadaad gabar is jecleedin adaa xumaanta kakeen saday ilaayn waaba ciyaal. ciyaalkana waalasaasaba laakiin waad is ceebaaysay. |
    nicko jr | Wednesday, February 07, 2001 - 05:05 am gabadha hadii ay caruur iska dhigeysa aiga waxaas ha eegin ee iska was iyada . |