We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, November 23, 2000 - 02:45 am Waxaan wiil dhalinyaro ah oo isku week jeclaaday laba gabdhood. labada gabdhoodna waa somali wayna quruxbadanyihiin, marka midaan doortaan garan waayey ee ila taliya.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, December 01, 2000 - 04:25 am Saeed walaalo waxaad tahay typical nin anyway waxaan ku odhan lahaa labada ta dabeecada wacan raac.Waxaad tidhi way qurux badan yihiin labaduba markaa waxa loogu qaatay in aad mid ahaan si dagdag ah u daysid oo aad mid un ku adkaysatid, intanay sheekadu kula fogaan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, December 01, 2000 - 04:41 am TO SACEED, WALLALO IF YOU REALY WANT MY ADVICE I WOULD HAVE ADVICE YOU TO KEEP SEING BOTH OF THEM AND ALSO TRY TO GET TWO OTHER GIRLS, THEN YOU SHOULD MARRY THEM COZ IN DENN A MAN IS ALLOWED TO MARRY FOUR WIFE SO AWAY TO GO BRO.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, December 02, 2000 - 06:55 am TO:SAEED DHABAHAANTII TANKU HEYSATA HOREYIIGUSOO DHACDAY HADA SE WAAN KABADBAADEY MARKA WAXAAN KUGLA TALIN LAHAA inaad lasheekey sato labadaba adiga oon eegeynin qurux WAAYO HADII EY QURUXDA ISAGA MIDKA YIHIIN DABEECADA ISAGA MID MA AHA .
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, December 05, 2000 - 04:10 am saeed walaal anigaba waxaan jeclahay labagabar sidaada oo kale waana iskumid dhinac walba xaga quruxda xaga dabeecada laakiin mida kale waxaa layaab ah iskusi aan ujeclahay asxaabta maxaan sameeyaa dhamaantiin please email me this ,,,,cadnaan10@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, December 05, 2000 - 04:42 am WALAAL WAXAAN KU ODHAN LAHAA I MISA WADNE AYAAD LEEDAHEY SIDEE BAAD LABA GABDHOOD U WADA JECLAAN KARTAA. HADABA WAXAAN U MALEYN NIN WEYN AYAAD TAHEY EE WAXAA HEY ISKUGU SHEEKEYN, MARKAA WAXAAN KU ODHAN LAHAA LABADA HABLOOD MID UUN BAAD AAD U JECESHAHEY TII AAD, AAD U JECESHAHEY RAAC.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, December 06, 2000 - 12:09 pm walaal horta ma ogtahay quruxdu lama qiimeeyo ee waxa la qiimeeyaa qofka aqoontiisa iyo degenaanteeda iyo sida ay diinta ku tahay ee lama qiimeeyo quruxda markaa walaal miisaan labadaba markaa tii kula fiicnaata guurso adigoon ka tagaynin dhaqanka iyo aadaabta islaamka ta kale miyaadan ogayn soomaalidu inay tidhaahdo qalbigu laba ruux ma wad qaado
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 17, 2000 - 04:22 pm saeed waxaan kugula talin lahaa inaad labadabo lasocoto intaad kala ogaanayso qofta adiga dhab kuu jecel hada waxaad noo sheegtay adiga inaad labadaba jeceshehay,marka hadaad hada mid iska doorato oo aysan kujeclayn baxar ahaa fajacnaa,iyo waji xumo aa meesha kala hoyani.tii kalana waji kuma lihid marka ka fiirso sidaas iyo nabadgelyo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 17, 2000 - 06:37 pm beenta dhaaf labo lama wada jeclaadee!!!!! yaad mooday inaad u sheekaynaysid!!!!!! labo wadne haddaad leedahay ma sheegin,mana aha mid dhacda taasi waana impossible!!! hawo been ah ayaad ku jirtaa ee wax kale keen!!1 labo aan wada jeclaaday!!!!!!!yaab..
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, December 18, 2000 - 12:53 am man ma kulayaabni waayo anigu waxa aan mar jeclaadey laba gabdhood oo walaala ah aad ayeyna iigu adkaatey sidii aan mid u dooran lahaa xataa haddii aan ku iraah walaashaa ayaan jeclahey waxaaba dhili laheyd inaan mida kale xataa waayo waxaan ku dhihi lahaa isku dey inaad mid fadiisha u gaabisid.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, December 20, 2000 - 06:13 am Thanks Amuun sis si fican ayad u hadshaye. Saeed aboowe Amuun seey tir lee waye. labo ruux ma wada jeclaan karti mid toor wax um beey ku kal duwan yihiin ma noqan karaan isku mid.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, December 20, 2000 - 05:53 pm S/Caleekum kuligiinba.Saeed walaal waxaan kuleeyahay malagayaaba inaykugu dhacdo waxbeel waayo waxaanu kumaahmaahnay inay waxbadso waxbeel leedahay markaa intaad talo raadineysid yeykudhaafin labadaba naftana been ha usheegin laba qalbi wax layidhaa majiraane garabkaaga bro.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 12, 2001 - 06:06 am To saeed Aniga ila soo xiriir, Aniga ayaa talo ku hayo okey
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 22, 2001 - 03:58 pm TO Idman mahadsanid marka hore, walaal ii dhaaf emailkaga si aan kula xiriiro, Highly appreciated your cooperation
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 17, 2001 - 02:11 am sa'eed waan ku salaamay adiga iyo asxaabta kale saaxiib talada an ku siinayo waxa ay tahay . aniga ayey mar hore i qabsatay arintaada oo kal marka waxa aan ku dhihi symtameskaas waxa iska leh doobnimada oo aniga ayaa markii aan doobka ahaa waxa aan jecklaan jiray 3 gabdhood iyo wax ka badan marka saaxiib qooq ayaa ku haaye iska guurso hana u qaadan in aan iska cayaaarayo bye
|