Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Feb. 16, 2001): MAXAAN KA YEELAA BALWAD
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 23, 2000 - 11:27 pm
Asaalamu Caleykum
Maxaan ka yeelaa nin balwad leh,iima uu qarin wuxuu yiri waan dhaafi laakiin ani iyo dhalada
Dhalada ayaa macaan oona fiican.

So Please talo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, November 24, 2000 - 07:53 am
Taas maa talo u baahan, talada runta ah waxaa ku siin doonta dhibaatada dhaladu keento, haddeysanba sababin inay dunida kaa kaxeyso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

afiir deere

Thursday, December 21, 2000 - 01:14 am
war nin yahow soomaaliyet haadaa kulo daliyo
balwo soomaalida waxay diraa way xuntahay
laakiin qamro,xashiish,sigaar,iyo macsida
waaba waxan ka helo habeen iyo maali waxaas
waaba cunda deeyda