    ABDIRAHIIM | Sunday, November 26, 2000 - 12:37 am waxaan layaabanahay arintaan; gabar ayaan wada soconaa labo sano haddii aan guur ku soo qaado waxay tiraahdaa ha i waydiin saacadaan, haddii aan ka tagana way isoo raadinaysaa,marka waxaan ka shakiyey in laqabo oo ay iga qarinayso. hadaba soomaaliyeey tallo--tallo |
    ALI CILMI A | Sunday, December 10, 2000 - 06:00 pm WAAR WAXAAD ARAGTAY ARIN WAYNE WAA RUN EE QOFKA MAXAA KA SIYA ... MIDSE AAN KU WAYDIIYEE RUUXU DIINTAY HAYSATAA.. LAAKIIN TU KALE AAN KU IDHAAHDEE HAWLUHU SOW CAADI MAAHOO KULAMA SEEXATO , HADII AY SIDAA TAHAY TAA MAR DANBE GUUR HA WAYDIIN .. EE KU MEELGAADH .. WAXAAN UMALAYNAYAA ADIGA QUDHAADAAN HAGAAGSANAYN |
    samawadda | Sunday, December 10, 2000 - 10:34 pm ku:ALI CILMI marka hore waad salaaman tahay salaan kadib wiilku taluu ku waydiiyaye hadaanad talo hayn maad iska aamusnaatid mida kale halka aad tidhi ku meel gaadh waligaa laguma fikiro in aad qof walalkaa ah sirto hadalna inta uu afkaaga ku jiruu amaano yahay hadaan lahadlo ABDIRAHIM walaal waxan u malaynayaa in aanay gabadhu waxba kaa qarinayn laakiin aanay wakhtigan guur diyaar u ahayn.balse mid aan ku waydiiyee iyada ma waydiisay waxay ku diidayso. |
    Falxad | Sunday, December 10, 2000 - 11:01 pm Ali Elmi waxaad u hadashy sida xayawaanka khaasatan sida ariga ood tiri macaa, macaa haddana macaac. Abdirahiim arrinta meel kaliya ha ka fiirin. Waxaa laga yaabaa gabadha inay haysato sabab ay uga leex leexaneyso guurkaada, laga yaabaa inay kuu aragto sac gusle. Marka tan ugu wanaagsan waa inaad iyada si toos ah u weydiisid maxay guurka uga wareegsehee. Mahadsanidiin |
    Abdirahiim | Sunday, December 17, 2000 - 03:51 pm TO falxad; haddaad talo ku waydiyey xaq miyaa in aad i caaysid. sac gusle waxaan maqli jiray 25 years ago . waxaad i xusuusisay so ceeb ceeb calayk. |
    Jeego | Monday, December 18, 2000 - 01:06 am Macalinka gabadhaan waan taan raadinayey fadlan ii sheeg xaggee laga helaa? Adigana mid guur kaliya rabtaan Kuu keeni ka waran ? hashiis maku tahay? lol........ |
    Abdimalik Abu | Monday, December 18, 2000 - 12:15 pm walaal waxaan ku weydinayaa gabadha maweydisay waxyaalah ee ku diiday guurka mise wexee doneysaa iney kularaaxesato oo qurah. inkastoo rayi ahaanteyda ee sansuralgal aheen arintaan. |
    abaabe | Tuesday, December 19, 2000 - 05:34 pm Abaabbe speaking from experience Lucky Dude Why don't U try the other way around. Kiss her, cuddle her, give her a foreplay and U will probably find her saying yes before you ask for it. However if she says no for an answer. Abuse her. Call her God damned lesbian smart arse and before U finish the sentence, she is very likely to become a loose cannon. Calling U names and telling U everything she intends without knowing it. From there U can decide what to do with her. Playing nice guy wouldn't get U far enough to locate your future wife and possibly mother of your children. Incase that young lady or any one else feels offended I extend my apology to them. Call me a Casanova if U will but it works sometimes and it works well. |
    cabdiraxiim | Wednesday, December 20, 2000 - 09:42 pm TO:Abaabe qofka haddii aan talo u haysid u sheeg.ha igu qasbin xaaraan in aan sameeyo haddii ay adiga normal kula tahay, wax xun bay ila tahay . raalina iga noqo abaaaaaba By cabdiraxiim |
    samawada | Wednesday, December 20, 2000 - 11:19 pm Ku: abdirahiim walaal salaan ka dib maxaad suaashaydii uga jawaabi wayday miyaanad talo doon ahayn. waagabar walaashaa ah. |
    BAAZ | Sunday, December 24, 2000 - 12:04 pm walaal talo doon waxaan ku oran lahaa maxaad u odhan wayday aduunyadu waa riyee aan wada raaxay sanee muusiga reemaaya iyo heesaha raabka ah kutumo WAA HADII AY SIDA WANAAGSAN DIIIIIIIIIIDAY |
    NaDiy@ | Sunday, December 24, 2000 - 02:16 pm Salaan Aqyaarta I know this is only guys, and the question is baout girl so I thought I can help since it's advise I'll try if I can help at anyway. Aboowe ma jeceshahay gabadha iyadana maku jeceshahay haddii ay su'aasha Haa tahay, Waxa kaliya oo aad sameeyn kartaa waa in aad U taktaa iyada oo tiraahdaa abaayo waxaa isla soconay intaas oo yeer (hadba inta ay kula socoto)kuna dheh maxaa ka qabtaa haddii aan is guursano since we love eachother, haddii ay war kuu keento ay ku dhahdo ready uma ahi ku dheh koorma ayaad ready noqonaysaa haddii ay ku dhahdo ma umalaynayo markaan iyo markale ,,,,,,> ISKA ILOOW,,,,KUMA RABTO IN AY KULAHAYSATO NOLOL ADIGA ,,,> SO DON'T WASTE YOUR TIME BRO,,,,,,,,U GOT NO CHANCE WITH HER.,,,,,,,,ANIGA SAAS AYAAN KU DHIHILAHAA OO TALADEYDA AY TAHAY WAYTII OO ARAG JAWAABTEEDA HADDII AY KU QANCISO WELL CONGRATULATION! HADDII AYSAN KU QANCINA OO AY KUTIRAAHDO MAYA ,,,,,,,,. ABOOWE ,,,,,,,,,THERE ARE PLENTY FISH IN THE SEA SO GET YOURSELF GIRL. THANK YOU WISH YOU ALL RAMADAAN KARIIM AND HAPPY EID |
    Cabdiraxiim | Monday, December 25, 2000 - 01:34 am to: Nadiyo Taladaada waxaa ku helay fusad fiican Thanks waxaa sameeyey waan ka daayey isu soo dhawaanshihii waan bilaabay shaqo kale marka haddii laba shaqo aan ka shaqeeyo fursad uma haayo. waxay u qaadatayin aan same body else aan la socdo ,way ii timid ayadoo goaan diyaar la ah so we will be maraige next month. thank you very much. |